Home » 8:25 am Entries posted on “September, 2017”

Pennsylvania: Laba Haween Ah Oo Caalamka Ka Yaabiyey, Kadib Markii Ay Isku Dayeen Inay Baan Dhacaan

Pennsylvania 10. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Pennsylvania ayaa sheegay in ay laba dumar ahi ka dambeeyeen isku day dhac oo lagu doonaayey in lagu dhaco Baan ku yaala Pennsylvania , iyaga oo intaas ku daray in ay baxsadeen labadaasi dumar ahi. Labadan dumar ah ayaa intii aanay soo gelin Baanka waxay soo xidheen dharka ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fal Tuugo Ah Oo Lagu Xaday Faraskii Gaarka Ahaa Ee Madaxweynaha Ruushka Iyo Baadhitaano Lagu Baadi Goobayo Oo Caasimada Ruushka Ka Socda

Moscow 10. September 2017 (SDN/QJ):-Wararka ka imanaya waddanka Ruushka ayaa sheegaya in Faraskii gaarka ahaa ee uu lahaa Madaxweynaha waddanka Ruushka Vladimir Putin la xaday iyada oo aan waliba la ogayn kooxda tuugada ah ee falkaasi kula kacday faraska uu lahaa Madaxweynaha waddanka Ruushka oo lagu magacaabi jiray ‘President’ oo macnaheedu yahay Madaxweyne. Faraskaasi oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Ingiriiska oo Dhimaysa Lacagaha Gargaar ee ay ku Caawiso Dalka Nigeria

London 10. September 2017 (SDN/QJ):-Dowlada Britain ayaa lagu wadaa in ay dhinto lacagaha ay ku bixiso howlaha gargaarka ee dalka Nigeria sannadaha soo socda. Dowlada Ingiriiska ayaa sheegtay in afarta sanno ee soo socota ay dhimeyso boqolkiiba konton dhaqaalihii ku bixi jiray gargaarka oo lagu qiyaasay lacag dhan laba boqol konton iyo sided milyan oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jilaagii ugu Gaabnaa Adduunka ee Is Dilay Markii Loo Bixiyay “Gaabane”! DAAWO

London 10. September 2017 (SDN/QJ):-Jilaaga Ingiriiska ah ee Herve Veltches  wuxuu dhashay  sannadkii 1943, lama arag qof jilaa ah oo ilaa xadkan gaabnidiisu gaadhay. Waxaana uu  caan ka noqday dunida. Sida ay dadku u xiiseeyaan waxa uu la mid noqday jilaaga caanka ah ee Faransiiska ah Mr. Herve John Pierre  oo kaalin muhiim ah ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Saldhig Milatari oo Ku Yaala Caasimada Lesotho o Lagu Khaarajiyey Madaxii ciidamada dalkaasiKhoantle Motsomotso, iyo labo kale oo saraakiil sarsare ah

Maseru 10. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxii ciidamada dalka Lesotho, Khoantle Motsomotso, iyo labo kale oo saraakiil sarsare ah ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday saldhigyo milatari oo ku yaalla caasimadda dalkaas ee, Maseru. Goobjoogayaal ayaa sheegay in saraakiil ay galeen xafiiska madaxi ciidamada ayna toogteen, kahor intii anay dilin labo waaridye oo kale. Raysal wasaare […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Ma Haysaa Xashiish Aad Qubayso? & Xigmada uu Wiilkan yari ka Leeyahay”

Utah 10. September 2017 (SDN/QJ):- Mathew Flores waa wiil 12-sano jir ah oo ka duwan dadka badankooda waayo wuxu jecel yahay qashinka boosta laga soo daadiyo. Ujeedada wiilkan yar ayaa ah inuu ka raadiyo qoraalo uu akhristo. Flores wuxu aad u jecel yahay akhriska wuxuu u yimi ninka boosta ee xaafadda Salt Lake City magaalada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Cunista Tufaaxa Iyo Faa’iidooyinka Uu U Leeyahay Caafimaadka Bani’aadamka

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):-Tufaaxu waa midho ka mid ah khudaarta. Geedka tufaaxa oo saynis ahaan lagu magacaabo Malus domestica waa geed midho macaan leh kaasi oo la cuno khudaarta uu dhalo. geedka tufaaxu wuxuu asal ahaan markii ugu horeysay laga helay badhtamaha qaarada Aasiya, halkaasoo la sheegay in ilaa maanta laga helo noocyo badan oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Reer Safar Dheer u Galay si ay u soo Garaacaan  Gabadh u Dhaxday Wiilkooda!!

Florida 10. September 2017 (SDN/QJ):- Booliska gobolka Florida ee Maraykanka ayaa sheegay in afo iyo saygeedu safar dheer oo 13,000 Km ah u galeen si ay u “edbiyaan” gabadh wiilkooda u dhaxday. Jasbir Kalsi oo 67 jir ah iyo afadiisa Bhupinder oo 62 ah ayaa sheegay in ay ka soo safreen gobolka Punjab ee dalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maraykanka oo Golaha Amaanka Qaramada Midoobay u Gudbiyey Qabyo Qoraal ku wajahan Sidii Cuno qabatayn loogu soo Rogi lahaa Kuuriyada Waqooyi

New York 10. September 2017 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobay in cod loo qaado qabyo qoraal uu Maraykanku soo gudbiyey oo ku saabsan sidii cunaqabateyn loo saari lahaa dalka Kuuriyada Woqooyi. Codsigan ayaa ku baaqaya in dalka Kuuriyada Waqooyi laga joojiyo saliidda, gaaska dabiiciga ah iyo waxyaabaha kale oo batroolka la xidhiidha ee dalkaas laga iibiyo.   […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waxay u Badbaadeen Si Mucjiso ah Kadib Markii Noloshoodu Halis Gashay!!

Florida 10. September 2017 (SDN/QJ):- Sanadkii 2007 qoys kaliya oo ka koobna lamaanaha iyo wiil yar oo ay dhaleen ayay bisadooda Weini habeen badhkii hurdada ka toosisay si ay uga badbaadiso xaaladda halista ee ay ku sugnaayeen oo keenaysa inay dhamaantood dhintaan. Bisadda ayaa dareentay hawada guriga oo bedelantay ka dib markii  hawada  sunta ah ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »