Home » 12:24 pm Entries posted on “December, 2017”

TALO, IYO TUSAALOOYIN :Qalinkii: Idiris Muxammad Muxammuud ( Idiris Tooxyare.)

Waan ku faraxsanahay guusha, iyo horumarka siyaasadeed ee uu waddankeennu (soomaalilaan) gaadhay waa mid uu innoo horseeday yagleelahii, iyo aabbahii jamhuurayada soomaalilaan Cabdiraxmaan Axmed Cali (Tuur) AHU Iyo madaxwaynayaashii kale oo si qurux, iyo qabayn leh u sii sameeyay hanaanka cod bixinta doorashada ee qof waliba dooran karo qofka uu rabo eyada oo aanay cidna […]

Posted in Features | Read More »

Golaha Wakiiladda oo Dib Ugu Celiyey Madaxweyne Siilaanyo Sadex Xeer oo uu Golaha Wakiiladda ku Soo Celiyey DAAWO

Hargaysa 03. December 2017 (SDN/QJ):-Mudanayaasha golaha wakiialda JSL ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey seddex xeer oo uu ku soo celiyey madaxweynaha xilka ka sii dagaya Md: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashax C.raxmaan Cirro oo Socdaal ugu Kicitimay Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya!!

Hargaysa 03. December 2017 (SDN/QJ):-Murashixii madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa safar ugu baxay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya. Cabdiraxmaan-cirro oo tan iyo markii ay doorashada madaxtooyadu qabsoontay, laguna dhawaaqay inuu doorashada ku guulaystay murashixii KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ku sugnaa Hargeysa ayaa doraad safar ugu baxay dalka Kenya. Safarka Cirro oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Oo Digniin Adag Ka Soo Saartay Dhallinyaro Faashash Ku Hubaysan Oo Habeenkii Dhac & Boob Ka Geysta Xaafadaha Hargeysa

Hargaysa 03. December 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland, ayaa digniin adag ka soo saartay Dhallinyaro habeenkii koox-koox iyagoo u socda Waxyeeleeya Dadka Maatida ah, sida Dumarka isla-markaana ka qaata wixii hanti ah ee ay markaan sitaan. Dhallinyarada oo Magaalooyinka Hargeysa ka mid tahay ka sameeya Falal budhcad-nimo, iyagoo Faashash iyo budhadh u adeegsada Dadka ay baadhanayaan, ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

” Waar waa Maxay Jinkan xariifka ahi” Kaftan Fariimeed madaxweynaha cusub – yaan deyn lagaaga tegin Iyo Jamaal Cali Xuseen

Hargaysa 03. December 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu kula-taliyay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi inuu Cadaalada xoogga Saaro, isla markaana aanu la wareegin wax dayn ah oo xukuumaddii hore ka tagtay. Sidaa waxa lagu sheegy qoraal uu ku saxeexan-yahay Jamaal Cali Xuseen oo ay heshay Shabakada Qurbejoog.com, waxaanu u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Muuse Biixi Wax Uu Igu Yidhi Khaladaad Fara-Badan Oo Aan Sameeyay Wakhtigii Cabdiraxmaan Tuur Maanta Hadaan Garanayo Maan Sameeyeen’’ Aadan Dhoola Yare DAAWO

Hargaysa 02. December 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Aadan Dhoola-yare oo ka tirsan Xisbig Mucaaridka ah ee waddani ayaa sheegay in ay la shaqeenayaan Xukumadda Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, Halkan geesta kale uu ka hadlay aqoonta uu Madaxwayne Muuse u leeyahay waxaanu sheegayn mar ay isku galaas ahaayeen muuse uu ugu sheekeeyay khalaad farabadan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Ka Guuray Dhismaha Madaxtooyadda Somaliland Xili aanu Xilka Wareejin DAAWO

Hargaysa 02. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Talada ka sii degaya Dhawrka Cisho ee u danbeeya Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Ka Guuray Dhismaha Qasriga Madaxtooyadda Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Biixi: Ma Waxa uu Dooran doonaa inuu soo Dhiso Xukuumad kooban oo Abaal Guda Mise Wuxuu eegi doonaa Danta Guud ee Qaranka?

Hargaysa 02. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku jira maalmihii u dambeeyay ee diyaar garowga dhismaha xukuumadiisa iyo la wareegidda xilka qaranka. Md. Biixi, wuxuu balan qaaday inuu soo dhisi doono xukuumad kooban oo ay hagi doonaan wasiiro iyo masuuliyiin kale oo leh xirfad, si ay u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »