Home » 7:25 am
Entries posted on “September, 2017”
Tunis 17. September 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Tunuusiya ayaa meesha ka saartay sharci dumarka u diidayay in ay guursadaan ragga aan Muslimiinta ahayn. Arrintan ayaa timid bil ka dib markii madaxweyne Beji Caid Essebsi uu ku baaqay in meesha laga saaro sharcigaas. Hadalkaas ayuu ku soo daray khudbaddii uu ka jeediyay maalinta qaran ee dumarka dalkiisa. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 17. September 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa sheegtay in aanay haboonayn inay sii socdaan khilaafaadka u dhexeeya dalka mareykanka iyo Ruushka. Af-hayeen u hadashay wasaaradda arimaha dibadda dalka mareykanka ayaa waxay sheegtey in Xoghayaha arimaha dibadda dalka mareykanku uu aaminsan yahay in khilaafka siyaasadeed ee labada dal u dhexeeyaa ay haboon […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ankara 17. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga Mr: Rajab Dayib Ordugaan oo shir jaraa’id ku qabtay caasimada dalkiisa ee Ankara ayaa sheegay in dawlada Turkigu marnaba ogolaanayn in gobolka Kurdistaan noqdo dawlad ka madax banaan fadaraalka Ciraaq. Mr: Ordugaan waxa uu intaasi ku daray in aftida laga qaadi doono dadweynaha gobolka kurdistaan tahay mid aan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Roma 17. September 2017 (SDN/QJ):- Dalalka Ingiriiska iyo Talyaaniga ayaa ku heshiiyey in laga shaqeeyo sidii looga joojin lahaa dalka Liibiya Tahriibinta dadka ee sharci darrada ah ee marinka ka dhigtey. Safiirka dalka ingiriiska ee dalka Liibiya u fadhiya oo kulan kula yeeshay Caasimada dalka Libiya dhigiisa dalka Talyaaniga u fadhiya Liibiya ayaa waxa uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bar ya 17. September 2017 (SDN/QJ):- Qaramada midoobay ayaa sheegtay inay shan iyo labaatan Qof ugu yaraan ku dhinteen Kumanaan qof-na ay ku bara kaceen dagaal qowmiyadeed oo ku dhex maray labo maleeshiyo Dalka Badhtamaha afrika. Warar kale oo ku saabsan dagaalkaasi ayaa waxay iyana sheegayaan in Toban qof ay ku dhinteen Konton kalena ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 16. September 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Ciro) ayaa sheegay in Muuse Biixi, Musharaxa xisbiga Kulmiye uu qiray in arimaha dibada uu kaga fiican yahay Cabdiraxmaan Ciro, isla markaana Mushkilado badan oo dalka haysta xalkeeda uu u arko Somaliland oo aqoonsi Caalamiya hesha. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) waxa kale oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi galinta JSL Cismaan C/laahi Saxardiid(Cadaani) oo ay wehelinayaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Madaxdda Waxyaaha Wasaaradda ayaa Maanta Kulan la qaatay Shaqaale weynaha Wasaaradda Warfaafinta & Wacyigelinta. ”Inaynu Ummada Somaliland u Gudbino War sax ah oo Xaqiiqada ku Salaysan Isla markaana laga dheeraado Buun buunin” […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceerigaabo 16. September 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Magaaladda Ceerigaabo ka Dhacay isu soo bax ay Sameeyeen dadweynaha ku dhaqani ay Cabasho kaga Muujiyeen Qiimaha Laydhka oo Shirkada Korontada ee Magaaladdaasi ay Kordhisay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Kumannaan qof ayaa ku barakacay colaadda u dhexeysa Soomaalida iyo Oromada Itoobiya. Weriyaha BBC Kalkidan Yibeltal ayaa maqaalkan ku eegaya waxa ay colaadda salka ku hayso iyo in la joojin karo. Adisu Arega oo u hadlay dowlad deegaanka Oromiya ayaa BBC sheegay in 18 qof oo 12 ka mid ah ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jowhar 16. September 2017 (SDN/QJ):-Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle lagu doortay Madaxweynaha cusub ee maamulkaasi, kadib doorasho xiiso badneed ay ku tartameen ilaa sideed Musharax. Madaxweynaha Hirshabelle waxaa loo doortay Maxamed Cabdi Waare oo helay codad gaaraya 74 cod halka Musharaxii ay ku tartamayeen wareegii ugu dambeeyay Doorashada Daahir Cabdulle Cawaale uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »