Home » 1:15 pm Entries posted on “December, 2017”

“Anagu Dooni Mayno Somaliland Aanu Marti Ku Nahay,Waxaanu Doonaynaa Somaliland La Wada Leeyahay”..Cali Khaliif DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Cali Khaliif Galaydh ayaa khudbad uu magaalada Hargeysa ka jeediyey madal lagu soo casuumay waxa uu shaaciyay in aanu rabin Somaliland uu marti ku yahay ee uu ujeedadiisu tahay hirgalinta somaliland la wada leeyahay,sidoo kaelna waxa uu ka hadlay taariikh hore iyo heshiiskii Somaliland iyo kooxda Khaatumo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wajaale: Wefti uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku xigeenka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Maanta Somaliland Lagu Soo dhaweeyay Kuwaas oo Ka Qayb galaya Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Somaliland DAAWO

Tog Wajaale 12. December 2017 (SDN/QJ):-Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madax Weyne Ku Xigeenka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Maanta si diiran waxaa loogu soo dhaweeyay Magaalo Xudduudeedka u dhaxaysa Somaliland Iyo Itoobiya ee Tog Wajaale.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

TALO IYO TUSAALOOYIN Qalinkii Idiris Muxammad Muxammuud ( Idiris Tooxyare) Qaybtii 2aad

Qubulteenna ayaa wadda-jirta, se caaddifadeenna ayaa kala duwan. Markii aynnu ololaha ku jirnay is maynaan arkii karayn, se markii uu dhammaday gacmaha ayaynu is qabsanay sidii innoo caddada ahayd. Eyadda oo aynnu ku kala taageersanayn reernimo, iyo is gaashaan buuraysinimo wayn waliba caaddifad, iyo nin jeclaysinimo ay ku jirto. Waxaa is marin waa ka jiray […]

Posted in Features | Read More »

‘’Maraykanku Dhex kama aha qadiyadda Dalalka Carbeed, Qaramada Midoobayna Waa Qawsaar’’ Xisbiga Waddani  DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay Mawqifkiisa ku wajahan qadiyadda Qudus ee maraykanku uu dhawaan shaaciyey inuu u aqoonsan yahay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaar ka Mid ah Beelaha Gobolka Togdheer Oo Digniin U Dirtay Badhasaabka Gobolka Togdheer DAAWO

Burco 12. December 2017 (SDN/QJ):-Mid Kamida Beelaha Gobolka Togdheer Ayaa Digniin U Dirtay Badhasaabka Gobolka Togdheer, Iyaga oo ka cabanaaya Badhasaabka gobolkaasi, siday ku sheegeen shir jaraa’id ay ku qabteen Burco.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Magaalada Hargeysa Oo Ay Soo Food Saartay Dhaxantii Ugu Qaboobayd DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Magaalada Hargeysa  Ayay Soo Food Saartay Dhaxantii Ugu Qaboobayd, iyada oo baaqyo kala duwan loo diray madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xukumada uu soo dhisi doono .

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muqdisho: Weriye Ka Tirsanaa Telefiishanka KALSAN Oo Qarax Lagu Dilay

Muqdisho 12. December 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariistee Weriye ayaa  Galinkii dambe shalay lagu dilay Magaalada Muqdisho. Wariyahan oo ka tirsanaaa Telefishinka Kalsan ayaa galabnimadii Shalay  lagu dilay Qarax loogu xidhay gaadhigiisa degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir. Maxamed Ibraahim Gaaboow ayaa lagu dilay miino nooca Gaadiidka lagu xidho ah oo loogu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Daraasad ayaan ka samaynaynaa sababaha Xisbiga Waddani u guulaysan waayay,Laakiin maanaan Guul daraysan Balse waxaanu Gadhi waynay Wixii aanu Doonaynay” Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan DAAWO

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa markii kowaad waxa  uu ka hadlay inay Xisbi ahaan ka qayb galayaan Caleemo Saarka Madaxweynaha Cusub ee la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. ‘’Xafladaas wali maanaan qorshaysan yana nama macsuumin wax qorshe ah oo nooga yaalaana ma jiro […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirul Dawlaha Waxbarashadda Somaliland oo Caasimadda Hargaysa ku soo Dhaweeyay Wefti ka Socda Shiinaha Iyo Marooko & Ujeedada Safarkooda DAAWO

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirul dawlaha Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa maanta dalka ku soo dhaweeweyay Wefti ka socda dalalka Shiinaha iyo Marooko oo booqasho ku yimid jamhuuriyadda Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Dawlada Jabbuuti waxa ay go’aansatay in Itoobiya ay ka yarayso lacagta rarka iyo dejinta. waa qiimo dhimis aad u ballaadhan oo loo samaynayo shixnadaha guud, gaadiidka iyo gaadiidka daabulka, waxa uu u dhexeeyaa 20 illaa 45 boqolkiiba.”

Djibouti  10. December 2017 (SDN/QJ):-Dekedda casriga ah ee Dooraale ee Djibouti oo sannadkan xadhiga laga jaray, ayaa ku dhawaaqday inay qiime dhimis dhan 45% u samaysay shixnadaha laga leeyahay Itoobiya ee ka dhoofaya ama ka degaya dekeda Dooraale. Dawladda Djibouti oo u muuqata inay soo jiidanayso shixnadaha Itoobiya islamarkaana doonaysa inay sii haysato ganacsatada Itoobiya, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »