Home » 4:25 am Entries posted on “September, 2017”

Hogaamiyaha Jarmalka oo dadaal ugu Jirta Sidii Xal Dublamaasiyadeed loogu soo afjari lahaa Xiisada Kuuriyada Waqooyi

Berlin 11. September 2017 (SDN/QJ):- Ra’’isal wasaaraha Dalka Jarmalka Angela Markal ayaa sheegtey in dalkeedu uu diyaar u yahay inuu ka qayb qaato dedaalka loogu jiro sidii hannaan diblumaasiyadeed loogu dhamayn lahaa Banaamijka Nuclear-ka  Kuuriyada woqooyi. Mrs. Merkal oo u waramaysay Shebakada Euro News ayaa waxay tidhi” haddii la doonayo in dalkeedu wada hadalada uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumada Suuriya oo Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay u Xaqiijisay in aanay abid Isticimaalin Hub Kiimiko ah

Dimishiq 11. September 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Suuriya ayaa u gudbisay goleha amaanka ee Qaramada midoobay warqad sheegaysa in ayna waligeed u adeegsan hub kiimiko ah dagaalada sokeeye ee ka socda dalka gudihiisa. Warqadu waxa ay intaasi raacisay in dalka Suuriya ayna jirin hub kimiko ah oo yaala iyo meel lagu farsameeyo toona, taas oo 2011kii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ma la Socotaa in Telefoonada Gacanta ee Mobilku ay ka Jeermis Iyo Wasakh badan Yihiin Suuliyada ?

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis ay sameeyeen khubarado ka tirsan jaamacadda Arizona ee dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in talefanka gacanta oogadiisa sare ay ku dhalato bakteeriya tobannaan jeer ka badan bakteeriyada ku dhalata inta badan ee kursiga suuliga ee lagu fadhiisto. Daraasaddu waxa ay sheegtay in sababta bakteeriyadan keenta ay u badan tahay dadka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Cidii Muuse Biixi Ku odhan lahayd Waad dhacday aynu aragno Iminka ayaa la Odhan kari la’yahay Xeerkaas ayaad Jebisee Hadhow yaa Ku odhanaya Waad Dhacday’’ Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa si adag uga Digay Ololaha Sharciga baalmarsan ee Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ka wado Gobolada dalka. Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse C.laahi oo maanta warfidiyeenada la hadlayay ayaa sheegay in Xisbiga Kulmiye isagoo ka faa’iidaysanaya Dhaqaalihii ummada laga soo uruuriyey Isla […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weriye Yoonis Cali Nuur oo u Xuubsiibtay u Ololaynta Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Weriye Yoonis Cali Nuur oo ka soo Shaqeeyay Idaacada BBC qaybteeda afka somaliga Mudo dheer haatana ah La taliyaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa lagu arkay isagoo u ololaynaya Xisbiga Kulmiye gaar ahaan deegaanada gobolka Gebilay. Yoonis Cali Nuur ayaa si qoto dheer uga sheekeeyey waxyaabaha uu Aduunku ku qiimeeyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashaxa Madaxweyne ee Ucid Mas’uulka Keliya ee Sadex Jeer u tartamaya Jagada Madaxweyne ee Somaliland iyo Siyaasada Isbedel ee Ku lifaaqan DAAWO

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Noqday Murashaxa Qudha ee  sadex jeer u tartamaya Doorashada Madaxweyne ee Somaliland. Waxa uu hore ugu tartamay Doorashadii madaxtinimo ee Somaliland ka dhacday sannadihii 2003-dii iyo 2010-kii waxaanu haatan u Taagan yahay Doorashada madaxweyne ee la filayo inay qabsoonto 13-ka bisha November […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Buuhoodle: Kulan Lagu Taageerayo Wada Hadalada u Socda Somaliland Iyo Khaatumo DAAWO

Buuhoodle 10. September 2017 (SDN/QJ):- Kulan ujeedadiisu ahayd Sidii loo taageeri lahaa wada hadalka u Socda Somaliland iyo Khaatumo ayaa lagu qabtay Magaaladda Buuhoodle ee xarunta gobolkaasi.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waxqabadkii Hay’adaha Dawladda S.land Oo Meesha Ka Baxay Kadib Markii Masuuliyiintii U Xil Saarnaa Shaqadii Qaranka Kaga Mashquuleen Ololaha Hordhaca Ah Ee Xisbul Xaakimka KULMIYE

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Waxqabadkii Shaqo ee Nidaamka Xukuumadda Somaliland ayaa is taagay iyada oo aanay gabi ahaanba jirin wax adeegga ah oo la taaban karo oo ka socda hay’adaha dawladda ee kala duwan gaar ahaan wasaaradaha, Hay’adaha Xukuumadda iyo xafiisyada kale ee dawladda iyo walibaa xataa Golayaasha deegaanka kadib markii Masuuliyiintii qaranka u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Isku Bedel iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xubno ka Mid ah Badhasaabyada Gobolad Iyo Maareeyeyaasha Hay’adaha Madaxa Bannaan

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer madaxweyne oo uu Maanta soo saaray isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida gudoomiyeyaasha gobolada dalka iyo maareeyahaasha hay’adaha madaxa banaan ee dalka. Madaxweynuhu: Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay:                     Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ma Dhabaa In Musharaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga UCID Noqon Doono Mid Ka Mida Siyaasiyiinta Kooxda Khaatumo Kadib Wadahadalka S/land Iyo Khaatumo?

Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid waxaa uu kamid yahay Saddexda xisbi qaran ee ku loolamaaya Tartanka dorashada madaxtanimaada ee dalka ka dhici doonta 13 bisha November ee sannadkan 2017 waxaana xisbiga Musharaxa ka ah Eng Faysal Cali waraabe oo laba jeer oo hore ku guuldaraystaay Tartanka Madaxtiniimada dalka, waxaa xisbigaas […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »