Home » 6:55 am Entries posted on “September, 2017”

Madaxweynihii la Riday ee Hirshabeele oo Loo Doortay inuu noqdo Madaxweyne Maamul Cusub oo lagu magacaabo Hiiraanland DAAWO

Beledweyne 03. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii dhawaan kalsoonida kala noqdeen Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo hada ku sugn magaalada Baladweyne ayaa loogu doortay in uu noqdo Madaxweynaha maamulka cusub ee Hiiraanland. Munaasabad ka dhacday shalay magaalada Baladweyne ayaa lagu taageeray Siyaasada Cali Cosoble, waxaana munaasabada kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada Baladweyne Sida Odayaal, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta & Ku Xigeenkiisa Willima Ruto oo Budhcad ku Tilmaamay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Diiday Guusha Doorashadoodii

Nairobi 03. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ee doorashadiisa la diiday ayaa weerar afka ah ku qaaday garsooreyaasha Maxkamada sare ee dalkaasi oo natiijada doorashadii uu ku guuleestay waxbo kama jiraan kasoo qaaday. Uhuru Kenyatta oo taageerayaashiisa kula hadlay suuqa Burma ee magaalada Nairobi ayaa burcad ku tilmaamay guddomiyaha maxkmadda sare dalka Kenya, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maraykanka oo Sheegay inay Khaarajiyeen Mid ka mid ah Hogaamiyeyaasha Ururka Alshabaab & Mid la Dhaawacay

Washington 03. September 2017 (SDN/QJ):-War kasoo baxay Taliska ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ayaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen duleedka magaalada Baraawe lagu dilay sargaal sare oo katirsan Kooxda Al Shabaab.   Duqeyntan ay fuliyeen Diyaaradaha dagaalka nuuca aan Duuliyaha laheyn ee dowlada Mareykanka ayaa lagu dilay Sargaal katirsan Al Shabaab mid […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ruushka oo Si adag uga Falceliyey Cuno-qabataynta Maraykanku ku Soo Rogay iyo Qunsuliyadii Sanfaransiisko oo Albaabada loo laabay

Moscow 03. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Ruushka Mr: Sergay Lafaroof ayaa si cadho ku jirto ugu dhawaaqay in dawladiisu jawaab ka bixin doonto cunaqabataynta maraykanku ku soo rogay dalkiisa iyo Qunsulyada Ruushku ku lahaa magaalada Sanfaransiisko oo albaabada loo xidhay . Mr: Sergay Lafroof, waxa uu intaasi ku daray in dawlada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Isbahaysiga Maraykanka oo Xaqiijiyey inuu Nool yahay Hogaamiyihii Ururka Daacish & Halka uu ku Sugan yahay

Baghdad 03. September 2017 (SDN/QJ):-Taliyaha ciidamada Isbahaysiga mulatariga ee maraykanku hogaamiyo ee ka dagaalama ciraaq iyo suuriya Jenaral Istiifan Tawsan ayaa ku dhawaaqay in uu nool yahay madaxii ciidaamda Daacishka Mr: Abu Bakar Al-Baqdaadi, taas oo uu ku sheegay in uu ku dhuumanayo dooxada wabiga Furaat ee dalka Ciraaq.   Jeneral Istiifan Tawsan waxa uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hogaamiyihii la Sheegay in la Dilay ee Ururka Daacish Abubakar Al baqdaad oo Hadana la Sheegay inuu Nool Yahay

Hargaysa 03. September 2017 (SDN/QJ):-Waxaa suuragal ah in hogaamiyaha ururka la baxay Khilaafada Islaamka uu weli nool yahay, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka mid ah ciidamada Mareykanka. Hadalkaas wuxuu khilaafayaa mid horey uu u sheegtay Ruushka oo ahaa in ciidankooda ay dileen Abubakar Al-Baqdaadi, ka dib weerar bishii May ka dhacay Suuriya.   […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hay’adda Xuquuqda Aadamaha ee Human Right Watch oo ka Hadashay Xadgudubyo Xasuuq oo Loo Gaystay  Qoomiyada Rohinga ee Dalka Purma AKHRI

New York 03. September 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda Human Right Watch oo ka hawlgasha difaacida xuquuqda aadanaha ayaa sheegtay in sawiro cusub oo dayax gacmeedku soo qaaday muujinayaan in la gubay illaa 700 oo guri oo ku yaallay tuulooyinka ay degaan dadka u badan muslimiinta ee Dalkaasi Purma. Warbixinta Hay’adani  waxa ay ku soo beegantay iyadoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyneyaasha Maraykanka & Koonfurta Kuuriya oo Xidhiidh Telefoon kaga arrinsaday Xiisada ay Sababtay Waqooyiga Kuuriya

Washington 03. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynayaasha marayakanka iyo koonfurta kuuriya ayaa xidhiidh dhinaca tilifoonka ah oo ay yeesheen ku heshiiyey in wado hadal diblomaasiyadeed lala yeesho xukuumada waqooyiga kuuriya, iyadoo ay saaran tahay cunaqabataynta adag ee lagu soo rogay. Afhayeen guriga cad ee looga taliyo maraykanka u hadashay Miss: Haarison oo heshiiskan ku dhawaaqaday waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Wiilka Badda ku Dhintay Laashka ayuu iska Tuuray, inta kale haddaan loo Gurmanna Yemen buu la tegi-laa..” Badhasaabka Saaxil – Waraysi DAAWO

Berbera 02. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed, ayaa sheegay in Wiil ku dhintay Badda Berbera Maanta uu iska Tuuray Laash ay isaga iyo Lix Wiil oo kale oo Badda ku galeen, ka dib markii uu khalkhalay ama naxay ee Laashkaas oo aan Matoor shaqaynayaa ku xidhnayni Bad-weynta la dhex-galay, markii ay Dabayshu kaxay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Xisbiga Waddani Isaga Casilay Kadib Markii Xisbigaasi ku Taageeri waayay Hankiisii ahaa inuu Noqdo Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda & Doodiisa Maanta DAAWO

Hargaysa 02. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ah Mudane ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland Isla markaana Xubin ka ahaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay guud ahaanba xisbigaas. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble waxa uu sheegay inaanu muddo siddeed habeen iyo siddeed maalmood ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »