Home » 12:55 pm Entries posted on “September, 2017”

Taliska Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Shakhsiyaad loo qabtay Falal ka Dhan ah Nabadgalyada DAAWO

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland oo Saxaafadda Maanta la hadlay ayaa sheegay in Ciidanka Boolisku gacanta ku dhigeen tiro dad ah oo Maleegayay Falal ka dhan ah Nabadgalyada Qaranka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Waxaan Yarayn Doonaa Jaadkan Dalkii Waalay,Shaqo La’aanta Ayaan wax ka qaban Doonaa Boqolaal DPW Ayaan Keeni Doonaa Hadii aan Talada dalka Ku Guulaysto’’ Murashax Faysal oo Maqaaxiyo kala Shaaheeyay Shacabka & Su’aalo ad adag oo la weydiiyey DAAWO

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa isaga dab qaaday Maqaaxiyaha ku yaala caasimadda hargaysa Waxaanu la shaaheeyay Dhallinyaro badan oo weydiiyey Su’aalo kala duwan. Su’aalaha kala duwan ee ay Dhalinyarada Xaafadda Idaacadda qaarkood weydiiyeen Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo mar ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Warbixin Ku Saabsan Horumarka Ka Jira Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Iyo Dhibaatooyinka Muuqda DAAWO

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa maalinba maalinta xigta waxay ku talaabsanaysaa horumar kala duwan oo inta badan ka yimaada dhinaca shacabka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Arrintan ay wadaan Xukuumadda iyo Kulmiye mid Somaliland ku wada joogi karto maaha..”  Siyaasi Aadan Dhoollayare DAAWO

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Aadan Axmed Cilmi (Dhoollayare), ayaa Dhalliilay Hab-dhaqan uu sheegay inay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye bilaabeen, kaasoo uu tilaamay dhaqan nidaamka dimuquraadiyadda Somaliland ku cusub oo ay ku kacayaan inay Dadka Xisbiyada kale taageera xidhxidhayaan oo ay cabbudhinayaan, qaarna lacag ku iibsanayaan, taasina ay dhibaato ku tahay nidaamka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargaysa: Dhaqdhaqaaqii Ciidul Adxa oo aad u Hooseeya Xoolihii ay Bulshadu Udxiyeysan Jirtay oo aan Suuq helin, Shaqaale badan oo Dawlada ka waayay Mushaharkoodii si ay Qoysaskooda uga Farxiyaan Iyo Amarkii Madaxweynaha oo Buray!!!

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay magaaladda hargaysa laga dareemayay in aanay suuqyada ka muuqan dhaqdhaqaaqii iyo Saxmadii ku saabsanayd u Diyaar garowga Ciidul adxa. Waxaana loo aaneeyaa inay arrintani ku timid dhawr qodob oo ay ka mid yihiin Sicir bararka dalka ka taagan oo Saamayn ku yeeshay Farxada Ciida […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Xataa Haddii ay (Somaliland) ku Qancayaan inaan Xilkayga ku waayo waxa iiga Muhiimsan Midnimo….” Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 01. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wadahadal midho-dhal ah oo uu la furo Somaliland, isla markaana ka shaqeeyo midnimada Soomaaliyeed iyo isu-soo-dhawaynta Bulshada xataa haddii ay noqoto inay Walaalaha Somaliland ku qancayaan Kursiga Madaxweyne ee uu ku fadhiyo. Sidaa waxa lagu Sheegay War Kooban […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gabadh Reer Somaliland Oo Ka Qaybgalaysa Tartanka Miss Afirka Ee Dalka Ingiriiska!!

London 01. September 2017 (SDN/QJ):- Gabadh reer Somaliland ah ayaa markii u horraysay ka qaybqaadanaysa bandhigga quruxda hablaha Miss Afrika ee dalka Britain oo la qabanayo sannadkan. Bandhigan oo ah sannadkii 7-aad, waxaa uu ka qabsoomayaa hoolka Royal Regency Hall ee magaalada London 14-ka Bisha October ee sannadkan. Miss Ayaan oo haysata dhalashada Ingiriiska, kana […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Raysal Wasaaraha Somalia oo Ku Margaday inuu Cadeeyo Sababta ay Itoobiya ugu Dhiibeen Hogaamiye ka Tirsanaa Ururka ONLF DAAWO

Muqdisho 01. September 2017 (SDN/QJ):- Raysal Wasaaraha dawladda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa Markii Kowaad waxaa wax laga weydiiyey Warar sheegaya in dawladiisu ay dalka Itoobiya u gacan gelisay Sarkaal ka tirsanaa Ururka ONLF oo lagu naanayso Qalbi Dhagax kaas oo Ciidamadda Somalia ay ka soo qabteen Magaaladda Gaalkacayo. Waxaa kale oo Raysal Wasaare […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maareeyaha Shirkadii u Horaysay ee Somaliland ka Suurto Gelisa ka Faa’iidaysiga Tamarta Cadceeda oo Sharaxay Sababtii Keentay inay Shirkadan dalka ka furaan

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Sayid Cali Axmed waa Maareeyaha Guud ee Shirkada Golis Solar System Waa dadkii ugu horeeyay ee Somaliland ka bilaabay Mashruuc ku shaqeeya tamarta cadceeda oo laga dhigo Laydh amase Koronto. Maareeyaha Shirkada Golis Solar System Sayid Cali Axmed wuxuu Sharaxaad ka Bixiyey Marxaladihii kala duwanaa ee Shirkadani soo Martay intii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Telefishanka Itoobiya oo Xaqiijiyey in Dawlada Somalia ay Gacanta u Soo Gelisay C.kariin Sheekh Qalbi Dhagax oo ka mid ah Hogaamiyeyaasha ONLF DAAWO

Addis Ababa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Dalka Itoobiya ayaa Cadeeyay in Dawlada Somalia ku soo Wareejisay Itoobiya Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka tirsan Saraakiisha Ururka ONLF Waxaanu telefishanku sheegay in Sarkaalkani Sadexdii sano ee u danbeeyay uu ku sugnaa Gudaha Somalia.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »