Home » 9:55 am Entries posted on “September, 2017”

Xummada Doorashada,Xafiiltanka Murashixiinta,Kala Jiidashada Bulshada Iyo Xod-Xodashada Weriyeyaashii Hore ee BBC Somali

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Ololaha xisbiyadda Somaliland ee WADDANI, KULMIYE & UCID ayaa maraya meel xaasaasi ah, waxaanay kala jiidanayaan taageerayaal si mid kastaa Ololihiisu u noqdo ka Guusha gaadhsiiya Musharraxiinta u Tartamaysa. Haddaba Loollanka Xisbiyadda KULMIYE iyo WADDANI waxa si weyn uga dhex muuqda Wariyayaal ka tirsanaan jiray Idaacadda BBC-da Laanteeda Afka Somaliga, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaad ka Ogtahay Kooxda ugu Qaalisan Saaxada Kubada Cagta ee Wakhtigan?

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Badanka way adkaataa in kooxda ciyaartooyada ugu qaalisani joogaan la odoroso, balse hadana marka loo eego qiimaha ciyaartooyadeeda lagu heli karo waa wax iska fudud. Waxaana booskan badi ku loolama labada naadi ee reer Spain ee Barcelona iyo Real Madrid oo la odhan karo wakhtigan waa kooxaha ugu adag kubada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wariye Aamina Muuse Weheliye Oo Dawlada Somalia Ugu Baqday Inay Aqoonsadaan Madax Bananida Somaliland DAAWO

London 11. September 2017 (SDN/QJ):- Weriye Aamina Muuse Weheliye oo ka mid ah Dadka ka Cadhaysan Go’aankii ay Dawlada Federaalka Somalia ugu Gacan gelisay Itoobiya Sarkaalkii ka tirsanaa Ururka ONLF ee C.kariin Muuse Qalbi dhagax ayaa ka dalbatay in Xukuumada Somalia maadaama aanay ku shaqaynayn rabitaankii Ummada Somalia ee ahaa u halgamida Shantii Soomaaliyeed inay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muhiimadda Qoddob Fasaqay Wax-Qabadkii Ay Dawladda Hoose Ee Hargeysi Ku Faanni Lahayd & Qorshaha Casriyeynta Jidadka Caasimadda

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Roobab aad  loogu qabawsaday oo ka da’ayay habeenadii ugu dambeeyay caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa  dibeda u soo saaray dhaliilo  muujiyey qorshe xumaan ka dhalatay dhismaha iyo casriyeynta jidadka caasimadda ee ay fulinayso dawladda hoose ee  Hargeysa. Dhaliilahan oo ay badka soo dhigeen roobab habeennadii ugu dambeeyay ka da’ayay Hargeysa  […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Myanmar oo Shaacisay in aanay Samayn doonin Wax Xabad Joojin ah Kadib Dalab ka Yimid Jab’hada Rohinga

Myanmar 11. September 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Myanmar ayaa qaaddacday xabbad joojin bil ah oo ay ku dhawaaqeen jabhadda Rohingya ee gobolka Rakhine. Kooxda Rohingya ayaa ku dhawaaqay xabad joojinta, iyagoo ugu baaqay ciidamada Myanmar inay sidoo kale hubka dhigaan. Balse afhayeen dowladda u hadlay oo lagu magacaabo Zaw Htay ayaa sheegay in Myanmar aysan la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Turkiga oo Mar Kale Dunnida Islaamka & Hay’adaha Caalamiga ah ka Dalbaday inay Gurmad u fidiyaan Muslimiinta Rohinga ee Myanmar

Kazakhstan 11. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka turkiga Rajab dayib Ordogan ayaa mar kale ku celiyey baaqiisa uu ku weydiisanayo Dalalka caalamka islaamka iyo Hay’adaha caalamiga ah inay u gurmadaan Muslimiinta Rohinga ee lagu gumaadayo Dalka Purma. Madaxweyne Ordogan oo ka hadlayey shir madaxeedka dalalka iskaashiga Islaamka oo ka furmay Dalka kasakhistan ayaa waxa uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumada Myanmar oo soo Saartay Qaraar adag oo Qabanaya Muslimiinta Rohinga ee Ka Talaabay Xudduuda dalkaasi!!

Bangladesh 11. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ka tirsan dowlada Myanmar ayaa sheegay in dhamaan Muslimiinta Rohingya ee u qaxay Bangladesh aan loo ogolaan doonin inay dalka dib ugu soo laabtaan. Win Myat Aye oo ah wasiirka dib u dajinta ayaa sheegay in ay dowlada ogolaan doonto oo kali ah in ay soo laabtaan dadka ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaramada Xaqiijiyey Ilaa hada inay u Soo Baxaan Koobka adduunka ee Kal danbe Dhici doona

Moscow 11. September 2017 (SDN/QJ):- Waxa maalmihii ugu dambeeyey socday ciyaaraha isreebreebka koobka aduunka ee sanadka dambe lagu qaban doono wadanka Ruushka, waxaana ilaa hadda xaqiijiyey inay u soo baxaan tartankaasi shan wadan, kuwaas oo Ruushka kula biiri doona loolanka loo gali doono koobka adduunka. Wadanka Brazil oo shan jeer koobka Adduunka soo qaaday ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mid ka Mid ah Wargaysyada ugu Afka dheer Dalka Ingiriiska oo Shaki Geliyey in Khubarada Farsamaysa Nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi aanay Keli ku ahayn Hawshaas!!

London 11. September 2017 (SDN/QJ):- Wargayska Telegraph ayaa sheegay in xukuumadda dalka ingiriisku ay shaki gelisay in khubarada Farsamaynta kuuriyada woqooyi inay keli ku yihiin  farsamaynta barnaamijka Nucleerka dalkaasi. Wasiirka arimaha dibadda dalka Ingiriiska Boriis Jonson ayaa waqti hore waxa uu shaki geliyey inay khubarada kuuriyada woqooyi keligood ku guulaysteen inay soo saaraan barnaamijka Nuclear-ka, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hay’adda Ilaalinta Xuquuqda aadamaha Ciraaq oo Dacwad ku oogi doonta Isbahaysiga Mileteri ee Maraykanku Hogaaminayo & Sababta Keentay

Baghdad 11. September 2017 (SDN/QJ):- Hay’ada ilaalinta xuquuqda aadanaha ee Dalka Ciraaq oo ah hay’ad ku dhowdhow baarlamaanka dalkaasi ayaa waxay ay sheegtay in ay dacwad ku soo oogi doonto isbaahaysiga Milateri ee caalamiga ah ee maraykanku hogaamiyo oo ay ku eedaynayso inay Labo Kun oo qof ku dileen Magaalada Mousel ee Waqooyiga Ciraaq. Warbixin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »