Home » 6:25 am Entries posted on “September, 2017”

Doodda Qalbi Dhagax: Shan arrimood Dawladda Federaalka Somalia aanay Wax Sharaxaad ah ka Bixin (Akhriso)

Muqdisho 08. September 2017 (SDN/QJ):- Shir aan caadi ahayn oo ay golaha wasiirada ka yeesheen Qalbi Dhagax ayaa markii dambe laga soo saaray war saxaafadeed, waxaana warbaahinta la hadlay wasiirka warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow. Golaha wasiirada ayaa sheegay in dhiibistii Qalbi Dhagax ay ahayd arrin sharci ah oo waafaqsan heshiisyo dhexmaray labada dowladood, Qalbi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xajka ‘’Haweenay Hadh ama Hoos u Noqotay Saygeeda’’ & Sawir Dunnida Muslimka Soo Jiitay oo Saamayn Yeeshay!!!

Maka 08. September 2017 (SDN/QJ):- Muuqaal uu qaaday sawir-qaade ka mid ahaa saxafiyiinta joogay xajkii sanadkan ayaa qabsaday baraha bulshada, kaasoo muujinaya haweeney ka mid ahayd dadkii xajinayay oo saygeeda hoos u noqotay xilli uu tukunayay. Waxay ahayd maalintii 9aad ee Xajka MAALINTA CARAFA la taagnaa, marka uma maleyn sawirqaade Raa’id Alxayaani in sawirkan uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Taariikhda Musilmiinta Myanmar Ama (Burma), Tiradooda Iyo Sababta Ka Danbaysa Gumaadkooda (Warbixin)

Myanmar 08. September 2017 (SDN/QJ):- Myanmar ( BURMA), waa wadan ku yaala koonfur bari Aasia wuxuu xuduud la leeyahay Bangladesh, China, Laos, iyo Thailand. Cabirka dhul ahaaneed ee Myanmar waa 676,578 square kilo meter, wuxuuna ku cabir yahay wadanka France. Tirada dadkiisu a waa 52 million, Magaca Waddanku Waa Jamhuuriyada Myanmar Republic of the Myanmar. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Midowga Yurub oo Adduun Dhaqaale oo Dhan 94 Malyuun oo Lacagta Euro ugu Deeqay Waddanka Tuunis & Waxa lagu qabanayo

Tunis 08. September 2017 (SDN/QJ):- Midawga Yurub ayaa ugu deeqay dalka Tuunis Mashaariic dhinaca horumarinta ah oo ku kacaya aduun dhan  Afar iyo Sagaashan(94)Malyuun oo Euro sidaasina waxa sheegtey wakaaladda wararka dalka Sucuudiga. Mashaariicda lacagtaasi loo qoondeeyey in lagu fuliyo ayaa waxa ay kala yihiin dhinacyada Caafimaadka iy maamulka Guud  ee dalkaasi. Heshiiska mashaariicdan lagu  […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaad Kala Socotaa Shirkii Jaraa’id ee Caalamka Ugu Xumaa? !

Washington 08. September 2017 (SDN/QJ):- Robert Doer wuxuu ahaa siyaasi Maraykan ah, iyo Senatorka  wakiilka u ah Pennsylvania tan,  Sanadkii 1986  ayaa lagu eedeeyay inuu qaatay laaluush, kaasi oo haddii lagu helo uu xukunkiisu noqon lahaa 55 sano oo xadhig. Robert Doer ayaa shir saxaafadeed qabtay maalin ka hor markii xukunkiisa oo maxkamadda ka socday […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sida Ay Dumarka UK uga Faa’iidaystaan Noocyada Kalluumaysiga Ee Kala Duwan

London 08. September 2017 (SDN/QJ):- Kalluumeysigu waa shaqo aad u adag lana xidhiidha in badda saacado badan lagu maqnaado, shaqaduna waa mid culus oo muruq iyo tamar badan u baahan, waxaana inta badan lagu yaqaanaa ragga, balse hadda waxaa aad usoo kordhaya dumarka kalluumeysiga ka shaqeeya. Waxa ka mid ah dumar badan oo ku nool […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Khubaro ka Digtay Maydhashada Badan ee Jidhka Oo Waxyeelo ku ah Caafimaadka Maqaarka !!

Hargaysa 08. September 2017 (SDN/QJ):- Dad badan ayaa ay dhaqan u tahay in ay maalin kasta hal mar maydhaan jidhka oo dhan subaxdii ama gelinka dambe, iyaga oo aaminsan in maydhashada badani u fiican tahay caafimaadka, laakiin xeeldheerayaasha caafimaadku maydhashada waxa ay ka qabaan fikir kaas ka duwan, oo ku bilaabanaya in maydhashadu ay wax […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland:Sagaal Qof oo Galabta & Caawa ku kala Geeriyooday Gobolada Awdal Iyo Saaxil kadib shilal ka dhashay Danab Roob iyo Mid gaadiid!!

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):-Ilaa Shan ruux ayaa Geeriyooday Laba kalena way ku dhaawacmeen Kadib Markii uu Galabta Roob Xoogan oo danab iyo dabayl wataa uu ka Da’ay Deegaano ka Tirsan Gobolka Awdal. Roob xoogan oo Mahiigan ah ayaa galabta ka da’ay Jiido badan oo ka tirsan Gobolka Awdal Warku waxa uu sheegayaa in Tuulada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Cisbitaalka iyo Guryahooda Ku Soo Booqday Taageerayaal Ka Tirsan Xisbigaasi oo Xaalad Caafimaad u Jiifa DAAWO

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr/Xaaji Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka dib soo laabashadiisii safarkii uu ugu maqnaa dalka dibaddiisa iyo gudashada waajibaadka Xajka, waxa uu guryahooda iyo weli ba Cisbitaalo ku yaala gudaha Hargeysa ba uu ku soo booqday dad u jiifa xaalad caafimaad oo ka mid […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga UCID Oo Maanta Xaflad Soo Dhawayn Ah Magaalada Hargaysa Ugu Sameeyay Ururada HALDOOR, IFTIN Iyo SAMO-TALIS Oo Ku Soo Biiray Xisbiga UCID SAWIRO

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Xaflad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana ay soo buux-dhaafiyeen taageerayaasha laxaad-ka leh ee UCID ayaa maanta ka dhacday Hargaysa . Waxaana xafladdan lagu soo dhaweenayay, Xisbigana ku soo biiray ururada ugu miisanka culus ee ka dhisan Caasimadda Hargaysa oo kala ahaa, Haldoor, Samo-talis iyo iftin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »