Home » 7:55 am
Entries posted on “September, 2017”
Washington 01. September 2017 (SDN/QJ):- Jabhada Xoreynta Ogadeniya ee ONLF ee la dagaalanta dowlada Itoobiya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay ku cambaareyneyso falkii dhowaan sarkaal ka tirsanaa Jabhadaas ay dowladda Somalia ugu gacan gelisay dowlada Itoobiya. Cabdikarin Sheekh Muuse oo ka tirsanaa ONLF ayaa waxaa dhowaan degaanada degaano ka tirsan Galmudug ka soo qabtay ciidamada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Istanbul 01. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa dalbaday in la dardargeliyo xal u raadinta dhibaatada bani’aadanimo ee haysata Muslimiinta Dalka Purma. Dalabka Madaxweynaha ayaa yimid ka dib markii uu khadka taleefoonka kula xidhiidhay madax badan oo ka tirsan caalamka islaamka, munaasabada ciidul adxaaga awgeed. Rajab Dayib Ordogan oo la hadlay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Myanmar 01. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaynu maraynaa in aanay wax lala yaabo noqon, in Qoomiyad dhan dunida guudkeeda laga tir-tirayo, iyadoo indhaha Beesha Caalamku daawade markhaati ah ka yihiin, Walaalahood oo kuwa daawanayaana dhex-fadhiyaana ka damqan waayaan. Qul-qulka dhiigga iyo xasuuqa aan kala go’a lahayn ee ka socda waddanka Koonfurta Qaarada Aasiya dhaca ee Myanmar, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 01. September 2017 (SDN/QJ):- Ayeeyo Ingiriis ah ayaa niyadjab xun iyo murugo xad dhaaf ah la kulantay kadib markii ay dawladda Ingiriisku diidday in ay dal-ku-gal siiso wiil 27 sano jir ah oo ay guursatay. Haweenayn oo 72 sano jirtay waxaa lagu magacaabaa Angela Nauchoko, waxa aanay ka soo jeeddaa degmada Dorset ee koonfurta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 01. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka booliska ee Magaaladda Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa la Geliyey Heegan Buuxa waxaana Ciidanka la hadlay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sool.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 01. September 2017 (SDN/QJ):- Qiimaha dameeraha ee Kenya ayaa seddax jibbaarmay lixdii bilood ee la soo dhaafay sida ay sheegtay Hay’ad udoodo arrimaha xayawaanka. Sare u kaca ayaa yimid ka dib markii dalabka Shiinaha oo batay, halkaasoo dameeraha looga adeegsado dawo dhaqameed, iyadoo Sidoo kale, Shiinaha waxaa laga cunaa hilibka dameeraha oo loo arko […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 01. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle uga rajeeyey shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay ku sugan yihiin, caafimaad, horomar iyo barwaaqo, isagoo sheegay in arrimahaas lagu gaari karo xasilooni Amni oo si dhammaystiran uga hirgasha guud ahaan dalka. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baghdad 01. September 2017 (SDN/QJ):- 320 maalmood oo dagaalku ka socday Gobolka naaynawa ee dalka Ciraaq ayaa raysalwasaaraha wadankaas Xaydar Al-Cibaadi waxa uu ku dhawaaqay khamiistii maanta in ay si buuxda u wada qabsadeen Magaalada Talcafar oo ahayd Magaaladii ugu dambeeyey ee la ogaa ee gacanta ugu jiray kooxda dawlada islaamiga ah ee Daacish. Dagaalyahandii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 01. September 2017 (SDN/QJ):- Wuxu ahaa halwgab ka tirsanaa sirdoonka qarsoon ee Ingriiska M15, waxa sannadkan 2017, Dadka Ingiriiska iyo dunida kaleba ka yaabiyay markii uu si cad u sheegay inuu ka danbeeyay dilkii gabadhii ka mid ahayd qoyska reer boqor ee Amirada Diana oo la dilay 20 sanno ka hor oo ku beegnayd […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
New York 01. September 2017 (SDN/QJ):- Sannadkii 2011 garsoore Maraykan ah oo wakhtigaasi ridayay go’aanka xukunka uu gaadhay ayaa ku xukumay nin lagu magacaabo Clifton Willymer oo ka mid ahaa dadkii go’aanka maxkamadda dhegaysanyay xukun 6 bilood xadhig. Xaakinka ayaa ka cadhooday ka dib markii uu ninkaasi aad u hamaansaday oo dadkuna kuwada jeesteen dhowaaqa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »