Home » 10:25 am Entries posted on “September, 2017”

Cadayn Muujinaysa in Cabdi Kariin Qalbi Dhagax aanu Isagu Si Iskii ah Isugu Dhiibin Dawlada Itoobiya Balse Loo Gacan Geliyey DAAWO

Addis Ababa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Itoobiya oo ka jawaabeyso codsigii RW Kheyre ee ahaa in G/Sare Cabdikariin Qalbi dhagax uu isaga iskii isku soo dhiibay kaddib markii aay ku qancisay dowladda Soomaaliya. G/Sare Qalbi dhagax ayaa si xoog ah looga kaxeeyay magaalada Muqdisho inta aanan la gelin gacanta Itoobiya. Dowladda Soomaaliya ayaa heshiiska […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargaysa oo Qaabilay Wefti Ka Socda Dalka Jarmalka & Qodobo ay ka wada hadleen DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargaysa C.laahi Daarood ayaa Xafiiskiisa Waxa uu ku Qaabilay Wefti ka socda dalka Jarmalka Isla markaana ka tirsan hay’ada Mucaawinooyinka ee waddankaasi oo booqasho ku Jooga Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Khayre oo Lagu Ajburay inuu Is Casilo,Diidmo uu kala Hor Yimid iyo Jahawareer Ka Dhex Bilowday Xarunta Villa Somalia!!

Muqdisho 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa jira dadaallo dheer aay wadaan saaxiibada labada garab ee Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo aay isku dayayaan in xal loo helo gafkii weynaa ee dowladda aay ku gacan gelisay Cabdikarin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) kaasoo iminka ku xiran xabsi aay leeyihiin sirdoonka Itoobiya sida uu sheegay afhayeenka ururka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dadkii Ku Caydhoobay Abaartii Somaliland soo Martay oo Ku Hawlan Sidii ay Wax Soo Saar Beereed u Samayn Lahaayeen & Codsi ay Direen DAAWO

Caynaba 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dadkii ay Xoolahoodii ka saartay abaartii adkayd ee dalka soo martay ee Jiido ka Tirsan Gobolka Saraar ayaa u Jihaystay Sidii ay Wax soo saar dhinaca beeraha ah u samayn lahaayeen kaas oo ay ku maaraynayaan Noloshooda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo Sheegay in Dawlada uu Ka Tirsan Yahay ay Heshay Sir Culus oo Ku Saabsan Ururka Alshabaab

Muqdisho 04. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuuamadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa faahfaahin ka bixiyay qoraal uu u diray dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ku dalbatay taageero Milateri iyo ciidamo Mareykanku u soo diro Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegayin dowladda Soomaaliya in codsiga dowladda Soomaaliya ay kaliftay xog sir ah oo ku saabsan al-Shabaab oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Itoobiya Ayaa Loo Gacan Galiyey Adis Ababa Ayaa Laga Dejiyey Thaabit Ayaa Raacay Ayaa nalagu Yidhi, Haddee Waa La Iibsaday Itoobiya Ayaa Laga Gatay” Xaaska Hogaamiyihii ONLF

Muqdisho 04. September 2017 (SDN/QJ):- Khadro Maxamed Cabdi  oo ah xaaska Qalbi-dhagax iyo Fartun Cabdikarim Muuse oo ah gabadhiisa ay dirayaan waa kii ugu dambeeyay baaqyo isdaba joog ah oo laga codsanaayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre in ay ka hadlaan sababta muwaadinka Cabdikarim Muuse(Qalbi-dhagax) loogu gacan-geliyay Cadawga Itoobiya. Villa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar oo ka faallooda arrimaha Islaamka oo Falanqeeyay Sababta Loo Gumaadayo Muslimiinta Myanmar DHAGAYSO

London 04. September 2017 (SDN/QJ):- Kumannaan kun oo ka mid ah Muslimiinta dalka hadda loo yaqaano Myanmar balse la oran jiray Burma ayaa gaaray dalka Bangladesh kadib marki ay guryahoodii kasoo barakiciyeen ciidamada dalka Myanmar. Arrintan ayaa waxaa ay keentay cambaareyn caalami ah oo loo jeedinayo xukuumadda Myanmar oo lagu eedeynayo in ay sameyneyso isir […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jaaliyadda Turkiga ee Jarmalka oo Noqday Kuwii ugu Horeeyay ee Ka Gilgisha Xasuuqa Lagu hayo Muslimiinta Rohinga ee Burma

Berlin 04. September 2017 (SDN/QJ):- Jaaliyadda Turkiga Ee Ku Dhaqan Dalka Jarmalka Ayaa Mudaharaad Ka Hor sameeyey Safaaradda Miyanmaar Ay Ku Leedahay Caasimadda Dalka Jarmalka Ee Berlin Iyaga Oo Ku Muujinaya Sida Ay Uga Soo Horjeedaan Gumaadka Iyo Barakicinta  Lagu Hayo Muslimiinta Rohingyiinta Dalkaasi. Mudaharaadayaashan Oo Ay Weheliyaan Ururada Rayidka Ah Ayaa Waxa Ay Siteen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Beesha Habar-Gidir Iyo Dawladda Federaalka Somalia Oo Isla Qaatay Qodobo ku Saabsan Sidii Loo Aasi lahaa Dad Todobaadkii Hore Lagu Laayay Weerar Diyaaradeed

Muqdisho 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dhacdadii lagu xasuuqay dad shacab ah usbuucii hore ayaa sii kicisay farqiga siyaasadeed ee u dhexeeyay beesha Habargidir iyo dowladda Federaalka ah. Haddaba si loo duugo meydadkii dadkii lagu xusuuqay Bariire, ayaa dowladda iyo Beesha Habargidir waxaa aay kala saxiixdeen heshiis dhowr qodob ka kooban, Qurbejoog.com oo heshay nuqul ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

40 Kun oo Qof oo Qaxoonti Qoomiyada Rohinga oo Todobaad Gudihii Gaadhay Dalka Bangladesh Kadib Markii ay Naftooda Kala Carareen Dalkooda Hooyo ee Myanmar!!

Myanmar 04. September 2017 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobey waxa ay sheegeysaa in ku dhawaad 40 kun oo qof oo qaxooti ah oo ka tirsan qowmiyadda laga tirada badan yahay ee Rohingya ee dalka Myanmar ay isbuucii la soo dhaafay oo kaliya u tallaabeen dhanka dalka deriska ah ee Bangladesh. Qaxootigan ayaa u badan carruur iyo dumar, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »