Home » 11:33 am Entries posted on “September, 2017”

Tirada Soomaali ay Qoymiyadda Oromadu Ku Xasuuqday Deegaanka Jaadka Haawadaay ee Dalka Itoobiya

Haawaday 14. September 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan 36 Qof oo Soomaali ah, ayaa habeen hore illaa shalay lagu dilay deegaanka Hawadaay ee Bariga dalka Ethiopia, kuwaas oo ay si badheedh ah u xasuuqeen Dad ka tirsan Qoomiyadda Oromada oo ah Dadka tiro ahaan ugu badan Dalka Itoobiya. Dilalkan ayaa daba socda rabshado u dhexeeyay maalmihii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weftiga Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Booqday Dekedda ugu weyn Imaaraadka ee Jabal-Cali ee Dubai oo DP World Gacanta ku Hayso

Dubai 14. September 2017 (SDN/QJ):-Wefti ay hoggaaminayso Wasiirka Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo socdaalkeeda uu ku wehelinayey Wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo Safiirka soamliland ee isku taga Imaaraadka Carabta ayaa kormeer ku gaalaa bixiyey dekeda weyn ee Jabal Cali oo ay maamusho shirkada DP World, Waxaanay soo mareen dhamaan qaybahaasi kala duwan ee Dekedda. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sawir Saamayn Yeeshay oo Qiiro ku Abuuray Dunnida Muslimka oo laga soo Qaaday Tacadiyada Qoomiyada Rohinga!!

Bangladesh 14. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa baraha bulshadu si weyn u qabsaday sawir dad badan khiiro ku abuuray oo laga soo qaaday Qaxootiga qowmiyada muslimiinta Rohingya ee soo gaaray dalka Bangaladesh. Sawirka ayaa muujinaya wiil dhalinyaro ah oo ka mid ah qaxootiga halkaas yimid kaasoo labadiisa waalid oo da’ ah ku soo qaatay dhabarka.   […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baarlamaanka Somali oo Isku Raacay inay Gudi Baarlamaan soo Baadhaan Qadiyadii Dhiibistii C.kariin Qalbi Dhagax DAAWO

Muqdisho 14. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo kulankoodii shalay dood adag ka yeeshay go’aanka xukuumada ee ka dhanka ahaa Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, ayaa siweyn ugu kala qeybsamay arintan iyo tallaabada ay qaaday xukuumada. Taradii ugu badneyd xildhibaannadii ka hor hadashay baarlamaanka waxaa ay siweyn u soo dhaweeyeen go’aanka xukuumada, iyaga oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Markii u Horaysay oo Haweenay Muslimad ah Loo Doortay Hogaaminta Waddanka Singapore

Singapore 14. September 2017 (SDN/QJ):- Haweeney muslimad ah ayaa madaxweyne loogu doortay dalka Singapore Markii ugu horreysay in ka badan 47-sanno. Halimo Yaqub oo 62 jir oo kana soo jeeda Qowmiyadda Malaay ee looga tirada badan yahay dalkaasi ayaa si doorasho la’aan ugu guuleysatay xilkaasi ka dib, markii ay Guddiga Doorashadda sheegeen inuusan jirin Musharax […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Somalia oo Martiqaad ka Helay Dawlada Qatar Kadib Markii ay Go’aan Dhex Dhexaad ah ka qaadatay Xayiraadi Isbahaysiga Sucuudigu ku soo Rogeen & Kulan Muhiim ah oo uu Ka Baaqanayo

Muqdisho 14. September 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Qadar ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ku casuuntay shir gaar ah oo la filayo in bishan uu ka dhaco magaalada New York ee dalka Mareykanka. Sii Hayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohamed oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa labo casuumadood soo kala […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gantaalo Casri ah oo Turkigu u soo Iibsaday Difaaca Cirka & Dhaqaalaha Hor dhaca ah ee Kaga baxay

Ankara 14. September 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Turkiga ayaa Ruushka ka iibsanaysa Gantaalo Casri ah oo loogu tala galay difaaca cirka, waxaana Heshiiskan labada dowladood kala saxikixdeen uu noqonayaa mid xriirka labada dhinac sii xoojinaya. Ruushka ayaa ogolaaday in dowlada Turkiga ka iibiyaan Gantaalada casriga ee lidka diyaaradaha ee S-400, waxaana hubkan difaaca cirka loogu tala […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ma la Socotaa Akhriste in Biyo Cabista badani ay Qofka ka Ilaaliso Labada Nooc ee Cudurka Kansarka ee Ku dhaca Kaadi haysta iyo Xiidmaha?

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda daryeelka caafimaadka aasaasiga ah ee dalka Qatar ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in biyo badan oo qofku uu cabbaa ay ka hortag u noqon karto laba nooc oo ka mid ah kansarka. Warmurtiyeed rasmi ah oo ay hay’addu ku faafisay barta ay ku leedahay barkulanka bulshada ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Cinabka oo La Ogaaday inuu Xoojiyo Caafimaadka Maskaxda,Dheef-shiidka, Indhaha,Caloosha,Sanbabada iyo Wadnaha!!

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Cinabka oo ka mid ah cuntooyinka xilliga xagaaga soo go’da ee si isku mid ah ay carruurta iyo waayeelkuba u jecel yihiin ayaa ay xeeldheerayaasha caafimaadku caddeeyeen in uu leeyahay faa’idooyin caafimaad oo tiro badan. Qormadan oo uu Wargayska Geeska Afrika Afsoomaali u rogay waxa aynu ku eegaynaa qaybaha ugu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sagaal Weydiimood oo Loo aqoonsaday in Dadkii ugu Badnaa ay Sanadka Ku Baadheen Google-ka

London 14. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska Daily Telegraph oo ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa dhowaan baahiyey warbixin uu ku eegayo su’aalaha ugu badan ee ay dadka dunidu jawaabahooda ka dhex raadiyaan bogga baadhista internet caanka ku ah ee Google. Si’aalahaas oo lagu eegay su’aal kastaa nuxurka jawaabta ay raadinayso iyada oo aan la eegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »