Home » 8:55 pm
Entries posted on “September, 2017”
Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ay Weheliyaan Saraakiil Matalaysay Xisbiyada Qaranka ayaa Waxay xaruntooda Kulan kula qaateen Xubno ka Tirsan Ururada Bulshada rayidka ah ee Somaliland. Xubnaha ka socday Ururada bulshada Rayidka ah ayaa ku Celceliyey sidii ay Doorashadda Somaliland uga baydhi lahayd fashilkii ku yimid doorashadii waddanka Kenya.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Allay-baday 07. September 2017 (SDN/QJ):- Wefti culus oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmadda Allay-baday iyo deegaannada Idhanka Deeroyahanka iyo Geed-ballaadh oo dhammaantooda ka tirsan Gobolka Gabiley. Weftigan oo hawlo shaqo ku maraya deegaanno ka tirsan galbeedka dalka, kana kooban […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Ucid ayaa sheegay in Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta Somaliland aanay Mudo ka badan Sanad qaadan wax Mushahar ah waxaa kale oo ay ka Jawaabeen Hadal uu Sheegay Wasiirka Warfaafinta oo xusay in Xisbiyada Mucaaridku ay iska diideen Warbaahinta Dawlada. Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Cabdi ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka mid ah Golaha wasiirada Somaliland oo uu weheliyo Gudoomiyaha Hay-adda dhowrista Tayada ayaa Magaalada Hargeysa kaga qaybgalay Munaasibad lagu soo bandhigaayey Mashiin casriya oo lagu hubin doono Tayada dawooyinka iyo agabka la isku qurxiyo ee dalka soo gala.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta gurigiisa ku bookhday Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdiwaarabe) oo xaalad caafimaad u jiifay gurigiisa maalmihii u danbeeyey. Xaaji Cabdikariim ayaa madaxweynaha iyo shacbiga Somalilandba uga mahadnaqay ka warhaynta xaaladiisa, sidoo kalena waxa uu xaajigu u duceeyey qaranka iyo shacbigiisaba, dhinaca kale marwada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Maayerka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa shaaca ka qaaday inaan Shaqaalaha Dawladda hoose ee Hargeysa muddo laba bilood ah wax mushahar ah la siinnin, taasoo ay sababtay inaanay Dadweynuhu bixin badi Cashuurta ku waajibtay, sida uu ku dooday Duqa Caasimaddu. Maayer Soltelco waxa uu sidaa ku sheegay mar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 07. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Maxamed Diiriye Xayd oo Warbaahinta kula hadlayay Magaaladda Burco ayaa faahfaahin ka Bixiyey Roobabka Raxmaadka eebbe ee Dayrta oo ka curtay Jiido badan oo hoos taga Gobolkaas.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani oo Saaka dalka dib ugu soo laabtey ka dib markii uu soo gutey waajibaadkii xajka , waxaana madaarka ku soo dhaweeyey masuulyiinta xisbiga . Musharax Ciro ayaa waxaa warbaahinta kula Hadley dibada isla markaana waxaa uu baaqii ugu adkaa uu u diray Beesha caalamka isaga oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 07. September 2017 (SDN/QJ):- Warar ka soo baxaya xarunta Villa Somalia ee Muqdisho ayaa daaha ka rogay khilaaf soo kala dhex galay Madaxweynaha dawlada Federaalka Somalia Mudane Maxamed C.laahi Farmaajo iyo Raysal Wasaarihiisa Xasan Cali Khayre. Tibaaxan ayaa sheegaya in Farmaajo uu ka dalbaday in Raysal wasaare Khayre is casilo kadib dhaleecayn xoogan oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 07. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kullan ballaadhan oo su’aalo, jawaabo iyo is-xogwaraysi isugu jira la qaatay hablaha aqoonyahanka ah ee kasoo jeeda guud ahaanba gobolka Awdal. Kulankan oo lagu qabtay Hutel Saw ee magaalada Boorama, ayaa waxa guddoomiyaha ku wehelinayey guddoomiye […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »