Home » 7:09 am
Entries posted on “December, 2017”
Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa 14-kii Bishan aynu ku Jirno waxa uu ku dhawaaqay Dhismaha Xukuuumadiisa. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah — Ciise Muuse Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada — Jaamac Siyaad / Dhul Bahante Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Ahmiyadda ay Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta u leedahay inay la Tashi ka sameeyaan Go’aannada ku saabsan Masiirka Ummadaha ILAAHAY hoggaanka uga dhigay. Sheekh Aadan-siiro wuxuu Khudbaddiisa ku soo qaatay Aayado Qur’aanka Kariimka ah, Axaadiista Nebiga (CSW) iyo talooyin laga dhaxlay Amiirul Muuminiinkii soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa sheegay in marka la doonayo in hantida ummada la ilaaliyo qofka xukuma loo baahan yahay inuu aamin noqdo, si ka u hooseeyana kaga daydo. Sheekh Maxamed oo kaga hadlaya qeybtan labaad ee khudbadiisii halista ku-tagri-falka hantida ummada, sida loogu xadgudbo ayaa ku bilaabay: “Waxa ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Wefti balaadhan oo ka socda beesha caalamka iyo dalalka jaarka ayaa saaka ka soo qaybgalay xafladda caleemo saarka, xilwareejinta iyo dhaarinta Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanay munaasibada ka jeediyeen kelmado ay ku cabirayeen siday u arkaan dimuquraadiyada Somailand ka hana qaaday intii ay Somaliland la soo noqotay xorrimadeeda, iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha xilka ka degay ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa markii ay dhamaatay Munaasibadda Dhaarinta Iyo Xil wareejinta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Wuxuu Socod Lug ah kaga baxay Qasriga Madaxtooyadda Somaliland. Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo Madaxweynihii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland Waxaa sii Galbiyey Shacab tiro badan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka ee dawladda Federaalka Itoobiya oo hogaaminayay Wefti maanta ka socday dalka Itoobiya oo ka qayb galay munaasibada caleemo saarka iyo dhaarinta Madaxweynaha cusub ee Somaliland ayaa sheegay in doorashadii madaxtooyo ee Somaliland ka dhacday ayaa soo jiidatay dareenka bulshada caalamka oo u riyaaqday sidii wanaagsanayd ee doorashadu u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Cabdishakuur Siciid waxa uu la dhashay fannaanka Maxamed BK Waa Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaaladda hargaysa waxa uu ka hadlay jacayl uu u qabo Fanka soomaalida oo ku ajburay inuu soo wada galo suugaanta soomaalida.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Waxa uu si rasmi ah Xilkii Iyo Hogaamintii Qaranka Ugala Wareegay Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Dhacdada taariikhiga ah ee ku lamaanayd Munaasibadda Xil Wareejinta iyo Dhaarinta Madaxweynaha Cusub ayaa ah in Markii Kowaad ay Madal […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta ka Hadlayay Munaasibad Loo sameeyay Dhaarintiisa Iyo Xil la wareegista hogaaminta qaranka ayaa ka hadlay Qodobo door ah oo saamayn ku leh Nolosha Shacabka Somaliland. Khudbada Madaxweynaha Cusub Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa u Dhignayd Sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Sheikh Cabdiraxmaan Dabcasar oo ka mid ah Soomaalida ku nool waddamadda qurbaha ayaa maanta socdaal ku yimid caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxaanu ka sheekeeyay Ujeeddada safarkiisa.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »