Home » 6:55 am Entries posted on “September, 2017”

Sucuudiga: Isu Diyaarinta Maalinta Aasaaska Dalkaasi & Diyaarad Shiraac Ka Samaysan Oo Sababtay Dhimasho Iyo Dhaawac !

Riyadh 21. September 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan dad ku nool dalkaasi Sucuudiga ayaa waxay ku hawlan yihiin u diyaar garawga xuska maalinta aasaaskii boqortooyada dalkaasi, dad badan ayaa waxay u dalxiis tagaan goobaha dalxiiska ee kala duwan halka dadka qaarna ay noloshooda halis u galiyaan sidii ay u samayn lahaayeen waxyaabo la yaaba amase ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Nin Cuntooyinka Fudud Ku Iibiya Waddooyinka Newyork Oo Jaamacado Ka Jeediyay Muxaadarooyin Oo Codsi & Ballan Qaad Ay U Fidiyeen Jaamicado Kale !

New York 21. September 2017 (SDN/QJ):- Dedaalku waa arrin aad u muhiim ah sidoo kalena waxa hubaal ah in qofka si dhab ah u dedaala uu hadafkiisa gaadhayo.     Xaatim Al-jasmi waxa uu u dhashay Dalka Masar waxay da’diisu tahay 48 jir waxa uu leeyahay huteel uu ku sameeyo cuntooyinka fudud waxa aanu ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Khasaaraha Ka Dhashay Dhul Gariirkii Ku dhuftay Mexico oo Kor u Kacay & Dabaqyo dhaadheer oo dhulka galay

Mexico 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya dalka Mexico ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay dhul-gariir xooggan, oo cabbirkiisa lagu qiyaasay illaa 7.1 Magnitude. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa ku soo waramaysa in dhimashadu ay haatan marayso illaa 134 qof. Dhul-gariirka ayaa sababay inay burburaan dhismayaal kala duwan oo ku yaalla caasimadda dalkaas, haatanna […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Booliska Uk oo Gacanta Ku dhigay Laba Nin oo Kale oo Ku eedaysan Weerarkii Banbaano ee Xarunta Tareenada London

London 21. September 2017 (SDN/QJ):-  Booliska Ingiriiska ayaa sheegey in ay soo xidheen laba nin oo kale oo lala xidhiidhinayo inay qayb ka ahaayeen danbiileyaashii ka danbeeyay weerarkii bombaano ee toddobaadkii hore ka dhacay xarunta tareenada London, halkaasoo ay ku dhaaawacmeen 30 qof. Masuuliyiinta Britain ayaa sheegey in dadka la xidhay ay kala yihiin, nin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sannad Wanaagsan Iyo Curashada Sannadka 1439 ee Tirsiga Islaamka ee Hijriyada oo Maanta Kowsatay & Somaliland oo Shaqaalaha dawlada fasaxday

Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):-  Waxaa Khamiista Maanta Kow ah Sannadka cusub ee 1439 ee Taariikhda Hijriyada,Waxaana Guud ahaan dunnida islaamka iyo gaar ahaan Somaliland maanta laga soo dhawaynayaa Curashada sannadkan cusub. Shaqaalaha dawlada ayaa la shaaciyey inay maanta fasax ka yihiin hawlihii shaqo ee ay qaranka uga mas’uulka ahaayeen si loo weyneeyo Sannadkan Cusub […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dareenka Ardaydii Maanta ka Qallin Jebisay Jaamacada Hargaysa & Dhacdooyin Somaliland ku Cusub DAAWO

Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah ardaydii Maanta ka qallin jebisay Jaamacadda Hargaysa oo ay weheliyaan Waalidkooda ayaa ka dareen celiyey Munaasibadii ay Maanta ku qallin Jebiyeen.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Ka  Qayb galay Qallin Jebinta in Ku dhow Kun iyo Laba Boqol oo arday oo ka baxay Jaamacada Hargaysa DAAWO

Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ay Weheliyaan Xubno kamida Golaha Wasiirada ayaa ka qayb galay Xaflada ay ku qalin Jebinayeen 1,126 Arday oo ka baxay Jaamacada Hargaysa. Munaasibada qalin jebinta waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Jaamacada Hargaysa Dr Maxamud Yuusuf Muuse oo Sheegay in ardaydan qallin jebisay ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dareenada Ku Xeeran in Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Saaxada Siyaasada Somaliland uu Wax Cusub ku Soo Kordhiyo!!

Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):- Waxa loo wada dheg taagayaa kulan uu golaha dhexe ee xisbiga UCID isugu iman doono Sabtida oo lagu soo saari doono murashaxa madaxweyne-xigeen ee doorashada garab istaagi doona Md. Faysal Cali Waraabe oo ah murashaxa madaxweyne ee xisbiga. Dadka siyaasadda Faysal la socday bilihii u dambeeyay ayaa aaminsan in Faysal Cali […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dowlada Somalia oo ka hadashay in loo diiday Codkii ay lahaayeen Shirka Qaramada Midoobay

New York 20. September 2017 (SDN/QJ):- Qoraal kasoo baxay xafiiska Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guteres ayaa lagu caddeeyey inaysan wax cod ah dhiiban karin afar dal ay ku jirto Soomaaliya kuwaa oo bixin Lacagaha Qaaraanka ee ku waajibka ah dhamaan dalalka xubnaha ka ah UNka. Guteres qoraalka kasoo baxa ayaa shardi looga dhigay dalalkaasi iney bixiyaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dood Xiiso badan oo lagu Falanqaynayo Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiyadda Ucid,Kulmiye & Waddani DAAWO

London 20. September 2017 (SDN/QJ):-Halkan ka daawo dood Xiiso badan oo logu Falanqaynayo Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiysda Ucid Kulmiye Wadani doodan oo uu soo qaban qabiyey baraamijka Dareenka Shacabka iyo wariye Duraan Daawasho Wacan waxyaalahii ugu xiisaha badnaa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »