Home » 11:55 am Entries posted on “September, 2017”

Xisbiga Waddani oo Toban Kun oo Dhallinyaro ah Ka Hawlgalinaya Ololaha Doorashada ee ay galayaan DAAWO

Hargaysa 17. September 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa shaaciyey in Xisbiga WADDANI uu diyaar garoobay olalahii Doorashada Madaxtooyada Somaliland, isla mar ahaantaana ay qaabeeyeen sida oo kale na ay qorsheeyeen qaabka ay u galayaan Ololaha Doorashada isaga oo sida oo kale na badka soo dhigay in ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Khilaaf Xoogan oo ka Dhex qarxay Wasaaradda Cusub ee Dhaqanka Iyo Dalxiiska iyo Shaqaalihii Wasaaradaas oo Cabasho la hor tagay Hay’ada shaqaalaha dawlada DAAWO

Hargaysa 17. September 2017 (SDN/QJ):- Waxa uu khilaaf xoogani ka dhex qarxay Madaxda ugu saraysa ee Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland kaas oo u dhexeeya Wasiirka wasaaradda dhaqanka iyo Dalxiiska iyo agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi oo Wasiirku xafiiskiisa ka xidhay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Duruufaha Qalafsan ee Ku Gedaaman Nolosha Biyooleyaasha Caasimadda Hargaysa Iyo Baaq ay Xukuumada u Direen DAAWO

Hargaysa 17. September 2017 (SDN/QJ):- Duruufo adag oo dhinaca nolosha ah ayaa ku gadaaman biyoolayaasha caasimada Hargeysa, waxaanay xukuumada Somaliland ugu baaqeen inay hoos u eegaaan duruufahooda islamarkaana ay ka warheyso.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Inta Uu Jiro Hal Qof Oo Shacabka Ogaadeeniya Ah Oo Dhibaataysani Nama Dhibayso Geeridu” Qalbi Dhagax DAAWO

Muqdisho 17. September 2017 (SDN/QJ):- Waraysigii ugu dambeeyay intaan la qaban Taliyahii Ciidanka ONLF Cabdikariin Sheekh Muuse “Qalbi Dhagax” ayaa waxaa uu si adag ugu hadlay in aanay dhibayn dhibtay ay duurka ugu jiraan in uu hal qof oo Ogaadeeni dhibaataysan yahay.   Waraysigan ayaa noqoday  mid aad loogu xasuusto Qalbi Dhagax.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Dhexe ee Federaalka Itoobiya oo Shaacisay inay Boqolaal ka Tirsan Qoomiyada Oromada Xabsiyada u Taxaabtay Kuwaas oo Lug ku leh Dadkii Soomaalida ahaa ee Lagu laayay Haawaday

Addis Ababa 17. September 2017 (SDN/QJ):- Waxa la xidh-xidhay  Boqolaal qof oo  ka mid ah dad ku eedaysan  inay masuul ka ahaayeen dhimashada iyo barakaca ka dhashay xurgufta u dhexaysa degaannada  qowmiyadaha  Soomaalida iyo Oromada, sidaas waxa  shaaciyay  Jimcihii Wasiirka Isgaadhsiinta ee Itoobiya, Dr. Negeri Lencho Siday faafisay wakaalladda wararka  Itoobiya ee ENA, Wasiirka Arrimaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Qalin Jabinta Dufcadii 5aad Ee Jaamacadda Tima-cade ee Magaalada Gabiley SAWIRO

Hargaysa 17. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland  iyo Wafti uu hogaamiyey ayaa ka qeyb galay Xaflada Qalin Jabinta Jaamacada Timacade ee Magaalada Gabiley oo ay ka qalin jabiyeen Dufcadii 5aad.   Munaasibad balaadhan oo loo sameeyey qalin jabinta Ardayda Timacade ayaa waxaa goob joog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaarada Somaliland oo Isugu soo ururay Gegida Dayuuradaha ee Caasimadda Somaliland ee Cigaal International Airport!!!

Hargaysa 17. September 2017 (SDN/QJ):- Madaarada Somaliland ee shaqaynaya ayaa u muuqda inay ku soo urureen wakhtigan garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa, ka dib markii ay dawladda Somaliland madaarka Berbera ku wareejisay dawladda Imaaraadka Carabta oo ka samaysanaysa saldhig milatari. Warar uu Wargayska Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland madaarka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiye ku-xigeenka Buuhoodle Oo Ka Hadlay Lacago Faalso Ah Oo Ganacsatada Lagu Dhacay Lagana Keenay Somalia!!

Buuhoodle 17. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Buuhoodle Jaamac Dheeg Cartan, ayaa ka hadlay  sicir barar iyo lacago faalso ah oo aad u saameeyay ganacsiga Buuhoodle isla markaana uu tilmaamay in ay sababtay in ganacsigii gobolku  uu istaagay oo dadkii meheradaha lahaa ay sheegeen in aanay waxba iibinayn, kadib markii lagu dhacay lacago faalso […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Macluumaad Wejiyo badan leh oo Ku saabsan Muslimiinta Rohinga ee Dalka Myanmar ee Xasuuqa ba’an lagu hayo

Myanmar 17. September 2017 (SDN/QJ):- Rohinja waa isir laga tiro badan yahay oo muslim ah, kana mid ah ah muwaadiniinta dalka Miyanmar oo aqlabiyadda dadkiisu ay aaminsan yihiin diinta Buudhiisam ka loo yaqaann. Inta badan ee dadka Miyanmar waxa ay cadow ku yihiin dadka muslimiinta ah oo ay u arkaan in ay yihiin dad diinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gargaar Cunto oo Loo Diray Muslimiinta Rohinga ee Dalka Myanmar

Burma 17. September 2017 (SDN/QJ):- Dalka Indunisiya ayaa Gargaar Cunto ah u direy Muslimiinta Rohinga ee ka barakacay Gobolka Raakhiin ee dalka miyan-maar ka dib markii lagula kacay tacadiyo isugu jira dil iyo bara kicin,. Muslimiinta laga tirada badan yahay Rohinga ayaa waxay tacadiyo isir gumaad ah kala kulmeen Ciidamada dalka Miyanmaar iyo dadka Buudiiska […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »