Home » 1:27 pm Entries posted on “September, 2017”

Nuxurka Go’aan Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Somalia kaga Joojiyey Codayntii Shirkii Guud ee Qaramada Midoobay & Sababaha ay Codkeeda Ku weyday

Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska Geeska Afrika, ayaa helay qoraal uu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Dr. Antonio Guteres,  codaynta shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay ee ka socda New york uu kaga hor istaagayo Soomaliya iyo saddex wadan oo kale. Qoraalka uu xogyaha guud qoray oo ku taariikhaysan 7 September, wuxuu u diray madaxweynaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Labada Xisbi Mucaarid ee Ucid Iyo Waddani oo Qaadacay Xeerka anshaxa Doorashadda Iyo eedaymo ay u Jeediyeen Komiishanka Iyo Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):- Labada Xisbi Mucaarid ee Ucid Iyo Waddani ayaa gebi ahaanba ka baxay Heshiis ku Saabsan Xeerka anshaxa Doorashada Madaxtooyadda oo kulan ku saabsan ay la lahaayeen Komiishanka Doorashooyinka,Ururada Saxaafada. Waxay ku doodeen Mas’uuliyiinta Labada Xisbi Mucaarid in Xukuumadu dabada ka riixayso Xeerkan isla markaana ay rabto inay xubno ku yeelato […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ku eedeeyay inay Jarjareen Calanka astaanta Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamud Cali Saleebaan Ramaax ayaa Ku eedayay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani inay Jarjareen Calanka astaanta u ah Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suuqyada Somaliland oo laga la’ Yahay Khudradii ay Bulshadu Isticimaali Jirtay & Saamaynta Qoysaska ay ku Yeelatay !!DAAWO

Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii cisho ee u danbeeyay Suuqyada somaliland laga dareemayaa Khudaartii ka iman jirtay dalka Itoobiya oo laga la’ yahay suuqyada somaliland Kadib Rabshadihii ka Dhacay Kililka Oromada Itoobiya oo ay ka iman jirtay Khudrada ugu badan ee Suuqyada Somaliland laga isticimaalo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Komishanka oo Qabtay Kulan lagaga Dooday Anshaxa Saxaafaddu u gudbin doonto Wararka Xisbiyada Wakhtiga doorashada Madaxtooyada DAAWO

Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):-Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa Hargeysa ku qabtay kulan lagaga doodayo Anshaxa Warbaahintu ku baahin doonto ama u gudbin doonto Wararka Xisbiyada UCID, Waddani iyo Kulmiye wakhtiga Ololaha iyo xilliga doorashada Madaxtooyada ee u muddaysan 13-ka 11-aad 2017. Kulankaas oo Guddiga doorashooyinku ku qabteen Huteel Guuleed ee magaalada Hargeysa, waxaa ka qaybgalay, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sababaha Keenay inuu Gudoomiyaha Gobolka Hawd uu Maanta Isaga Casilay Xil hayntii Gudoomiye-nimo ee Gobolkaas DAAWO

Hargaysa 19. September 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyihii Gobolka Hawd ayaa Maanta Waxa uu Shaaciyey inuu si rasmi ah Xilkii Gudoomiyaha Gobolkaasi isaga Casilay kadib duruufo badan oo adag oo ka hor yimid awgeed.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya oo Wadahadal u bilaabay Soomaalida iyo Oromada, Amarro-na Faray DAAWO

Addis Ababa 19. September 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Federaalka Itoobiya, ayaa Kulan nabadeed lagaga wadahadlay Colaadda Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee Itoobiya ugu qabatay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalkaas, kulankaas oo ay ka qaybgaleen Madaxda labada Ismaamul iyo Odayaasha Dhaqanka labada dhinac, ayuu Raysal-wasaaraha Itoobiya ka sheegay inay dawladdu tallaabo adag ka qaadi doonto cid kasta oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Idaacada BBC Somali ku dhaliilay in War ay Raaligelin ka Bixiyeen aanay ka Saarin Bogooda Internet-ka & Digniin uu u Diray DAAWO

Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaaradda warfaafinta & Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan Cadilaahi Saxardiid Caddaani ayaa waxa uu ka hadlay raali-galintii ay idaacadda BBC-da laanteeda af-ka soomaaligu ka bixisay war lidi ku ah Somaliland, oo ay doraad baahisay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weftigii Gollaha Wasiirada Somaliland ka tirsanaa oo kullan la yeeshay Masuuliyiinta ugu sareeya Shirkada DP World

Dubai  18. September 2017 (SDN/QJ):- Weftigii Gollaha wasiirada Somaliland ka tirsanaa ee booqashada ku joogay dalka Imaaraadka Carabta ayaa kullan muhiima la yeeshay saraakiisha ugu sarsareysa shirkadda DP World ee gacanta ku haysa dekadda Berbera. Kullanka oo ay dhanka Jamhuuriyadda Somaliland uga qayb baleen wasiirada A/dibadda DR. Sacad cali Shire, Wasiirka Maalliyada Zamzam Cabdi Aadan, Wasiirka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maalintii Lixaad oo Qaadkii ka iman Jiray Dalka Itoobiya aanu soo Gelin Suuqyada Somaliland iyo Isbedelada Bulshadda DAAWO

Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhawaan ka dhacay Magaaladda Haawaday fal lagu gumaaday ganacsatada qaadka ka soo qaadi jiray deegaankaasi ee Keeni jiray Suuqyada Somaliland. Inkasta oo Caasimadda hargaysa iyo qaar ka mid ah Magaalooyinka Somaliland la keenay qaadka Miirooga oo laga keenay dalka Kenya iyo Jaadka Waddaniga ah ee dalka ka baxa ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »