Home » 12:41 pm
Entries posted on “November, 2017”
Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Fadhi ay Maanta yeesheen Xubnaha Guddida Sare ee Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland ayaa si rasmi ah u ansixisay Natiijadda Doorashadii Madaxtooyadda ee Dalka ka qabsoontay 13-kii bishii November ee sannadkan. Waxaa fadhigan Shirgudoominayay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Waxaanu Gudoomiyuhu Sheegay in aanay Jirin Wax Dacwad ah oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 28. November 2017 (SDN/QJ):-Uhuru Kenyatta iyo William Ruto ayaa maanta loo kala dhaariyay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Kenya kadib munaasabad balaaran oo ka dhacday Nairobi. Dad boqol kun ku dhow ayaa ka qeybgalay caleemo-saarka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, taas oo ka dhacday garoonka ciyaaraha ee Kasarani oo qaada 60 kun, halka 40 kun kale […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
China 28. November 2017 (SDN/QJ):-Saddex Ruux oo Shiine ah, ayaa ayey Dawladda Maraykanku ku oogtay Dacwad, iyaga oo ay ku eedaysay in ay dhac dhanka macluumaadka ah Internet-ka uga geysteen Shirkado caalami ah. Saddexdan ruux ayaa la sheegay in ay ka shaqeeyaan shirkad ammaanka internetka ka shaqaysa oo Shiinaha ku taalla, waxaana la sheegay in ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Golahii wasiirada cusub ayaa miiska saaran, taas oo Ay inaga xigto muddo aad uu kooban, iyo wasaaradihii tirada badnaa ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Madaxweynaha la Doortay uu Isugu Celiyay ugu badnaan 12 wasaaradood ilaa 15wasaaradood. Sida ay Shabakada Qurbejoog ka heshay Ilo ku dhow dhow Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Dhawrkii Caano maal ee ka danbeeyay ku dhawaaqistii Guddida Doorashooyinka Somaliland ee Natiijadii hor dhaca ahayd ee doorashadii Madaxtooyadda soo baxay khalad ku aadan qaabka boqolay ee Xisbiyadda Ucid,Kulmiye Iyo Waddani ka heleen doorashadii dhacday 13-kii bishan November kaas oo isu gayntiisu uu farqi ka soo baxayo. Sida uu dhigaayo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Jidka Taga guriga Madaxwaynaha la doortay Madane Muuse Biixi Cabdi ee Caasimadda Hargaysa ayaa si deg deg ah loo bilaabay dhismaheeda waxa la samaynayaa waddo isku xidha Madaxtooyadda iyo Guriga Madaxweyne Muuse Biixi.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 27. November 2017 (SDN/QJ):-Dadka Danyarta ah ayaa Iyagu Ah dadka kaliya loo Baahdo Wakhtiga ay Jirto Xaalada Doorashada ama Codbixinta, inta ugu badana Siyaasiga Maalintaas ay doortaan wixii ka dambeya dib uma soo eego sida aynu hore u aragnay, Hadaba Waxaa Baaq Halkan ka diraya Dadkaasi oo Xasuusinaya Dawlada Cusub si aanay u Ilaabin Wixii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Siyaasiga Cabdicasiis Maxamed Samaale, waxa uu sheegay rejada ay ka qabaan Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo uu Samaale ahaan ka mid ahaa Dadkii u ololeeyey ee Garab-taagnaa ee dhisay, immikana garab-taagnaan doono iyo Nooca Xukuumadda uu ka filayo inuu soo magacaabo Madaxweyne Muuse haddii Illaahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Wasiiradda Xukuumadda uu wakhtigeedu dhamaaday ee uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa wakhtiga kala guurka ah ka mashquulay shaqooyinkii ay qaranka u hayeen. Wasiiraddan oo dhawrkii maalmood ee ay soo baxday Natiijadda Codbixinta Doorashadii Madaxtooyadda, laguna doortay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi in uu hogaamiyo Somaliland Shanta Sano ee soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Wajaale 27. November 2017 (SDN/QJ):-Taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada, Sareeye Guuto, Cabdirisaaq Siciid Bulaale (Afguduud) oo ay wehelinayaan saraakiil ka tirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada ayaa maanta 27-11-2017, kormeer shaqo ku tegay beerta waxsoo saarka ciidanka ilaalada madaxtooyada Jmahuuriyadda Somaliland ay ku leeyihiin banka wajaale, taasi oo sanadkiiba ay ciidamadu ku soo bandhigaan waxqabadkooda dhinaca dalaga beeraha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »