Home » 3:25 am
Entries posted on “September, 2017”
Washington 10. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maraykanka Mr Donald Trump ayaa Warfidiyeenka Caalamka u sheegay in aanu Qorshaha Xukuumadiisu ahayn Xoog Milatari in lagu Furdaamiyo Xiisada Adag ee ka taagan Gacanka Kuuriya, Hase yeeshee aanay Xukuumadiisu Gacmaha Laaban doonin Hadii ay Gardarada Joojin waydo Kuuriyada waqooyi iyo Horumarinta Gantaalaha. Hadalka Mr Donald Trump waxaa uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylci) ayaa Maanta oo ay bishu tahay 09-09-2017 xadhiga ka jaray wershad cusub oo samaynaysa Taangiyada biyaha ee Gamuur Plastic factory, wershadaas oo laga hirgeliyay Waqooyiga magaalada Hargeysa, gaar ahaan Xaafada Sheedaha. Warshadan cusub ee laga hirgaliyay ayaa waxay samayn doontaa taangiyada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 09. September 2017 (SDN/QJ):-Kulankii baarlamaanka ee maanta oo ahaa mid siweyn bulshada Soomaaliyeed isha uga wada hayeen lana filayay in looga dooddo go’aankii xukuumada Soomaaliya ay ka qaadatay Ururka ONLF iyo ku wareejintii dowladda Itoobiya Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa kooram la’aan u baaqday. Qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KUKLMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey degmada Faro-weyne iyo deegaanno hoos yimaadda oo ay ka mid yihiin Waddo-Makaahiil, Bandar-ammaan iyo meelo kale oo dhammaantooda ka tirsan gobolka Maroodi-jeex. Wefti uu hoggaaminayo murrashaxa Madaxweyna KULMIYE Md. Muuse […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 09. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagay dugsiga tababarka ciidamada ee Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka, isaga oo dhinaca kalana kulan qaatay saraakiisha tababarka ka bixiya dugsiga uu booqday. Maamulka iyo Saraakiisha dugsiga tababarka ciidamada Jeneraal […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-War-saxaafadeed uu soo saaray Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa lagu sheegay in ay aad uga xun yihiin qaabka bina’aadanimada ka baxsan ee ciidamada ammaanka ee xukuumada Myanmar ay ula dhaqmayaan bulshada Rohingya. War-saxaafadeedka ka soo baxay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa sidoo kale waxa loogu baaqay dowlada Myanmar in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Qalabka Warbaahinta Caalamiga ahi soo Gudbinayay Tacadiyo iyo Xasuuq aad u Naxdin badan oo Lagu hayo Muslimiinta Rohinga ee Ku dhaqan dalka Myanmar kuwaas oo la kulma Gabood falo kaga imanaya Ciidanka qalabka sida ee dalkaasi. Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-We are utterly disturbed by the reports and scenes of inhuman treatment of the Rohingya community by the Myanmar security forces. We urge Myanmar government to stop the horrendous violence and the ethnic, and religious cleansing against the Rohingya civilians, and to allow humanitarian assistance to reach those who need it so […]
Posted in news in English | Read More »
Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani, ayaa Mawqifyo isku mid ah ka qaatay dhaqdhaqaaqyadii u dambeeyey ee Masuuliyiinta sare ee Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ka sameeyeen gobollada dalka qaarkood toddobaadkan dhammaaday, isla markaana ku mareen deegaanno kala duwan oo ay Dadweyne ku soo dhaweeyey Khudbado uga jeedinayeen maalmihii u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 09. September 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya una badan Xildhibaanadii kooxda Damul Jadiid ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Sida aan Wararka ku helnay Xildhibaanadan oo tiradooda ay gaareysay ilaa 54 Xildhibaan ayaa ugu dambeyn lagu guuleestyay in lakala furo furo, waxaana go’aankooda bedelay qaar badan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »