Home » 6:25 am
Entries posted on “September, 2017”
Ankara 29. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Ruushka Mr Vladamir Putin ayaa booqasho ku Tagay Caasimada Turkiga ee Ankara, isagoo halkaasi Kulan muhiim ah kula yeelanaya Madaxweynaha dalkaasi Mr Rajab Dayib Erdogan. Waxa la filayaa in labada Masuul kawada tashadaan Xoojinta xidhiidhka Labada dal ka dhaxeeya iyadoo Turkigu markii u horaysay uu ka Iibsanayo Ruushka gantaalaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Seoul 29. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Koonfurta Kuuriya Mr Moon Jee, ayaa ka sheegay Xaflad lagu Xusaayay Ciidamada Dalkiisa, in Ciidanka qaranku gaadheen Heer lagu Kalsoonaan karo Awoodooda Milatari Iyagoo kala wareegay Ciidamada Maraykanka Xarunti Hawl galka Milatari ee Xaalada Deg dega ahayd. Xaruntan oo lagu Magacaabo “OPCON” Ayaa markii hore Gacanta ugu jirtay Ciidamada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Japan 29. September 2017 (SDN/QJ):- Dalka Japan oo ka mid ah dalalka wax soo saarka wershadaha ku hor maray ayaa hadana waxaa Jirta in Weelku marka uu jabo ay dib u kabaan kaas oo ka qaalisan markii aanu Jabin. Taa waxa Sabab u ah weel ka Jaba waxa lagu laxaamadaa ama lagu Kabaa Dahab, Wuxuu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 28. September 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biix Cabdi, ayaa jawaab adag ka bixiyey hadallo laf-jab ku ah distoorka iyo shuruucda dalka oo uu dhawaan Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Cirro ku dalbaday in hoggaaminta ciidamada qalabka sida oo sida uu ku cad dastuurka qaranka uu masuuliyadooda u wakiishay Madaxweynaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 28. September 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka ku meelgaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa xukuumada kulmiye ku tilmaamay mid xaraashtay magaalada Berbera iyo dhulkeedii. Cabdiqaadir Jirde waxa uu xusay dhibaatooyin uu sheegay in la gaadhsiiyay dekeda iyo guud ahaan Berbera,waxaanu balan qaaday inay ka xisbi ahaan wax badan ka qaban doonaan dhibaatooyinka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 28. September 2017 (SDN/QJ):-Masuuliyiin ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in la waxyeeleeyay Xafiis uu Xisbigoodu ku leeyahay Degmada 26-ka June ee Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Xaafadda Boqol iyo Kontonka. Xoghayaha Golaha dhexe ee Xisbiga UCID Mr. Jiir iyo masuuliyiin kale oo ka mid ah Xisbigaasi oo Saxaafadda kula hadlay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 28. September 2017 (SDN/QJ):-Xisbul-xaakimka Midnimada iyo Horumarka Somaliland ee KULMIYE, ayaa madal si weyn loo agaasimay oo ilyartu isqabatay kusoo dhaweeyey xildhibaanno iyo siyaasiyiin miisaan leh oo kamid ahaa bud-dhigayaashii xisbiyada WADDANI iyo UCID oo si rasmi ah ula midoobay KULMIYE. Soo dhaweyntan loo sameeyey ku dhawaad 30 xubnood oo siyaasiyiin miisaan leh oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 28. September 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay eed ay dawladda Itoobiya u jeedisay oo ahayd inay Somaliland si qasab ah ku baro-kicisay dad qoomiyada Oromada ka soo jeeda oo tiradoodu gaadhayso saddex kun oo ruux. Wasiirka warfaafinta Itoobiya Dr. Ngeri Lencho oo saxaafadda kula hadlay Addis Ababa, ayaa sheegay inay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 28. September 2017 (SDN/QJ):-Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay sababta uu saddexda Xisbi-ba u wada taageeray, uguna qayb galo Munaasibadahooda, waxaanu tilmaamay in Xisbi waliba iyo Musharax walba uu damaciisa ku taageerayo, oo uu dhiirigelinayo. Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, oo u waramay Wargeyska Geeska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 28. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi C.laahi Jawaan oo hore u ahaa La taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka ayaa Maanta Shaaciyey inuu Guud ahaanba Iska Casilay Xubin-nimadii Gudida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »