Home » 11:55 am
Entries posted on “September, 2017”
Hargaysa 25. September 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah Madax-dhaqameedka waaweyn ee Somaliland ayaa maalmo kooban gudahood waxa uu Fagaare ka muujiyey taageerada uu u hayo xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI oo uu midba mar bulshada horteeda ka sheegay sida uu u taageersan yahay kadib markii uu si cad Suldaan Maxamed muddo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. September 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. September 2017 (SDN/QJ):- Hooyo Aamina Cabdiqaasaali waaa muwaadinad Somalilander ah islamarkaana degan xaafada Siiney ee degmada Axmed Dhagax, waxaanay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Taliyaha ciidanka Booliska Sarreeyo guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ay ka codsatay in arrinta saddex wiil oo ay dhashay hoos loo eego. Hooyadani waxaa ay taliyaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa 25. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska The Repoter ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee Itoobiya, ayaa shalay warbixin dheer ka qoray caqabadaha hortaagan gaas dabiici ah oo ay dawladda Itoobiya doonayso inay ka dhoofiso deegaanka Kaluuba iyo Hilaala ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Wargeyska ayaa sheegay in qorshe ay dawladda Itoobiya doonaysay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe oo ay Xafiiskiisa ku booqdeen aar ka mid ah Warfidiyeenka Somaliland ayaa warbixin ka siiyey Dhulka koofurred ee Madaarka Hargaysa oo Madaxweynuhu xayiray 1200 oo Miter oo ka baxsan Xayndaabka Madaarka Cigaal International Airport , Qaadka ka soo dega Madaarkaas […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 25. September 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu hogaaminayo Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Kormeer ku maraya deegaano ka Tirsan Gobolka Togdheer. Hogaamiyaha Waddani ayaa deegaano badan waxa uu ka soo furay Xafiisyo uu jiidaas ku yeelanayo Xisbiga Waddani Isagoo dhanka kalena Xaflado u sameeyay taageerayaal la sheegay inay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qaahira 25. September 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Masar ayaa ka cadhootay, shaqadiina ka joojisay Shiikh ka mida culimada Azhar ka dib markii uu hees ka qaaday barnaamij uu ka qeyb galay oo toos uga socday Telefishin ku yaala dalka Masar. Sheekh Ehab Yunis ayaa marti ku ahaa barnaamij ka baxa telefishanka ONTV ee dalka Masar, wuxuuna […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 25. September 2017 (SDN/QJ):- Tododobaadkii ugu horreeyay tan iyo intii lasoo daabacay buugga xusuusteeda ay kaga hadlayso haweenaydii ku guul daraysatay in ay Madaxweyne ka noqoto waddanka Maraykanka ee Hillary Clinton ayaa waxaa lagu soo warramayaa in uu noqday buuggii loogu iibsashada badnaa dunida in muddo ah isaga oo maalin walba kumannaan nuqul oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Delhi 25. September 2017 (SDN/QJ):- Professor VN Parthiban, oo wax ka dhiga jaamacad ku taalla magaalada Chennai ee dalka Hindiya wuxuu qaatay in ka badan 145 degree jaamacadeed oo uu ku urursaday mudadii 30-ka sano ahayd ee lasoo dhaafay. Mana laha qorshe uu ku joojiyo wax-barashada waqtiga nolosha uga dhiman isagoo doonaya in uu sii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 25. September 2017 (SDN/QJ):- Dacwad oogaha Guud ee Dalka Kenya ayaa soo saaray qaraar amraya in baadhitaan lagu sameeyo Xubno ka mid ah Guddida doorashooyinka Keny oo lagu eedaynayo inay galeen danbiyo kala duwan xiligii ay qabanayeen doorashadii Madaxkamada sare ee Kenya ay laashay. Dacwad ooge Keriako Tobiko ayaa ka dalbaday Ciidanka booliska iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »