Home » 7:54 pm Entries posted on “December, 2017”

Siyaasi Mustafe Shiine oo ka hadley Xukuumada cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi,& eedeymo culus oo u jeediyey Wasiirkii Madaxtooyadda ee Xukuumadii Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Maroodi Jeex Mustafe Cabdi Ciise ‘’Mustafe Shiine’’ haatana ka mid ah Xubnaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Waxa uu Maanta eedo Culus u Jeediyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Tan iyo Markii Madaxweyne Muuse Biixi Dhismaha Xukuumadiisa Shaaciyey Waxaa Telefoonkayga soo Garaacayay Weriyeyaal I weydiinaya Sidaan u arko’’ Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo Kulankii Saxaafadeedkii ugu Danbeeyay ee Muddadii uu ahaa Wasiirka Wasaaradaasi Maanta ku qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa Sheegay in tan iyo Markii Madaxweyne Muuse Biixi uu dhismaha Xukuumadiisa Shaaciyey in Warbaahintu ay la soo Xidhiidhayeen Isla markaana ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo Ka Hadlay Inuu Xisbiga Waddani ka Baxayo & Siduu u arko Golaha Wasiiradda ee Madaxweyne Muuse Biixi Soo Dhisay DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah saraakisha sare sare ee xisbiga mucariidka ah ee Waddani ayaa ka hadalay siduu uu arko golaha wasiirada ee xukuumada muuse iyo wararka sheegaya in uu ka baxay xisbiga waddani.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Daboolka ka Qaaday inaanay Jirin Wax Dayn ah oo ay Xukuumadda Cusub ku Wareejinayso DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore wasaarada maaliyada Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay in aanay waxa dayn ah ku wareejinan xukuumada cusub ee madaxweyne muuse biixi cabdi.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waxgaradka Iyo Aqoon yahanka Gobolka Sool oo Ka Hadlay Dhismaha Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Isla Markaana Iftiimiyey Doorka Goboladda Sool,Sanaag Iyo Buuhoodle DAAWO

Laascaanood 16. December 2017 (SDN/QJ):-Waxgaradka iyo Haweenka Gobolka Sool ayaa soo dhaweeyay Dhismaha Xukuumadda Cusub ee uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ugu Yaraan 60 Qof oo Maxaabiis ah oo Lagu Laayay Deegaanka Oromada Itoobiya Iyo Eedaymo la Isweydaarsaday!!

Oromiya 16. December 2017 (SDN/QJ):-Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku eedeysay ismaamulka Oromiya dhimashada ugu yaraan 60 qof oo ay sheegeen inay ahaayeen dad maxaabiis ah. Madaxa xafiiska arrimaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Idiris Ismaaciil ayaa BBC u sheegay in dadkaas markii la laayeen ka dib lagu riday meel god ah. Inkastoo aysan eedeyntaas xaqiijin ismaamulka Oromiya, ayey […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Madaxweyne Muuse Biixi Waad ogtihiin Ilaa Golihii Dhexe Waan barbar Taagnaa Waxaa La Tartamayay Rag Badan Oo Aanu asxaab nahay’’ Wasiir Qabyo Tire DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo tire ayaa ka hadlay dhismaha Xukuumadda Cusub ee uu soo dhisay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo uu ka hadhay amase aanu kuba soo darin. Waxaan ugu Horeyn aad iyo aad baan usoo dhaweynayaa Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi Soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Ma Xulbaa Mise Waa Xal? FAALO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, wuxuu khamiistii ku dhawaaqay golihiisii wasiirada ee inta badan ay bulshadu wada sugaysay, waxaanu soo bandhigay gole wasiiro ah oo ka kooban 32 xubnood oo isugu jira 23 wasiir iyo 9 wasiir-xigeen. Xukuumadda Madaxweyne Biixi oo bulshadu eegaysay, waxa ka muuqda wejiyo cusub oo badan oo la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Doorashadii 13 November 2017ka oo Tab iyo Xeelad Kasta oo Kuu Suuro Gasha aad Adeegsatay Waxaad Ku Gaadhay Bartilmaameedkii Kuu Hiraayey ee Ahaa …..’’ Siyaasi Cabdilaahi Xaaji Cumar (C.laahi Jawaan) DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Siyaasiga Caanka ah ee Abdullahi Abdi Omar Cabdilaahi Jawaan ayaa Fariin Muhiima Waxa uu Diray Xubnaha Golaha Wasiirada ee Xukumada Cusub. Sidoo Kale Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Waxa uu uga Digay in ayna Odaysha Dhaqanka iyo Cuqaasha Beeluhu ayna Xukumadisa qayb ka qadan so dhisideda . Qoraal uu ku baahiyey Bartiisa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Booliiska Magaalada Boorama oo ku hawlan soo qabashada Fanaanka Nimcaan Hilaac & Funaanado Calanka Somalia laga Dheegay oo uu Shalay ka qaybiyey Boorama DAAWO

Boorama 16. December 2017 (SDN/QJ):-Hawlgal ciidamadu kusoo qabanayaan Fanaanka Hilaac ayay ku guuldaraystay innay gacanta kusoo dhigaan, kadib kolkii Shacabka magaalada Boorama ku dhaqani Booliiska kala hortageen Mudaharaad; halkaasi oo Ciidamaduna dadkaasi fanaanka difaacaya ay rasaas ku kala dareeriyeen. Dhanka kale waxaa Ciidamadu bedelka Nimcaan Hilaac Xabsiga ugu taxaabeen Aabaha dhalay fanaanka oo isaga laftiisu ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »