Home » 7:34 pm Entries posted on “December, 2017”

The former British protectorate (Somaliland), self-proclaimed independence of Somalia in 1991, has not been recognized by any state but tries to consolidate the exercise of democracy

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Who knows Somaliland? This territory located in the northern confines of Somalia has persisted for twenty-six years to prove that it can make a peaceful and democratic destiny in the midst of chaos. The former British protectorate, self-proclaimed independent of Somalia in 1991, has so far been recognized by no other state. It officially remains an autonomous province […]

Posted in news in English | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee La Doortay Oo Riig Biiyoodkii Ugu Horeeyey Geeyey Gobolka Saraar DAAWO

Caynaba 12. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee La Doortay Ayaa Riig Biiyoodkii Ugu Horeeyey Geeyey Gobolka Saraar, riig biyoodkan ayuu madaxweynaha cusub ee Somaliland balan qaaday xiligii uu ku jiray ololihii doorashadda madaxtoyadda Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ururka Midowga Africa,Ka Jaamacada Carabta,Iyo Urur Goboleedka Igad oo aan ka Hadlin Doorashadii Madaxtinimo ee Somaliland!!

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta iyo IGAD ayaa noqday ururada aan ilaa hadda ka hadal doorashadii Somaliland ee qabsoontay 13 November, taas oo ku dhammaatay jawi nabadgelyo. Inta badan ururada iyo dalalka beesha caalamka ee xidhiidhka iyo wada shaqaynta la leh Somaliland ayaa shacabka Somaliland ku bogaadiyay jawiga nabadeed ee ay ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Xilka Wareejinaya ee Somaliland oo Kulankiisii u Danbeeyay la Qaatay Xubnihii Golihiisa Wasiiradda DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa fadhigii ugu danbeeyay Waxa uu la qaatay Golihiisii Wasiiradda Kaas oo isugu Jiray Duco iyo Sagootin.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Madaxwayne Siilanyo Oo Wareejisay Dugsigii ugu Waynaa Ee ay lahaayeen Ardayda Baahiyaha Gaarka ah Qabay + Yaa se lagu wareejiyay ? DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Mudo xileedkeedii beri ku eegyahay ayaa waxay Wareejisay dugsigii ugu weynaa ee ay wax ku baranayeen ardayda baahiyaha gaarka ah qaba ee Caasimadda hargaysa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaar ka Mid ah Madax dhaqameedka Somaliland oo Kulan Sagootin ah la Yeeshay Madaxweynaha Beri Xilka Wareejinaya ee Somaliland SAWIRO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo ayaa Kulan gaar ah Waxa uu Qasriga Madaxtooyadda Kula qaatay Madax dhaqameedka Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Caddaaniga Warfaafinta oo ka Hadlay Madaxweynaha la Doortay ee Beri Xilka la Wareegaya,Wuxuu La Wareegayo iyo Aragtidiisa Wasaaradihii uu soo Maray Maamulkooda

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka, Madaxweynayaashii taladda dalka iskaga dambeeyey, muddo xilkeedkii Xukuumadda Axmed Siillaanyo, oo beri xilka si rasmiya u wareejinaya, iyo aragtidiisa ku waajahan Madaxweynaha la doortay ee Muuse Biixi Cabdi. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani),oo u waramay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Beri oo Loo Fooladaynayo Xil la Wareegista Madaxweynaha Cusub ee Somaliland iyo Dareenka Abwaanka DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maalinta Beri oo arbaca ah waxa uu Si rasmi ah Xilka ugala Wareegi doonaa Madaxweynaha talada haya ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhul Muran Ka Taagnaa Muddo Dheer Oo KuYaala Xuduudka U Dhexeeya Goboladda Saraar Iyo Sanaag Oo Lasoo Afjaray DAAWO

Caynaba 12. December 2017 (SDN/QJ):-Dhul Muran Ka Taagnaa Muddo Dheer Oo Ku Yaala Xuduudka U Dhexeeya Goboladda Saraar Iyo Sanaag Ayaa Lasoo Afjaray, waxaana goobtaasi ka hadlay labada badhasaab ee goboladaasi iyo maayiradda degmooyinkaasi.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Annigu Waligayba Waan Dhici Jiree Tani Waxay Ku Fiicnayd Cabdiraxmaan Ciro” Faysal Cali Warabe DAAWO

Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu madal lagu soo casuumay ka sheegay in uu waligiiba Doorashada ku dhici jiray lkiinse ay ku fiicnayd dhici taankaasi Cabdiraxmaan Cirro.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »