Home » 11:25 am Entries posted on “September, 2017”

Saxariirkii ka qabsaday Soomaaliya, mucjisadii kaga dhacday Thailand, fursadihii uu ka helay Australia & Xildhibaan uu ka Noqday Somaliland!!

Sydney 12. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska caanka ah ee The Sydney Morning Herald oo ka soo baxa waddanka Australia, ayaa baahiyay in muwaadin u dhashay caasimadda Sydney uu ka mid yahay baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland. Warbixintan waxa wargeyskaasi ciwaan uga dhigay “Nin reer Sydney ah oo Xildhibaan ka ah Baarlamaanka Somaliland.” Waxa qormadan lagu sharraxay duruufihii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Bannaan Bax Lagu Diiddan Yahay Shilin Soomaaliga, Laguna Dalbanayo Shilinka Somaliland Oo Ka Dhacay Bariga Sanaag

Ceel-bu’ 12. September 2017 (SDN/QJ):- Dadweynaha ku dhaqan Degmada Ceel-bu’ ee Bariga Gobolka Sanaag, ayaa iskugu soo baxay Mudaharaad ay kaga cabanayaan Lacagta Shilin Soomaaliga ee Dalka Soomaaliya oo halkaasi laga adeegsado. Dadweyne iskugu jira Waayeel, Dhallinyaro iyo Haween iskugu soo baxay Waddada Wadnaha ee Degmada Ceel-bu’ ayaa taayiro ku gubay halkaasi, iyagoo markii dambana […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sawir Dunnida Danaysa Siyaasadda Somalia Ku Faafay oo uu Sameeyay Wiil Ku Nool Magaaladda Hargaysa & Fariinta uu Gudbinayo

Hargaysa 12. September 2017 (SDN/QJ):- Sawirkan waxa la sameeyay maalmihii ugu horreeyay ee ay taagnayd xiisaddii dhiibitaanka Cabdikariim Qalbi-dhagax oo ururka ONLF ka tirsan taasi oo soomaalida hadal badan ka dhex dhalisay. Sawirkan oo ah jaantus lagu muujiyay heerka shacbiyadda madaxweyne Farmaajo ee markaas oo hoos u dhacday ayaa waxa lagu daabacay warbaahinta bulshada iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

16 Guurada Duqayntii Caan baxday ee Daarihii Mataanaha ahaa ee New York,Xarunta Gaadhaandhiga Maraykanka,Anfariirkii ruxay Quluubta Shacabka Maraykanka & Muuqaaladii Mahadhada Reebay!! DAAWO

New York 12. September 2017 (SDN/QJ):-Shalay Waxay ku beegan tahay 16-guuradii ka soo wareegtay Weerarkii loo adeegsaday Diyaaradaha Rakaabka ee la soo afduubtay ee bishii Sept. 11-dii ee sannadkii 2001-dii lagu burburiyey Daaraha Mataanaha ee Xarunta Hanacsiga Caalamiga (World Trade Center) oo ku yaalla magaalladda New York. Hadaynu yara milicsano Dhacdada Septembert. 11, ee sannadkii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Kenya oo Ku Hanjabay in Hadii Raila Odinga Loo Doorto Madaxweyne inuu Mudo 3 Bilood gudahood ku Waayi doono Kursiga Hogaaminta dalkaasi!!

Nairobi 12. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in haddii Raila Odinga uu ku soo baxo doorashada ku celiska ah ee 17 bisha Oktoobar, in xisbigiisu oo aqlabiyadda baarlamaanka leh uu xilka ka xayuubin doono. Kenyatta oo khudbad u jeedinayay ergo taageerayaasha xisbiga ah ayaa af Sawaaxili ku yiri “Xitaa haddii la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Warbixin Laga Diyaariyay Sababaha Keenay In Aan Laga Guursan Beelaha La hayb sooco Ee Gabooyaha DAAWO

London 12. September 2017 (SDN/QJ):- Guurka Soomaalida ayaanan ahayn oo keliya xidhiidh u dhaxeeya arooska iyo aroosadda balse sidoo kale waxa uu yahay xidhiidh u dhaxeeya qoysas iyo qabiilo. Bulshada Soomaalida dhexdeeda ayaa isdhexgalka guurka ku xidida, balse xaaladda qabiilka Gabooyaha ayaa ka bedalan. Qofkii ka guursadana waxa uu halis ugu jiraa in la deyriyo, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Maxamuud Xaashi oo Baaq u Jeediyey Jaaliyada Somaliland ee Dalka Boqortooyada Sucuudiga

Jeddah 12. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda JSL, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday in Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool dalka Sacuudigu horumar balaadhan gaadhsiin karaa horumarinta xidhiidhka labada wadan, taageerooyin badana ku heli karo dalkeena, hadii ay wadajir ugu hawlgalaan. Wasiir Maxamuud Cabdi iyo wefdi la socday oo socdaal ku jooga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada Norway oo Doorashada dalkiisa ka Socota Ku soo Daray Wiil Soomaaliyeed & Shardi Ku Xidhan DAAWO

Oslo 12. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada iyo Gaashaandhiga dalka Norway Mr. Espen Barth Eide oo iminka ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha ayaa tartanka doorashada dalka Norway waxa uu la soo shir tagay Wiil Soomaaliyeed oo aad u da´yar . Doorashada dalka Norway oo lagu kala bixi doono ayaa xisbiga shaqaalaha ee Mr. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Yaa ka dambeeyay in Aqalka sare ee Somalia Shalay loo gudbiyo Dooda Qaddiyada Qalbi Dhagax ?

Muqdisho 12. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa maalmahan aad u kacsan siyaasada Soomaaliya, waxaana hadal heynta ugu badan ay noqotay Kiiska C/Kariin Muuse Qalbi Dhagax oo loo dhiibay Dowlada Itoobiya, waxaana kiiskan fursadan ay ku neefsadaan ka helay Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Mucaarad ah. Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayna ku jiraan kuwa horey Siyaasada dalka ugu soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hay’ada Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Aadaamaha ee Amnest International oo Sheegtay in Mileteriga Myanmar ay Miinooyin Dhulka Ugu Aaseen Qaxoontiga Rohinga & Khasaaraha ka Dhashay

New York 12. September 2017 (SDN/QJ):- Hayada Amnest International ayaa  ku eedaysay milatariga Maynamer inay miinooyin u aaseen qoxoontiga Qoomiyada Rohingya ee ka qaxaya dalkaasi. Qoxoontigan ayaa ka soo cararaya dilal iyo tacadiyo ay u geysanayaan ciidamada dalka Maynamer. Sida laga soo xigtay hayada ugu yaraan laba qof ayaa ku dhawaacmay markii ay la qaraxay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »