Home » 3:28 pm
Entries posted on “November, 2017”
Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed iyo horumarka Somaliland, ayaa u muuqda doorashadii ka dib inay bedelelayaan mawqifkii ay ka taagnaayeen la macaamilka dawladda Somaliland. Dalalkan oo saaxiib la ah Somaliland kana kooban dalalka reer Yurub iyo Maraykanka, ayaa hore meel adag uga taagnaa xidhiidh iyo wada shaqayn ay la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee qabsoontay badhtamihii bishan November 2017, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo mahadnaq ah la qaatay guddiyadii ololaha xisbiga KULMIYE ee gobollada dalka Somaliland. Kulankan oo ka qabsoomay xaruntii ololaha xisbiga KULMIYE maanta, kana qaybgaleen xubnaha hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo wakiillo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Xaaladda Dalku marayo iyo Madaxweynaha cusub ee ku soo baxay Doorashadii 13-kii bishan November ka dhacday Somaliland. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu Khudbadda Talooyin ku aroorayo Rasuulkeenna Muxamed (CSW) iyo Asxaabtiisii wanaagsanaa u soo jeediyey Madaxweynaha cusub ee la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Dooddii Shalay Jimcaha ee Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da oo lagu Casuumay Siyaasiyiin, Aqoonyahan iyo Falanqeeyayaal kala duwan, ayaa lagaga hadlay ama lagaga dooday doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee 13-kii bishan dalka ka qabsoontay, Jawigii Natiijada iyo Marxaladaha ka dambeeyey illaa heerkii lagu qiimeeyey ololihii Xisbiyada UCID, Kulmiye iyo Waddani oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 25. November 2017 (SDN/QJ):-Barnaamijka Cawayska Washington ee ka baxa Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA-da oo ay Toddobaadkan galbaday daaddihiye ka ahayd Weriye Sahra Ciidle Nuur, ayaa waxay ku soo qaatadatay Qodobbo Xiiso leh oo uu ka mid yahay Waraysi ay la yeelatay Fannaanadda Reer Jabuuti ee Nimco Cali Migil iyo weliba Xubin kale oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Paris 23. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Markii Kowaad waxa uu ka hadlay Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo Ku sugan Dalka Faransiiska isla markaana la soo Xidhiidhay Telefishanka HCTV ayaa ilaahay uga Baryay Madaxweynaha Cusub inuu ku asturo xilka loo igmaday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland oo uu Shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa lagu shaaciyey Gudi isku Dhaf ah oo loo Xilsaaray Diyaarinta Munaasibadda Xil wareejinta Labada Madaxweyne.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Md-Muuse Biixi Cabdi oo ay Weheliyaan Madax Iyo Mas’uuliyiin Ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa maanta ka qaybgalay Aas Qaran oo Caasimadda Hargaysa Loogu sameeyey Alle ha u naxariistee Marxuun Axmed-Yaasiin Xaaji Axmed (Gabayxadi) oo ka mid ahaa hal-doorkii kaalinta muga leh ka soo qaatay Halgamadii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Taliye Ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliska oo uu Weheliyo Afhayeenka Ciidanka Booliska ayaa Maanta Sheegay inay Xabsiga dhigeen Siyaasi Maxamed Yaasiin Xasan Iyo Xildhibaan Maxamed Axmed Caalin (Timcade) oo ka mid ah Golaha Deegaanka Caasimadda Hargaysa kana mid ah Xisbiga Waddani kuwaas oo ku eedaysan Falal ka dhan amniga qaranka. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 23. November 2017 (SDN/QJ):-Musharax Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Mucariidka ah ee Waddani Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa shaaciyay in xisbiga lagaaga shubtay balse doorashadii dalka ka dhacaday ay ahyd mid aan xalaal ahayn.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »