Home » 1:55 pm
Entries posted on “September, 2017”
Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Mudadii Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo hogaaminta qarankan haysay Waxaa Kor u Kacay Boobka lagu hayo Dhulka Danta Guud kaas oo Gaadhay Heerkii ugu Xumaa.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Khilaaf Culus ayaa maalmihii u dambeeyay ka dhex aloosan Gudoomiyaha, Ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf, Waxaanu Khilaafkaasi sababay in Xoghayuhu ka baaqdo oo uu ka hadho Waftigan Hadda ay Masuuliyiinta sare ee Kulmiye […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Shabakadda African News ee faaqida dhacdooyinka dalalka Afrika, ayaa baahisay in Jamhuuriyadda Somaliland ay ku naaloonayso nidaam iyo kala dambayn isla markaana ay ka qabsoomeen doorashooyin macquul ahi. Waxa kaloo warbixintan lagu xusay inay Somaliland muhiim u tahay dagaalka lagula jiro budhcad-badeedda iyo argagixisada. Tifaftiraha Guud ee Wargeyska Dawan, Cumar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 10. September 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul wasaarihii hore ee Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka hadlay Sargaalkii katirsanaa Jabhada ONLF ee dhawaan dowlada Soomaaliya ku wareejisay dowlada Itoobiya. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in khalad weyn aheyd talaabada dowlada Soomaaliya ku wareejisay C/Kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax), waxa uu tilmaamay in sargaalkaasi uu ahaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Myanmar 10. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa aad u kordhay xasuuqa lagu hayo dadka muslimiinta ee Rohingya ee ku nool dalka Myamar kuwaas bilaabay inay ka qaxaan dalkaaasi, waxayna gaadheen illaa 270,000 qof sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Dadka qaxaya ay badankoodu galaya dalka ay jaarka yihiin ee Bangaladish. Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa sheegtay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in Xukuumadda iyo Xisbul xaakimka Kulmiye ay wadaan olole sharci daro ah, oo waliba Xisbiga Kulmiye hantidii umadda loogu ololaynayo,oo Wasiiraddii, Agaasimayaashii iyo Badhasaabadii u ololaynayaan, oo Gaadiidkii iyo Shidaalkii Dawladdana loogu ololaynayo, balse Xisbiga Kulmiye ayaa eedahan iska difaacay, waxba kama jiraana ku tilmaamay. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Maka 10. September 2017 (SDN/QJ):-Inkasta oo uu ku sugan yahay magaalada Barakaysan ee Makka Al Mukarama gaar ahaana Masaajidka Xaramka oo uu Kacbada ku dawaafay in ka badan 700 oo jeer haddana waligii ma aanu gudan waajibaadka Xajka. Arrinkan mucjisada ah oo uu warinayo wargeyska caanka ah ee Al Cukaz ee sucuudiga ka soo baxaa, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh 10. September 2017 (SDN/QJ):-Warbixin ay daabacday CNBC ayaa lagu sheegay in uu jiro qoraal ay soo saareen Eurasia Group oo lagu ogaaday in dalka Sacuudiga uu boqor cusub yeelan doono tobobaadyada soo socda. Qoraalka waxaa lagu sheegay in boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi Casiis uu wiilkiisa Amiir Maxamed ku wareejin doono xilka maalmaha soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Inta badan wakhtiyadan waxa la arkaa in ay xukuumadaha xilal sare ka qabtaan haweenku kuwaasi oo aan wakhtiyadii hore nasiib u heli jirin in ay door ku yeeshaan talada dalalkooda balse muddooyinkan dambe waxa si aad ah u soo kordhaya xilalka aanay hore haweenku u qaban jirin oo ay imika […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
China 10. September 2017 (SDN/QJ):-Buurta lagu magcaabo Tienman oo ah goobta ugu khatarta badan meelaha caalamka loo dalxiiska tago ayaa laga hirgeliyey Biriij dheer oo loogu talo galay in ay dadka dalxiiska u tagaa maraan. Biriijkan oo ay dhistay dawlada dalkaasi Shiinaha oo ay buurtani ku taalo dalkeeda ayaa sheegtay in ay biriijkan u dhistay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »