Home » 3:56 pm
Entries posted on “December, 2017”
Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha talada wareejinaya toddobaadkan Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu madaxweynaha la doortay ku wareejiyo dayn laxaad leh oo la sheegay inaan la filayn. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo la xidhiidha xadiga daynta uu madaxweynaha hore iyo xukuumadiisu ku wareejin doonaan madaxweynaha la doortay iyo xukuumadiisa, haddana […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta Xadhiga ka jaray Maktabada qaranka ee Siilaanyo National Library taas oo laga hirgaliyey Caasimadda Hargaysa.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiiru-dawlaha Wasaarada Ganacsiga Iyo Maal-gashiga Caalamiga Ah Ee Somaliland Maxamuud Jaamac Warsame Ayaa Faahfaahin Ka Bixiyey Carwo Ganacsiyeed Isaga Iyo Wafti Ganacsato Ahi Ay Kaga Qayb-galeen Dalka Jabuuti.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Xarunta SAHAN ee lagu Daweeyo, laguna daryeelo Dadka Qaba Xanuunnada Dhimirka ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa Khamiistii lagu qabtay Munaasibad loo sameeyay Arday inta halkaa lagu daweeyay la baray Xirfadda Dawaarka, si marka ay Bulshada dib ugu noqdaan ku shaqeystaan. Munaasibadda Qalin-jabinta oo ay barbar socotay Dhismayaal cusub oo xarunta SAHAN […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Doorashadii Madaxtooyada JSL ee qabsoonta November 13, 2017 waxa ay ka dhacday Lixda Gobol ee JSL ka koobantahay. Tirada Goobaha codbixintu waxa ay dhamaayeen 1642 Goobood Goobaha Codadkoodii la tirtiray waa 5 Goobood(Lo’ka Arroor, Illinta Dhexe, Isgoyska Sheekh Madar,Qori-Lugud A-2 iyo Qori-Lugud B-2) Goobaha aan laga codeyn waa 1 Goob(968-1 Dheriyo) Goobaha ayna Doorashadu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Go’aanka uu Madaxweynaha Maraykanku ku sheegay in Magaalada Quddus ee uu ku yaallo Masjidka Baraysan ee Al-aqsa tahay Caasimadda Dawladda Yuhuudda ee Isreal. Sheekha Waxa uu ka hadlay Taariikhda Quddus iyo Masaajidka barakaysan ee Al-aqsa, ayaa sheegay inay wanaagsan tahay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Prof. Cali Khaliiif Galaydh, ayaa ka xog-waramay kulan uu laba jeer oo kala duwan la qaatay Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi. “Awood-qeybsigu ha noqdo xukuumadda amma Baarlamaanka amma Golaha Guurtida amma civil service-ka (shaqaalaha dawladda), caddaaladda iyo ciidammada, annagu waxaan qabnaa intuba inay noqoto wax caddaalad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Shamis Abuukar ayaa ku dhalatay deegaan xeebeedka Conqor oo dhanka bari kaga beegan Magaalada Berbera sanadkii 1935, Waxanay kusoo kortay Magaalada Berbera sanadihii hore nolosheeda waxaanay Fanka ku soo biirtay taariikhdu markey aheyd 1952kii oo markii ugu horeysay codkeeda laga maqlay Radio Hargeysa. Xilligii ay Guduudo Carwo billowday in ay heesto, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. December 2017 (SDN/QJ):-Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Siciid Saleebaan Mirre oo Kulan warbaahineed galabta ku qabtay xafiiskiisa ayaa shaaca ka qaaday in Cidkasta oo hantida qaranka iibsatay wixii ka danbeeyay 13-kii bishii November ee aynu soo dhaafnay ay tahay Sharci daro iyo xatooyo qaran. Hanti dhawraha Guud ee Qaranku Waxaa kale oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. December 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa todobadii sano ee uu dalka maamulaayay madaxweyne Axmed Siilaanyo ku tilmaamay kuwo dalka wax badan ka qaloociyay, waxaanu u soo jeediyay madaxweynaha la doortay Muuse Biixi inuu xooga saaro toosinta waxii qaloocday iyo soo xulashada dawlad kooban oo aan dhan ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »