Home » 1:14 pm Entries posted on “December, 2017”

Wargeys Norway Ka Soo Baxa Oo Soo Bandhigay Masuul La Filayo In Madaxweyne Muuse Biixi U Magacaabo Wasiirka Baatroolka Iyo Macdanta

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Wargeyska Nettavisen ee ka soo baxa dalka Norway, ayaa baahiyay nin la filayo inuu Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u magacaabo wasiirka macdanta iyo khayraadka dabiiciga. Wargeysku, isagoo soo xiganaya xoggo muhiim ah oo uu helay wuxuu sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, la filayo inuu wasiirka macdanta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargaysa:Komishanka Maamul-wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa Oo Sheegay In 10 Wasaaradood Oo Ay Baadheen Ku Ogaadeen Musuqmaasuq DAAWO

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Komishanka Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay inay baadhitaan ku sameeyeen 10 ka mid ah 27 Wasaaradood oo ka mid ah Wasaaradaha qaranka. Guddoomiyaha Komishanka Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa Mr. Axmed Jaamac Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magaalada Hargeysa maanta, wuxuu sheegay in 10ka wasaaradood ee ay baadheen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaa ka Jira in Xarunta Madaxtooyadda Loo Diiday Xubno ka Mid ah Golaha Wasiiradda & Heerka ay marayso qabanqaabada Xaflada Xilwareejinta Labada Madaxweyne ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Qasriga Madaxtooyadda Somaliland ee hargaysa ka socda Diyaar garow xoogan oo ku wajahan Xaflada qabanqaabada Xilwareejinta labada Madaxweyne ee Somaliland oo ku astaysan inay dhacdo maalinta arbacada ee taariikhdu tahay 13-ka bishan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mashruuc lagu macaaneynayo biyaha badda, Milixna lagaga soo saarayo, oo laga hirgaliyey deegaanka Xeedho ee galbeedka gobolka Saaxil DAAWO

Berbera 10. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Iyo Saraakiil ka socota Hay’adda FOA ayaa Kormeer Waxay ku Soo mareen Mashruuc bilihii ugu danbeeyay ka socday Deegaanka Xeedho ee dhinaca Galbeed ee Gobolkaasi.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo Ka Hadlay Tacadiyo ka Dhan ah Saxaafadda oo lagula Kacay Qaar ka Mid ah Suxufiyiinta Dalka DAAWO

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja maxamuud cabdi jamaac xuuto ayaa ka hadlay suxufiyiin sifo sharci daro ah ugu xidhan qaar ka mid ah maayiirada dalka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Warqad uu Gacantiisa ku qoray Madaxweynihii Hore ee Dalka Yemen Ka Hor Daqiiqadihii Dhimashadiisa oo Soo Bandhigtay asaraarka ku duugan Dilkiisa!!

“Filashadeydu waxaa ay la jirtaa Carruurteyda, iyo Dadkeyga, waana in aysan isu dhiibin Malleeshiyada Dambiilayasha ah (Xuutiyiinta)” Cali Cabdale Saalax Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Warbaahinta Al-Carabiya ayaa baahisay Warqad Gacan qoraal ah oo uu qoray Cali Cabdallah Saalax maalin ka hor inta uusan ku dhiman dagaalkii uu kula jiray Xuutiyiinta Dalka Yemen. Warqaddan ayuu Cali Cabdallah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shirkii Wasiirrada Arrimaha Dibedda Jaamacadda Carabta oo Lagaga Hadlay Xaaladda Qudus

Qaahira 10. December 2017 (SDN/QJ):-Shirka Wasiirradda Arrimaha dibadda dalalka ku jira Jaamacadda Carabta ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar. Shirkan oo ahaa mid diiradda lagu saaray xaaladda magaalada Qudus iyo sidoo kale go’aankii madaxweyne Trump, waxaa ay sheegeen wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalka Jaamacadda Carabta in ay tahay wax aan la aqbali […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wariye Jimcaale Dayib Cali oo Maalintii 5-aad Maxkamad La,aan ugu Xidhan iyo Maayarka Gabiley ka hor istaagay in lagu soo Booqdo Xabsiga

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Wariye Jimcaale Dayib Cali oo ka mid ah Bahda Warbaahinta Somaliland ayaa Maalintii 5-aad Sifo Sharci Darro ugu Xidhan Xabsi wayn ee Magaalada Gabiley, iyada oo aan wali la Horgaynin wax Maxkamad ah. Wariyaha ayaa u Xidhan Dacwad Tuhun ah oo uu Ku soo Oogay Maayarka Gabiley kaasi oo illaa hadda ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waddanka Sharci Ayaanu Ku Soo Dejinaynaa Isha allaahu Tacaalaa Oo Axmed Siillaanyo Nin Macaan Ayuu Ahaaye, Hadda Qadhaadhkii Ayuunu Bilaabaynaa,Maktabadii Qarankana Waa Dhisaynaa” Eng. Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Khudbad ka jeediyey rugta akhriska buugaagta ee qaran taasoo loogu magacdaray madaxweynaha (Silaanyo National Labrary) ayaa ka hadlay ahmiyada xaruntani u leedahay dalka iyo dadka. Gudoomiye Faysal ayaa khudbadiisa waxaa laga dhadhansanayaa Sidii uu hogaaminta qaranka uu hayo waxaanu xusay inay dhisi doonaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waa Boqol Yuhuudiye–Rag baa Biilinaayo–Bayda Ugaraaceeno–Barqo Laguma Gaadheen’’ Heestii Yuhuuda Lagula Dagaalamayay DAAWO

Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Arbacadii ina dhaaftay ayaa Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ku dhawaaqay in uu magaalada Qudus si rasmi ah ugu aqoonsaday caasimadda dawladda Israa’iil, isla markaana waxa uu wasaaraddiisa arrimaha dibadda faray in ay bilowdo hawlaha raritaanka safaaradda Maraykanka ee Tel Aviv loogu rarayo magaalada Qudus. Israaiil ma boobeen Bari dhexe intuu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »