Home » 3:55 pm Entries posted on “September, 2017”

Gudoomiyaha Ololaha Doorashadda Xisbiga Ucid oo Xogwaran Dhinacyo badan Taabanaya Ku Lafo guray Habka uu Xisbiga Ucid u Wajahayo Doorashada Madaxtooyadda Isla Markaana Iftiimiyey Waxa ka Dhexeeya Isaga iyo Wasiirka Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Ololaha Doorashada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Axmed Xirsi Ducaale ayaa ka hadlay qaabka uu Xisbigooda ucid u galayo Ololaha Doorashadda Madaxweyne ee Somaliland la filayo inay ka dhacdo 13-ka Bisha November ee sannadkan. Gudoomiyaha Ololaha Doorashada ee Xisbiga Ucid oo u Waramayay Barnaamijka Milicsiga siyaasiga ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ganacsatada Iyo Muruq Maalka Dekeda Berbera oo ka Qayliyey Qalab Badbaaddada Nafta oo Shirkadda DPW ku soo Rogtay Cid kasta oo Galaysa Dekeda,Maamulka Gobolka Saaxil & Ka Dekeda oo ka Hadlay DAAWO

Berbera 11. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Maamulka Dekedda Berbera ayaa Ka Hadlay Xubno Ganacsato iyo Muruq maalka Dekeda berbera oo Cabasho ka Muujiyey Qalab ay Shirkada DPW ugu Talo gashay Badbaaddada Dadka Galaya Dekedda Berbera Kaas oo Lacag la’aan loogu qaybinayo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Beenisay in Lacag dhan 200 oo Kun oo Dollar looga Saaray Ololaha Murashaxa Muuse Biixi Laba Kastam oo Somaliland Ku yaala DAAWO

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland iyo Saraakiil Kale oo Wehelisa oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa waxba kama Jiraan ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay afhayeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Sheegay in Kastamada Kala baydh iyo Ka Saylac dhaqaale looga saaray Ololaha Murashaxa iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Muuse Biixi Gobolada Galbeedka Cod Ugama Baahna Codkooda Wuu Isku Hubaa Ee Wax kale Ayuu Uga Bahanyahay”.Siyaasi Cabdicasiis Samaale DAAWO

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale kana mid ah Saraakiisha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa Cadeeyay in Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ahna Gudoomiyaha Xisbigaasi Mudane Muuse Biixi Cabdi aanu cod uga baahnayn Gobolada Galbeedka Somaliland maadaama uu haysto Kalsoonida iyo Codadka Goboladaasi. Mudane […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Afhayeenkii Xisbiga Ucid oo Shaaciyey inay Wada Hadal kula Jiraan Labada Xisbi ee Waddani Iyo Kulmiye Kadib Khilaaf soo kala dhex galay Garab uu hogaamiyo iyo Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Maxamed Xasan Khayre Shabaash oo ahaa Afhayeenkii Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid isla markaana hogaaminaya Garab uu sheegay inay ka go’een Xisbiga Ucid ayaa ka hadlay sababaha ay isku seegeen Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. Maxamed Xasan Khayre Shabaash waxa uu sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Tiradii ugu Badnayd oo ka Tirsanaa Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Sallaxley oo Cadeeyay inay ka Baxeen Xisbiga Kulmiye Kuna Biiraya Xisbiga Waddani DAAWO

Sallaxley 11. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaano Ka Soo Jeeda Xisbiga Muxaafadka ah ee KULMIYE Isla Markaana ka Tirsan Golaha deegaanka ee Degmadda Sallaxley ayaa sheegay inay Gebi ahaanba iska Casileen Xilkii iyo Xubinimadoodii Xisbigaasi KULMIYE.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Anigu waxaan u imid inaan dalkayga Barto dhamaantii,  Hadaan imid dalkaygii  Garoowana kasoo degay, Anigoon Dareen Qabin Caawaan Dug leeyahay” Fannaanad Maryan Mursal DAAWO

Garowe 11. September 2017 (SDN/QJ):- Fannaanada Soomaaliyeed  ee Caanka ah Maryan Mursal Ciise  ayaa Booqasho kusoo martay deegaano ka Tirsan Puntland,  oo ay ka mid yihiin magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe. “Anigu waxaan u imid inaan dalkayga Barto dhamaantii,  Hadaan imid dalkaygii  Garoowana kasoo degay, Anigoon Dareen Qabin Caawaan Dug leeyahay” Ayay tidhi. Dhinaca kale Fanaanada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dalada Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee Sonsaf oo Iska Leexiyey eedaymo uga Yimid Xisbiga Waddani oo Ku Wajahnaa inay Ku Milmeen Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Dalada ay ku bahoobeen Ururada Bulshadda Rayidka ah ee Sonsaf ayaa iska fogeeyay eedaymo uga Yimid Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Sheegay inay ku dhex milmeen Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Dib u dhaca Doorashadu wuxuu Nusqaamin doonaa Kalsoonidii Lagu Qabay Somaliland’’ Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay Doorashooyinka S.land Iyo Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyaha

New York 11. September 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Md. Antonio Guterres ayaa dawladda Somaliland ugu baaqay inay damaanad qaado inaan mar kale la arag dib u dhac ku yimid doorashooyinka madaxtooyada iyo Baarlamaanka. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo toddobaadkan warbixintiisa saddex biloodlaha ah ee Somaliland iyo Somaliya u gudbiyay golaha ammaanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Khilaaf Xoogan oo Ka Dhex Qarxay Masar Iyo Senegal Kadib Markii ay Masaaridu diideen Qaraar ay Senegal Hor keenaysay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay si Loogu Canbaareeyo Xasuuqa Ciidanka Myanmar ku Hayaan Qoomiyadaa Rohinga

New York 11. September 2017 (SDN/QJ):- Khilaaf xooggan oo labada dal ee Masar iyo Senegal dhex maray ayaa sabab u noqday in aan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobe la isugu yeedhin fadhi ay ahayd in ay kaga tashadaan xasuuqa ay ciidamada Miyanmaar ku hayaan muslimiinta Rohinja ee muwaadiniinta Miyanmaar ka midka ah. Kulan albaabadu u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »