Home » 2:18 pm
Entries posted on “September, 2017”
Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Dadkii Soomaalida ah ee Qoomiyadda Oromada ee Dalka Itoobiya ay Toddobaadkii hore ku laayeen Magaalada Hawaday. Sheekh Aadan-Siiro waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay Sida uu u arko inay Dawladda iyo Shacabka Somaliland uga gaashaaman karaan dhibaatooyinka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Ardayda fasalada afraad iyo siddeedad ee loo soo dhajiyay imtixaankii shahaadiga ahaa ayaa hada dhigaya mudaharaado. Wararku waxaa ay sheegayaan in ardaydan mudaharaadaysaa ay yihiin ardaydii dhacday imtixaanaadkii shahaadiga ahaa. Waxa kale oo ay wararku intaas ku darayaan in badi ardayda dugsiyada sare ee fasalada afraad ay badankoodu daateen imtixaankii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jig-Jiga 16. September 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa shaaca ka qaadday in ugu yaraan 23 Ruux oo cunay Jaad Sumaysan oo laga keenay Deegaanka Oromada Itoobiya ay xanuunsadeen, isla markaana Dhakhtarrada loo dhigay Xanuunka ay ka qaadeen Qaadka Sumaysan ee ay Cuneen . Wasiirka Xafiiska Adeegga Bulshada iyo Horumarinta Shaqaalaha Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Axmed […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jig-Jiga 16. September 2017 (SDN/QJ):- Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay xabaalaha gidhibka ee caasimada deegaanka jigjiga dadkii shacabka somalida ahaa ee sida axmuqnimada ah loogu xasuuqay hawaday ee deegaanka oromada dadkaasi oo ay tiradoodu dhantahay 40 qof ayaa maanta waxa lagu aasay xabaalaha gidhibka 18 qof. Waxaana aaskan qaran […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Wasaarada waxbarashada JSL ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday natiijada imtixaanaadkii dugsiyada sare ee fasalada afraad iyo kii dugsiyada dhexe ee fasalada sideedaad.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Shaaciyey Dhamaadka Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha ee Guud ahaan Gobolada dalka. Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Mudane C.qaadir Iimaan Warsame oo ka hadlayay Munaasibad lagu shaacinayay dhamaadka hawlgalkii Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha ayaa u Mahadnaqay Cid kasta oo kaalin ku lahayd dhamaytirka qaadashadii kaadhka codbixiyaha Waxa uu Gudoomiyaha Komiishanku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Waxa uu Mar labaad ku Celiyey Balanqaad sas ku riday Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye oo ku wajahan inuu Lacag badan u Kordhin doono Ciidamadda qaranka Somaliland hadii uu hogaaminta dalka ku guulaysto. Mudane C.raxmaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Haldoor Barkhad Jaamac Batuun ayaa sheegay inay tahay gef sharci in xubno ka mid ah Bah’da garsoorku ay u ololeeyaan xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye. Xoghayaha Caddaalada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxa uu Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa soo saaray Wareegto uu Bahda Garsoorka ugaga digayo inay ku milmaan Siyaasadda Dalka isla-markaana dhex galaan Xisbiyada Qarankan. Wareegtadan ayaa Guddoomiyuhu wuxuu ku sheeyay inay Mabnuuc tahay in Bahda Garsoorku dhex gasho Siyaasadda, kuna Milmaan Xisbiyada, sidaa darteed Ciddii dhex gasha laga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- La taliyaha Murashaxa Madaxweynaha WADDANI ee arrimaha dibadda Marwo Faadum Siciid oo ka hadlaysay Madal uu Xisbigeedu ku qaabileyay Taageerayaal ka soo Jeeda Gobolka Saaxil oo ku soo Biiray Xisbiga Waddani ayaa cod dheer ku sheegay in ay ku faraxsan tahay in beeshii ay ka soo jeeday ay gebi ahaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »