Home » 4:55 pm Entries posted on “September, 2017”

” Dib u dhac ayaa ku dhimid Qalabkii DP WORLD ee Dekedda Berbera ” Maareye Xigeenka Berbera DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Mudo ku siman Lix Bilood iyo Dheeraad ayaa laga Joogaa Markii Maamulka Dekeda Berbera ay si rasmi ah ula wareegtay Shirkada laga Leeyahay Dalka Isu taga imaaraadka Carabta ee DPW. Horumar badan oo hore loo shaaciyey in Shirkadani ku samaynayso dekeda ayaan ilaa hada waxba ka hirgalin taasi waxay keentay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Xisbiga KULMIYE Ee Aan Xubinta Ka Ahayna Waxa Uu Dedaal U Galay Oo Uu Hindisay In Gobolka Awdal uu helo Guddoomiye-ku-xigeenka Golaha Wakiillada’’ Mudane Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle DAAWO

Boorama 04. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Md. Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa Khubad Ka Jeediyey Magaaladda Boorama oo Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye ay u Galbiyeen. Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Md. Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa dareen farxad iyo qadarin leh kaga fal-celiyey soo dhawaynta baaxadda leh ee loo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Hadii aad Kursi weyday Dee Kulmiye ayaad isu Sharaxday oo Ku weyday ee Waddani Kamaad waayin ee Is weydii,Habeenkii ayaan Ku idhi Codkii 45-ka ahaa Wuxuu Inaadeerkaa Muuse Biixi u wadaa Nin Guda biirsi ah’’ Xigtada Xildhibaan Siciid oo Xaal Bixiyey DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii Sabtidii si Rasmi ah Isaga Casilay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ahaa Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ugu Jira Xisbiga Waddani,Waxaanu Sababta is casilaadiisa ku Sheegay Kadib Markii Xisbiga Waddani aanu u cumaamadin Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda,Waxaa kale oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xusuusaha Jacayl ee Fanaanka Caanka ah ee Axmed Cali Cigaal ee Beri Samaadkii DAAWO

Nairobi 04. September 2017 (SDN/QJ):- Axmed Cali Cigaal Waa mid ka mid ah Xidigaha Fan masraxeedka soomaalidu aad u jeceshahay waa fannaan ilaahay hibo u siiyey Cod Toolmoon,Luuq Macaan iyo inuu qabsado dhegaha iyo dhaayaha cid kasta oo Heesihiisa dhagaysta amase daawata,Waxa uu Sidoo kale yahay Fannaan qabsada Masraxa uu wax ka dhigayo. Hadaba Fanaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Dalka Dib ugu Soo Laabtay,Soo Dhawayntii Loo Sameeyay Iyo Afhayeenka Madaxtooyadda oo Warbaahinta La Hadlay DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo muddo socdaal ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana si balaadhan loogu soo dhoweeyey caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Oo Maxkamada La Tiigsanaya Tv-Ga Qaranka Iyo Radio Hargaysa & Dulucda Dacwad ay Gudbinayaan DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa sheegay in Telefishanka Qaranka Somaliland iyo Idaacadda Radio Hargaysa oo Miisaaniyad ka badan 7 Wasaaradeed lagu Masruufo ay Ku Guul daraysteen Madaxda wasaaradda warfaafintu sidii ay Shacabka uga haqab tiri lahaayeen Barnaamijyo wadcigooda kor u qaadaya taas badalkeedana ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland ha ku Xisaabtanto Xigmada David Maraga, Xarbiga Raila Odinga & Xaaladda Uhuru Kenyatta!!

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dalka Kenya ayaa soo jiitay indhaha beesha caalamka oo dhan Jimcihii (1.9.2017) oo maxkmadooda sare soo saartay qaraar ay ku tirtirtay natiijadii doorashadii madaxtinimada ee waddankaas ka qabsoontay 8-dii Ogost oo ay bayaamisay in doorashadaasi aan loo qaban hannaan waafaqsan sharciga doorashooyinka isla markaana madmow jiray. Kenya waxay noqotay dalkii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Prof Ismaaciil Buubaa oo Ka Hadlay Sida aanay Suurto gal u ahayn in Somaliland laga Wareejiyo Hawadeeda

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay Maamulka Hawada Somaliland iyo Somaliya, oo lagu wareejinayo Dawladda Somaliya. Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee fooda inagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Waxaa Muuqata in arrinka Citiraaf Raadintu aanu ahayn Mid aad looga shaqeeyay Waxaana cad in la bilaabo Dedaal Aqoonsi Waayo iminka ma Jiro Dhaq-dhaqaaq Aqoonsi’’

Sweden 04. September 2017 (SDN/QJ):- 31 Aguast oo ahayd khamiistii toddobaadkan ayaa waxa baarlamaanka Sweden su’aalo ku saabsan qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland iyo doorka dawladda Sweden lagu weydiiyay golahaas wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Sweden Margot Wallström. Fadhigan oo qabsoomay markii ay xildhibaanadu ka soo noqdeen fasaxii xagaaga ee sannadkan, ayaa waxa wasiirka khaarajiga Sweden su’aalo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood ‘’Waxaad u Baahan Tahay Lamaane Aad Ku Tiirsanaato’’ Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »