Home » 11:25 am
Entries posted on “September, 2017”
Hargaysa 05. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradd Warfaafinta iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa sheegay in masuuliyiinta sarsare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ay ka maarmeen warbaahinta qaranka isla markaana ay hanjabaad iyo diidmo qayaxan kala horyimaadaan marka suxufiyiinta warbaahinta qaranku u tagaan. Wasiirka Warfaafintu wuxuu jawaab adag ka bixiyey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 05. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdikriin xuseen Guuleed ayaa ka mid noqday Siyaasiyiinta sida weyn uga hadlayay falkii dowladda Soomaaliya ugu wareejisay Itoobiya C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ahaa Sarkaal ka tirsanaa ONLF. War Qoraal ah oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook ayaa waxa uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kismaayo 05. September 2017 (SDN/QJ):- Gabar uu dhalay C/Kariim Qalbi-dhagax ayaa kasoo muuqatay baraha bulshadda iyadoo xog dheer ka bixisay qaabkii ay dowladda Soomaaliya ay ku wareejisay aabaheed. Wariye Cabdi Caziiz Afrika oo wareystay gabadhan ayaa waxaa ay sheegtay in aabaheed laga soo qabtay Gaalkacyo, mudo dheerna uu Soomaaliya ku sugnaa, laakiin loo gacan geliyay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 05. September 2017 (SDN/QJ):- Fannaanada Aamina Faarax Wabar dadka qaarna u yaqaanaan Aamina Gacan La’a Waxay ka mid tahay Hoboladii Shamaca u shiday Fanka Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Waa Heesaa Sidoo Kalena Waa Jilaa Masraxeed. Aamina Faarax Wabar Waa Fannaanad Cod halaasi ah ilaahay siiyay Waxaa Kale oo ay si Xarago leh u qaadaa Heesihii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 05. September 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan ka codsatay Mareykanka taageero milatari oo deg deg ah sababtuna waxay ku sheegtay mintidiinta Al-Shabaab ay qorsheynayaan in dalka Iraan ay u dhoofiyaan macdanta Yuuraaniyaamta. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo dhambaal u diray safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Stephen Schwartz, ayaa sheegay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 05. September 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Doorashooyinka Kenya ee IEBC ayaa ku dhawaaqay in 17-ka bisha Oktoobar la qaban doono doorashada madaxweynenimo ee Kenya kadib markii ay maxkamad amartay in mar kale lagu celiyo doorashada. War ka soo baxay guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in musharixiinta kala ah Raila Odinga ee isbahaysiga NASA ee mucaaradka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 05. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska Washington Post ee kasoo baxa dalka Mareykanka ayaa qoray in dowladda Ethiopia ay xaqiijisay in sarkaalka ONLF ee Cabdikariim Qalbi Dhagax uu iskiis isku soo dhiibay. Sida ay qortay Washington Post, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Ethiopia Meles Alem ayaa wakaaladda wararka ee AP u sheegay in dowladda Soomaaliya ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 05. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa magaalada Muqdisho xalay ka dhacay kulan loogu magac daray “Maqal Dadkaaga” kaas oo xukuumadda Ra’isul wasaare Xasan Kheyre ku sheegtay isla xisaabtan u dhaxeeya golaha wasiirrada iyo warbaahinta, marka laga soo tago qabsoomidda kulanka halkaasi kama dhicin wax isla xisaabtan ah, waxaa ay xukuumadda heshay fursad ay ku suuq-geyso […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
New York 05. September 2017 (SDN/QJ):- Golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa bilaabay inay yeeshaan kulan degdeg ah si ay heshiis uga gaadhaan jawaabta laga bixinayo tijaabadii qumbulada haydarojiinta ee ay dhowaan samaysay kuuriyada waqooyi, xilli ay soo kordhayaan dalabyada ah in cunoqabatayn cusub la saaro. Kulanka magaalada Newyork waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Tehran 05. September 2017 (SDN/QJ):- Iiraan ayaa xaqiijisay wararka sheegaya in Wafdi ka socda Dowladda Sacuudiga ku soo wajahan yihiin magaalladda Tehran ee xarunta waddankaasi. Socdaalkaasi ayaa imanaya wax ka yar 2 sanno, kadib, markii ay Dowladda Sacuudiga xidhiidhka u jartay Iiraan, sababo ku Lug leh weerarkii ay Dibadbaxayaasha u dhashay Iiraaan ku burburiyeen Safaaradda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »