Home » 6:55 am
Entries posted on “September, 2017”
New York 25. September 2017 (SDN/QJ):- Diyaaradaha dagaalka ee bambooyinka waaweyn xambaara ee Maraykanku ayaa dulmaray meel u dhow xeebaha bari ee Kuuriyada Waqooyi. Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay inay ahayd dhoolatus ay wasaaradda difaaca Maraykanku ku muujinaysay ilaa heerka ay gaadhsiisan tahay awoodda Maraykanka iyo go’aamada uu qaadan karo madaxweyne Trump. Pentagonka ayaa sheegay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai 25. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska al-khalij ee dalka isutaga imaaraadka Carabta ayaa sheegey inay Caalamku ku fashilmeen xal ka gaadhista dhibaatada iyo deganaansha la’aanta ka aloosan dalka Liibiya. Wargeysku waxa uu tilmaamay in halkii Caalamku tallaabooyin horuumara u qaadi lahaayeen xal ka gaadhista dhibaatada dalka Liibiya ay jiho khaldan u socdaan, taasina ay markhaati […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Israeli 25. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Gaashaan dhiga israa’iil Mr,Lebarman ayaa werwer ka muujiyey isla markaana ku tilmaamay xadgudub Gantaaklka Cusub ee Dalka Iiraan uu tijaabiyey kaasi oo ridadiisu ay gaadhayso ilaa laba kun oo kiilo mitir. Wasiirka Gaasaandhiga Israa’iil waxa uu tilmaamay Gantaalkaasi ay Iiraan tjaabisay uu yahay mid saamayntiisa ku yeelan kara dalka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Istanbul 25. September 2017 (SDN/QJ):- Kow iyo Labaatan qof oo u badan Qaxoonti kurdiyiin ah ayaa ku dhintay ka dib markii doon ay ku safrayeen kula qaraqantay Badda Madaw ee dalka Turkiga. Wakiilka Ururka Qaxoontiga Ciraaqiyiinta ee dalka Turkiga jooga Rowsi Casiis ayaa sheegay in kow iyo labaatan qof oo qaxoonti ahaa oo u badan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxeen caruurtii xalay galinkii dambe (24.09.2017) dabkii ka qarxay Xaafadda Ibrahim Koodbuur ee Hargeysa ku naf waayey kuwaasi oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. September 2017 (SDN/QJ):-Afar caruur ah oo isku qoys ah ayaa ku geeriyooday dab xaley qabsaday gurigooda oo ku yaala xaafada Sheedaha ee magaalada Hargeysa. Dab ayaa qabsaday guriga 2:30AM habeenimo wakhti caruurtu huruday waxaana caruurtu ay ku dhinteen guriga gudihiisa,dhaawaca ayaa sidoo kale soo gaadhay hooyada dhashey caruurta. Baadhis ayaa lagu wadaa sababta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. September 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Madaarka Cigaal ee Caasimadda Hargaysa waxay ka soo dejiyeen qaybo ka mid ah agabka codbixinta doorashada madaxtooyadda ee la filayo inay dalka ka qabsoonto 13-ka bisha November ee sannadkan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 24. September 2017 (SDN/QJ):- Dhul Boob baahsan ayaa ka socda Magaalo Xeebeedka Berbera gaar ahaan dhulka raadsiga ah ee Dekeda berbera kadib markii ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka iibisay ganacsato kala duwan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. September 2017 (SDN/QJ):- Dalalka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ayaa go’aan ku gaadhay inay si weyn uga dhex muuqdaan hanaanka ay doorashada madaxtooyada Somaliland u qabsoomayso. Culayska iyo xaasaasiyada ay doorashadani leedahay darteed, dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ayaa indho gaar ah ku eegaya doorashadan. Warar uu Wargayska Geeska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon), ayaa ka hadlay koox deblay ah oo maandooriyaha Khamriga ka ganacsanayay oo askari boolis ah ku dilay gobolka Sool iyo shaqaaqo ka dhalatay socdaal Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI uu ku tegay gobolka Awdal oo markii ay degmada Dila gaadheen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »