Home » 12:25 pm
Entries posted on “September, 2017”
Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa shaaciyey Wakhtiga la qabanayo Shir aan Caadi ahayn oo Golaha dhexe ee Xisbigaasi uu ku soo dooranayo Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka ee Xisbigaasi. Shir-jaraa’id oo ay ku qabteen Hargeysa Xoghayaha Golaha dhexe ee Xisbiga UCID Jiir Cali Madoobe iyo Masuuliyiin kale, ayaa waxay ku sheegeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Oodweyne 18. September 2017 (SDN/QJ):- Munaasibad lagu daah-furayey naadiga Akhriska,qoraalka iyo dhaqanka ee loogu magac daray alle ha u naxariistee Abwaan Cali Sugule Duncarbeed ayaa lagu qabtay xarunta dawlada hoose ee magaalada Oodweyne.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):- Inta badan dhallinyaradda Qoomiyada Oromada ee Ku sugan Somaliland ayaa qabta shaqooyin ay ka mid yihiin Nadiifinta gaadiidka,Baalashka, Qoditaanka Musqulaha iyo Wixii la mid ah. Hadaba wixii ka danbeeyay falkii axmaqnimada ahaa ee Magaaladda Haawaday ee Kililka 4aad ee Oromada Itoobiya oo lagu laayay dad ganacsato ah oo ka soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 18. September 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ahaa wefti balaadhan oo xisbigaasi ka tirsan oo socdaal ugu baxay Gobolka Togdheer ayaa sheegay in safarkoodani uu daaran yahay u diyaargarowga bisha ololaha doorashada oo mudo koobani ka hadhsan tahay. Xirsi Cali Xaaji Xasan, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 18. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ka dhacay banana bax lagu diidanaa Cashuur la sheegay in lagu kordhiyey qaadka Miirooga oo uu keeno ganacsade Maxamed Jabuutaawi. Waxay dibad baxayaashu fariin u direen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 18. September 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Shirkadaha bixiya adeegyada aasaasiga ee Biyaha iyo Laydhka ee lagu magacaabo SHABA iyo ALOOG ee magaalada Boorama ayaa Ciidammada Boolisku xidh-xidheen, ka dib markii ay dadweynaha magaaladaas kaga cawdeen inay ka qaadan waayeen lacagta Shillinka Somaliland, iyagoo sheegay inay ka doorbideen lacagta doolarka. Saraakiisha ciidanka booliska degmada Boorama ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai 18. September 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa la filayaa todobaadyada soo socda inay inay Somaliland usoo dirto cutubyo Ciidamo ah, kuwasoo sheegay inuu saldhig u noqon doono Madaarka Magaaladda Berbera. Ma jiro War si cad arrinkaa daboolka uga qaaday oo kasoo baxay dawladdaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabta. Hase-yeeshee sida lagu sheegay Warar Wargeyska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gar-adag 18. September 2017 (SDN/QJ):- Muwaadin Siciid Aadan Siciid Ayaanle oo ka soo jeeda deegaanka Gar’adag oo ka tirsan gobolka Sanaag ayaa gaadhi ugu deeqay xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Gaadhigan oo uu sheegay muwaadinku inuu ugu talo galay in Xisbiga Waddani uu ku galo hawlaha ololaha doorashada Madaxtooyada Somaliland oo mudo bil ka yari […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 18. September 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Sool, ayaa lagu eedeeyay inay Magaalada Laascaanood ku xanibeen Raashin Mucaawimo ah oo Maamul-gobolleedka Puntland u soo direen Dad ku caydhoobay Abaartii Dalka ka dhacday dhawaan, kuwaasi oo ku nool deegaannada hoos taga degmada Ceegaag ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland. Guddoomiyaha Degmada Ceegaag Axmed Ciise Cawil oo Shalay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boosaaso 18. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada booliiska maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay lacago shilin Soomaali faalso oo lagu soo qariyay fuustooyin, waxaana lacagahan been abuurka ah la doonayay in la galiyo Suuqa magaalada Boosaaso. Ciidanka booliiska ee ku sugan Koontaroolka laga galo magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay gaari ay saarnaayeen fuustooyin lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »