Home » 4:38 pm Entries posted on “December, 2017”

”Doorashadii Madaxtooyo ee Somaliland Waxay soo Jiidatay Indhaha Dawlado Shisheeye oo si Dhow ula Socday” Madaxii Goob Joogayaashii Caalamiga ahaa

Nairobi 04. December 2017 (SDN/QJ):-Dawlado badan oo reer galbeed ah ayaa la sheegay inay indhaha ku hayeen doorashadii madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ee qabsoontay November 13. Michael Walls oo ah madaxa kormeerayaashii caalamiga ahaa oo u waramay wargeyska The East African ee ka soo baxa magaalada Nayrobi ee dalka Kenya, ayaa sheegay inuu doorashadan u dambaysay ku arkay diblomaasiyiin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Warbixin Laga Qoray Madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo Rejooyinka Shacabku ka Qabaan!!

Hargaysa 04. December 2017 (SDN/QJ):-“Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee uu jagada Madaxweynaha ku guulaystay Mudane Muuse Biixi waxay ahayd mid muhiim u ah dadka reer Somaliland, ujeeddaduna may ahayn oo keliya doorasho madaxweyne, balse waxay tahay in mar kale si dimuqraadiya la isugu wareejinayo hoggaaminta dalka Somaliland ay u noqonayso astaan muujinaysa biseyl iyo deggannaansho siyaasadeed.” […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Wakiiladda Somaliland oo Laba Dalooloow Sadex Dib ugu Celiyey Madaxweyne Siilaanyo Sadex Xeer oo uu Golahooda Dib ugu Soo Celiyey Kadib Wax ka bedel uu ku sameeyay iyo Dhaqangalka Xeerarkaas oo la Sugayo DAAWO

Hargaysa 04. December 2017 (SDN/QJ):-Golaha Wakiiladu Wuxuu ansixiyay Xeerka Booliiska oo wax wayn ka tari doona in la helo Booliis shacabka ilaaliya. Cod dhan 2/3 ah ayay ku ansixiyeen si ay u buriyaan go’aan ay madaxtooyadu 2014 ay xeerka kaga saartay qodobadii shacabka ilaalinayay. Waxaa Kale oo ka mid ah Xeerarka ay Goluhu meelmariyeen kuna […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland oo Kulan Wada qaatay & Arrimaha ay ka Wada hadleen DAAWO

Hargaysa 04. December 2017 (SDN/QJ):-Cali Khaliif Gallaydh madaxweynaha khaatumo ayaa faah-faahin ka bixiyay kulammo uu la yeeshay madaxweynaha la doortay ee somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo hogaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka. Cali Khaliif oo la hadlay warbaahinta wuxuu sheegay in kulamadaasi ay ku saabsanaayeen heshiiskii labada dhinac ee Somaliland iyo Khaatumo dhowaan ku kala saxiixdeen magaalada Caynabo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Geeddi-Socodka Hannaanka Somaaliland,Xaggee Hayaanku Foolka Ku Hayaa? Qalinkii Xassan Cumar Hoorri

Qaybta 1aad: Somaaliland oo Afrika U dhigtay Tubta Dimuqraadiyadda (Milgaha Doorashadii 13kii November) Hargaysa 03. December 2017 (SDN/QJ):-Si Afrika uga dheegato tubta dimuqraadiyadda iyo hannaanka xisbiyada badan, Somaaliland, mar kale, waxaa ay cashar qaayo badan u laqintay Afrika iyo guud ahaan dunida. Casharka oo ku baxay tiraabta afaf badan waxaa uu ku astaysnaa qabsoomada doorashada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Wakhtigeedu Gabaabsiga Ku Jiro oo Xilalkii ka Xayuubisay Sadex ka Mid ah Mas’uuliyiin ka Soo Jeeda Gobolka Awdal & Bedelkoodii ay Shaqada la Wareegeen DAAWO

Boorama 03. December 2017 (SDN/QJ):-Wararka naaga soo gaadhaya magaalada boorama ayaa sheegay in xilka xayuubin lagu sameeyay masuuliyiin xilal ka hayay xukuumada,Masuuliyiin ayaa lagu soo eedeyay musuq maasuq iyo waxa is daba mariin.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo 48 Sano ka Dib laga Bilaabay Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda & Tirada Shahaado la Siiyey

Muqdisho 03. December 2017 (SDN/QJ):-Guddiga Doorashada Madaxa-bannaan ee doorashooyinka Federaalka Soomaaliya, ayaa Axaddii Maanta bilaabay diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadeed markii ugu horraysay muddo 48 sano ah, waxaanay ka dambaysay markii sannadkii hore uu Baarlamaanku ansixiyey Sharciga furashada Xibsiyada. Munaasibad Maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay Shahaadooyin Aqoonsi ku guddoonsiiyeen Guddiga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hogaamintii Lee Kuan Yen ee Singapore iyo Kelmadihii uu Ku Galay Ololihiisii Doorasho iyo Isbedelka ku dhacay dalkaasi DAAWO

Singapore 03. December 2017 (SDN/QJ):-Hoggaamintii Lee Kuan Yew.. Nin qudhi waxbu badali kara. Maalintii ay Singapore dawladda gaarka noqotay ee dibadda laga dhigay Malaysia isagoo ooyaya kalmad ayuu yidhi rumawday. “ Singapore way is bixin doonta”.. Caalamka saddexaad intuu ka soo qaaday ayuu caalamka koobaad keenay.. Wuxuu olaha ku galay la dagaalanka musuq maasuqa, sannadkii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha La Doortay ee Somaliland oo Qaabilay Xubno Ka Socda Baarlamaanka Midowga Yurub oo u Dhaq Dhaqaaqa Aqoonsi raadinta Somaliland SAWIRO

Hargaysa 03. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee dhawaan shacabka reer Somaliland doortay Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay wefti ka socda Baarlamaanka Midowga Yurub,  kuwaas oo si xoog leh ugu dhaqdhaqaaqa qaddiyadda gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland iyo sidii ay ictiraaf rasmi ah uga heli lahayd beesha caalamka. Weftigan oo ka kooban xubno ka ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Muuse Biixi Waxaa Uu Dhaxlayaa Musuq-Maasuq, Qabyaalad, Sixir Barar, Dhul Boob Iyo Cadaalad Darro” Xildhibaan Dheeg DAAWO

Hargaysa 03. December 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin “Dheeg” oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa uu ka hadlay waxyaabaha uu Madaxwaynaha Cusubi ka Dhaxlayo Xukumadda xilka wareejinaysa waxaanu sheegay in ay labada Xukumaddood kala dhexlayaan arrimahan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »