Home » 7:52 pm
Entries posted on “September, 2017”
Hargaysa 23. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Axmed Muumin Seed oo Wakhti dheer soo ahaa Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa dhaliilo u soo jeediyey Hogaanka Xisbigaas oo uu sheegay inay Miciin bideen inay Madax dhaqameed u diraan Gobolada Somaliland si ay Taageero ugu raadiyaan Murashixiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay cabashada ka taagan dekedda Berbera ee lagu wareejiyay shirkadda DP world, waxaanu sheegay in cabashooyinka qaarkood la xaliyay, qaarna lagu gudo jiro. Sidoo kale wuxuu wasiirku ka hadlay halka uu marayo saldhiga milatari ee Imaaraadka Carabta laga siiyay dekedda Berbera. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa doortay Musharraxa jagada Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbigaas, waxaana Xafladda doorashada ka dib halkaas Khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyey Guddoomiyaha ahna Musharraxa Madaxweynaha Xisbigaas Faysal Cali Waraabe.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
New York 23. September 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay khudbada dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyaay shirka Golaha Guud ee QM ee magaalada NewYork ee Dalka Mareykanka isagoo kaga hadlay xaaladda Soomaaliya. Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaarah Soomaaliya ayaa khudbadiisa kaga ahdlay dhinacyada, ammaanka,siyaasadda,dhaqaalaha, dagaalka ka dhanka ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Maanta shaaciyey Murashaxa Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbigaas kaas oo mudo dheer laga sugayay sida uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaasi u soo Cugan lahaa. Siyaasigan oo Madaxweyne Ku Xigeenka ugu tartamaya Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid oo ka soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. September 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa sheegay in isaga iyo Beesha uu ka soo jeeda ee Maxamed Daa’uud ay isla garteen inay Xisbiga Waddani ay ku biiraan, waxaanu tilmaamay in Xisbiga Kulmiye ay Beeshiisu ku hungawday, oo wax alaale waxa uu u qabtay aanay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. September 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka warramay Taariikhda Hijriga iyo Sannadka cusub ee Islaamka ee 1439-ka oo Doraad Curtay. Sheekh Aadan-Siiro oo Xuska Sannadka Cusub ee Islaamka awgeed khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Taariikhda Hijriga, ayaa ka warramay Taariikhda Higriga bilowgeedu inuu ahaa Wakhtigii uu Nebiyullaahi Muxamed ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dila 23. September 2017 (SDN/QJ):- Odayaal iyo Dhalinyaro Reer Dila ah, ayaa Xukuumadda talada Somaliland haysa ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Maamulka dawladda hoose ee Degmada dila ku eedeeyey Masuuliyadda Dilka Wiil Dhalinyaro ah oo lagu dilay degmada Dila oo ka tirsan gobolka Awdal. Wax-garadka, Odayaasha Dhaqanka iyo Dhalinyaradaa Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey Dilka Wiilka dhintay Allaah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somamaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa Deeq Lacageed ku wareejisay Cisbitaallada Gabiley iyo Wajaale. munaasibad lagu qabtay Magaaada Gabiley ay ka qayb-galeen Masuuliyiinta Cisbitaalka Dhimirka iyo maamulka degmada Gabiley. Lacagtan ay wasiirka Maaliyadu ku wareejisay Maamulka Cisbitaalka Dhimirka uu qadarkeedu dhamaa 10,000 toban kun oo Doollar. Maayirka Degmada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 23. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha haya tallada Dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa ku tilmaamay go’aankii maxkamadda sare ee lagu laalayay doorashadii Madaxtinimada dalkaas Inqilaab lagula kacay dalka Kenya. Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday doorashadii Madaxtinimada ee dalkaasi ka dhacday, kaddib markii siyaasiyiinta xisbiga mucaaradka ugu weyn dalkaa dacwad u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »