Home » 12:29 pm
Entries posted on “December, 2017”
Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud siilaanyo ayaa Khudbad Maanta ka Jeediyey Madashii Lagu Caleemo Saarayay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ankara 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa hoggaamiyayaasha dalalka Muslimiinta ku baraarujiyay in Qudus ay u aqoonsadaan in ay tahay “caasimadda xoogga lagu haysto ee Falastiin” Hadal kuu ka jeediyay kullanka Ururka Iskaashiga Islaamka ayuu ku sheegay in go’aanka Mareykanka uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israa’iil in uu yahay “waxba kama […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Xarunta Madaxtooyadda ee Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ka Dhacaysa Munaasibad isugu Jirta Dhaarinta iyo Xil la wareegida Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. https://www.youtube.com/watch?v=xvH0uKi20dY
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Somaliland Saaka ka dhici doonta Munaasibad Taariikhi ah iyadoo Madaxweynihii Taladda dalka soo hayay 7 Sano ee u danbeeyay Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Xilkii iyo Hogaaminta qaranka ku wareejin doona Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Dhacdada taariikhiga ah ee ku lamaan Munaasibadda Xil Wareejinta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Somaliland Beri Subax ka dhici doonta Munaasibad Taariikhi ah iyadoo Madaxweynihii Taladda dalka soo hayay 7 Sano ee u danbeeyay Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Xilkii iyo Hogaaminta qaranka ku wareejin doona Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Dhacdada taariikhiga ah ee ku lamaan Munaasibadda Xil […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay wefti ballaadhan oo ka socda dalalka Midowga reer Yurub, dalka Ingiriiska iyo, kuwaas oo isugu jira safiirro iyo diblomaasiyiin sarsare. Weftigan oo ay hoggaaminayso Safiirka midowga Yurub u u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Veronique Lorenzo, ayuu madaxweynuhu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Maamulka Jaamacadda Hargaysa ayaa sheegay in Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ee Saacadaha soo socda Xilka Wareejin doona uu Siiyay Xaruntii Dugsiga ardayda qabta baahiyaha gaarka ah. Waxay sheegeen Maamulka Jaamacadu in Dhulkii ay lahayd Jaamacada Hargaysa uu Gacanta ugu Jiro dad gaar ah.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxda xisbiga Waddani ayaa la filayaa inaanay ka qayb geli doonin munaasibadda Arbacada beri lagu caleemo saarayo madaxweynaha la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi. Inkatoo aanu xisbiga Waddani war rasmi ah ka soo saarin ka qayb galid la’aanta munaasibaddan, haddana warar uu Wargayska Geeska Afrika helay ayaa xaqiijinaya inaanay madaxda sare […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta shir gudoomiyey shirkii golaha wasiirada Somaliland oo tirsigiisu ahaa fadhigii 232aad, kuna beegnaa kal-fadhigii ugu danbeeyey xukuumadda Madaxweyne Silaanyo ee dalka ka talinaysay todobadii sanno ee ugu danbaysay, iyadoo ay berri kaga eegtay xukuumadda xilkii shacbigu u doorteen madaxweyne Silaanyo, isagoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 12. December 2017 (SDN/QJ):-Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Md. Siciid Saleebaan Mire ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu shalay 11/12/2017 daabacay Wargeyska FOORE, kaas oo uu ku sheegay in Hantidhawrka Qaranku musuqmaasuq ku helay Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka. Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Md. Siciid Saleebaan Mire oo maanta xafiiskiisa ugu warramayay Telefishanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »