Home » 1:24 pm
Entries posted on “February, 2017”
Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Dhacdadan Fajaca iyo Amakaaga Galisay Bulshada Qaybeheeda Kala Duwan Ayaa Ka Dhacday Todobaadadii Ina Soo Dhaafay Magaalada Hargeisa. Mid Kamid Xaafadaha Magaalada Hargeisa oo ka tirsan degmada Axmed Dhegax Ayaa Dhawaan Waxa Isku Aroosay Lamaane Wiil iyo gabadh Waxaana Wiilkan Arooska Cusub Galay Ka Shaqeeyaa Mid Kamida Warshadaha Kala Duwan ee Soosaara […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxar-diid (Caddaani) iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan-Cirro, ayaa si fool ka fool ah isku waydaarsaday hadallo Weerar iyo weerar celis ah, ka dib markii ay si wada jir ah uga qayb-galeen Munaasibad Hargeysa lagu qabtay. Wasiirka Warfaafinta, oo sidoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Cabdi Good Abees ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo Waxa uu Ku Taageeray Xadhiga Agaasimaha Telefishanka Star ee Magaaladda Hargaysa oo Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Ku Jira Saldhiga Dhexe ee Magaaladda Hargaysa.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta waxa u furmay ajandahooda kalfadhiga 62-aad,halka shirgudoonka golahaasi warbixin ka siiyey xaalada dalka halka ay marayso.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Xaaladda Adag ee Maanta Somaliland marayso. Sheekhu wuxuu Xukuumadda ku canaantay Xadhigga Agaasimaha Telefiishanka Star Maxamed Baashe Xaaji Xasan, kaasi oo Toddobaadkii hore Xukuumaddu xidhay, iyadoo lagu eedeeyay inuu ka soo horjeedo Saldhigga Dawladda Imaaraadka Carabtu ka samaysanayso Magaalada Berbera.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Raxma Cabdi Muxumed, oo ah gabadh dhallinyaro ah ayaa ka sheekaysay sixir lagu qabtay oo dabadeed sabab u noqday in la kaxaysto, balse ay markii dambe ka soo fakatay ka dib markii uu miyirkeedii u soo noqday. Raxma oo degen xaafadda Xero-awr ee magaalada Hargeysa, ayaa waxay sheegtay in gabadh da’ ahi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa 36-jir reer Gebilay ah u magacaabay Madaxa Ololaha heer qaran ee Xisbiga doorashada madaxtooyada Somaliland ee bisha October ee sannadkani la filayo inay dalka ka qabsoonto. Sida ku cad warqad uu ku saxeexan yahay Musharraxa Madaxweynaha ee xisbigaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, waxa loo magacaabay inuu noqdo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 25. February 2017 (SDN/QJ):-16-kii sano ee la soo dhaafay, Soomaaliya waxaa ka jiray wasiirro lagu keenay 4.5 iyo mar uun wasiir i dhaha, wasaarado boorso lagu wato, wasiir kasta marka la magacaabo waxaa uu wasaaradda iyo shaqadeeda ka dhigaa mid beeleed, waxaa intaa dheer wasiirro magacooda la maqlo maalinta la magacaabo, waxqabadkoodana aan la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay Madaxweynaha cusub ee Somaliya, waxaanu ugu baaqay inuu ixtiraamo madax banaanida iyo qaranimada Somaliland, waxaanu sheegay in aanay cidna uga habraynin jiritaanka Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo wareysi gaar ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Afhayeenka Xukuumadda, Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa shaaca ka qaaday in laanta afsoomaaliga ee BBC-du ay ka baydhay wararkii xaqiiqada ku dhisnaa ee lagu yaqaanay. Waxa kale oo uu sheegay in idaacadaas aad moodo in Xamar laga xukumo. Waxaanu xusay inay qoraalo hore […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »