Home » 8:25 am
Entries posted on “September, 2017”
Nairobi 07. September 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku hanjabay in aanu ka qeyb geli doonin doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah ee bisha oktoobar dhici doonto. Wuxuu sheegay inuu u baahan yahay dammaanad qaad dhinaca dastuurka ah mana uusan ka bixinin sharraxaad arrintaasi. Isbuucii la soo dhaafay ayaa maxkamadda ugu sarreysa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Myanmar 07. September 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Waddanka Myanmar, Aung San Suu Kyi ayaa sheegtay in Warar been abuur ah laga faafinayo rabshadaha ka socda gobolka Rakhine ee dalkaas, kuwaas oo Sababay in 125,000 oo ah muslimiinta laga tirada badan yahay ee Rohingya ay naftooda kula carareen una qaxeen dalka deriska ah ee Bangladesh. Bayaan ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
New York 07. September 2017 (SDN/QJ):- Qaramada midoobay ayaa sheegtey in tirada Muslimiinta Rohingya ee ka qaxay dalka Purma ee u tallaabay dhinaca dalka Bangaladaash ay haatan marayaan Boqol iyo Saddex iyo Labaatan Kun iyo Lix boqol oo qof. Qaramada midoobay waxa ay sheegty in afar iyo labaatankii saacadood ee ugu danbeeyey Todoba iyo Sodon […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 07. September 2017 (SDN/QJ):- Magaciisu waa Cabdikariim Sheekh Muuse, waxaana lagu naanaysaa Qalbi-Dhagax , taas oo malaha loogu bixiyey calool adeygiisa, balse toddobaadkan wuxuu ruxey quluubta Soomaalida intooda badan, isaga oo noqdey shaqsiga loogu hadal heyn badanyahay baraha bulshada iyo qalabka warbaahinta intuba. Haddii ay kuu tahay markii koowaad ee aad maqlaysid magaca Qalbi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Moscow 06. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee dalka Ruushka Sergei Ryabkov ayaa ku dhawaaqay in haddii uu Maraykanku nidaamka gantaalaha THAAD ku rakibo Kuuriyada Koonfureed iyo Jabbaan ay dawladda Ruushku ku qasbanaan karto in iyaduna ay qaaddo tallaabo jawaab ah oo milateri si ay u ilaaliso isu dheellitirnaanta milateri ee iyaga iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Lubnan 07. September 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Hezbollah ee taageerta ciidamada dowlada Siiriya iyo kooxda la dagaalameysa ee Daacish ayaa markii ugu horeysay isla gaaray heshiis xeer jajab ah. Hoggaamiyaha kooxda Hezbollah ayaa sheegay inuu la kulmay madaxweynaha Syria Bashar Assad, si uu ugala xaajoodo heshiis boqolaal ka tirsan xoogaga Daacish looga daadgureeyey xuduudda Syria iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Seynisyahano ayaa soo saaray qalab cusub oo kaamiro ah taasi oo lagu arki karo waxa ku jira gudaha jirka bini’daamka, waxaana loogu talogalay in loo isticmaalo sababo caafimaad. Kaamiradan ayaa waxaa lagu rakibay illeysyo iyo diirado sahlaya in la arko gudaha ubucda bini’aadamka. Wixii hadda ka horeeyay, shaqaalaha caafimaadka ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Florida 07. September 2017 (SDN/QJ):- Dad badan ayaa la argagaxay aragtida haweeney xaamilo ah oo ku goodinaysa inay iska soo ridayso ilmaha uurkeeda ku jira haddii aysan helin like badan. Haweeneyda reer Florida oo isugu yeerta Saipanting barteeda Twitter-ka, ayaa sheegtay inay leedahay uur afar bilood ah. Maalintii Arbacada, waxay iska qaaday sawir ‘selfie’ […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
New York 07. September 2017 (SDN/QJ):- Safiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa ka hadashay shirkii New York ee lagaga arrinsanayey xiisada cusub ee ka soo kordhay gacanka kuuriya, waxa aanay carrabka ku adkaysay in waqooyiga Kuuriya aan loogu dulqaadan ficiladan ay ku kacayaan. Waxa ay sheegay inay naafoobeen dhammaan taalaabooyinkii dublamaasiyadeed, wakhtigu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kolonbiya 07. September 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Kolonbiya ayaa Shaacisay inay Gaadheen Jab’hada dalkaasi ka dagaalanta ee Magaceeda loo soo Gaabiyo ELN heshiis Xabad Joojineed. Dhinacooda jabhada ELN ayaa xaqiijisay jiritaanka heshiiskaasi. Waa xabbad joojintii ugu horaysay ee labada dhinac ay gaadhaan in badan muddo 50 sanno ah oo khilaaf ka taagnaa. Xabbad joojinta ayaa timid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »