Home » 10:55 am
Entries posted on “September, 2017”
Oodweyne 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Daad Madheedh Axmed Diiriye Cabdilaahi isla markaana ay qayb ka ahaayeen Isuduwaha wasaaradda deegaanka,Taliyaha Qaybta Booliska & Madax dhaqameed ka tirsan Gobolkaasi ayaa si rasmi ah u joojiyey Deegaamayn cusub oo laga waday meel u dhow deegaanka Cali Cawad.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- C.laahi Maxamed Ducaale waa 27 Jir waa Wiil Dhalinyaro Ah Oo Noloshiisa Lasoo Kifaaxay Xaalado Adag Oo Midiba Mid Kadarantahay Caruurnimadiisii Oo Uu La Kowsaday Agoonimo,rajanimo,labadiisa gacmood oo miino jartay,labadisa indhood oo uu waayay aragooda,balsee jaamacad dhameeyay tii labaadna wada Siday Se Ugu Suuro Gashay?
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daa,uud ayaa Kulan la Yeeshay Gaadiideeyda Biyaha u soo u Dhaamiyaha Caasimadda iyagoo ka wada hadlay in aanay kordhin Karin qiimaha ay biyaha bulshada kaga iibinayaan
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 21. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Booliska Gobolka Saaxil, ayaa Hawl-gal ballaadhan oo ay ka sameeyeen Magaalada Berbera waxay ku soo qab-qabteen Dhowr iyo Labaatan Tahriibayaal Reer Somaliland ah, kuwaasi oo lagu Hayey Guryo halkaasi ku yaalla, lana doonayey in Doonyo laga saaro Xeebta Berbera. Tahriibayaashan oo ay ku jireen illaa 8 Hablood oo aad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Xadhigga ka jaray isticmaalka qeyb kamid ah qalabkii loogu talagalay in lagula socdo saadaasha hawada, taasi oo qayb ka ah Qalab lagu Maamulayo Hawada Dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto. Munaasabadda xadhigga lagaga jarayay qeybtan cusub […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin u hadlay labada Xisbi Mucaarid ayaa sheegay in aanay Saxeexayn Xeerka Saxaafada iyo Xeerkii Anshaxa doorashada oo dhawaan la rabo in la Saxeexo Waxayna xuseen in Labadaas Xeer Wixii ka dhinaa ay ku dareen hasa yeeshee diidan yahay sida ay yidhaahdeen Wixii talooyin ah ee ay ku darnay iyagoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo isugu jira Madaxda Is-maamulka Oromada iyo salaadiin uu kamid yahay Suldaanka Guud ee qowmiyada oromada ayaa ku soo wajahan caasimadda Somaliland ee Hargeysa waxaanu socdaalkoodani noqonaaya kii ugu horreeyay ee madaxda Is-maamulka Oromadu ku yimaddaan Somaliland, waxaana ujeedada socdaalkani daaran yahay dejinta colaadaha ka dhex qarxay dadka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 21. September 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Mareykanka ayaa u sheegtay Itoobiya in ay baadho 55 qof oo la sheegay in ay ku dhinteen dagaal qowmiyadeed ka dhacay Bariga dalkaasi Toddobaadkii hore. Ugu yaraan 50 kun oo kale ayaa barakacay tan iyo markii dagaalka uu ka dhacay xuduudda gobollada Soomaalida iyo Oromada ee Itoobiya. War qoraal […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 21. September 2017 (SDN/QJ):- Inkasta oo dunidu mar kasta oo ay magaciisa maqasho markaaba soo xasuusato xukunkiisa mayalka adag iyo dadaalka uu ugu jiro awoodda Nukliyeerka oo dunida kaga jaqaaq siiyey taasina keentay in ay quwadaha waaweyni fadhiga xammili waayaan haddana waa kan Kim Jong-Un, Madaxweynaha da’da yar ee waddanka Woqooyiga Kuuriya oo la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Texas 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska The Sun ee ka soo baxa carriga Ingiriiska ayaa sheegay in saynisyahanno u dhashay Maraykanku ay heleen xayawaan aad u weyn, muuqaal cabsi abuurayana leh oo isaga oo bakhti ah yaalla badda xeeligeeda, magaalada Texas ee dalka Maraykanka. Xayawaankan oo sida muuqata ay bannaanka badda u soo tuurtay duufaantii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »