Home » 12:55 pm Entries posted on “February, 2017”

Kooxo Soomaali-Masiixiyiin Ah Oo Markii Ugu Horraysay Taariikhda Soomaalida Si Muuqata Meel Fagaare Ah Isa Soo Taagay Taageerana U Muujiyey Madaxweynaha Cusub Ee Muqdisho DAAWO

Oslo 26. February 2017 (SDN/QJ):- Soomaali Masiixiyiin ama Kirstaan ah oo isa soo urursatay ayaa kulan ballaadhan oo ay ku yeesheen dalalka Yurub waxa ay markii ugu horraysay taariikhda Soomaalida iyaga oo u nidaamsan hab urursan oo abaabulan waxa ay u hambalyeeyeen Madaxweynaha dhawaan loo doortay Maamulka Muqdisho ee dalkaasi Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaar Kamida Shaqaalihii ay DP World Shaqada Ka Caydhisay Oo Warbaahinta La Hadlay Iyo Baaq Culus Oo Ay Xukuumadda Udireen DAAWO

Berbera 26. February 2017 (SDN/QJ):- Qaar Ka Mid ah Shaqaalihii ay Shirkada DP World ee Marsada berbera Maalgelinaysa ay Shaqada ka Saartay Ayaa la Hadlay Warbaahinta isla Markaana Fariin adag u Diray Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilanyo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Natiijada Ka Soo Baxday Kulankii Kama Danbaysta ahaa ee u dhexeeyay Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DPW,Yaa Guul Jooga?DAAWO

Dubai 26. February 2017 (SDN/QJ):- Weftigii Ka Socday Xukuumadda Somaliland ee Socdaalka Ku Joogay Dalka Imaaraadka Carabta ayaa Soo Gabo Gabeeyay Heshiiskii Dhex maray Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DPW ee Ku Saabsanaa Maalgelinta Dekeda Berbera, Iyadoo Shirkada Dpw Ay 1 Bisha March La Wareegayso Hawsha Dekeda Berbera. Danjire Baashe Cawil oo isagu furay hadalka ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Qaadka Itoobiya Inooga Yimaada Waa In lagu Bedelo Kaluunka Badaha Somaliland Ceegaaga’’ Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland DAAWO

Hargaysa 26. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Somaliland Mudane Cali Jaamac Faarax Buureed ayaa Ka Warbixiyey Safar uu Kaga soo laabtay Dalka Kenya.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gaadiidka Tagaasida ee Caasimadda Hargaysa oo Banaan Bax Cabasho ah Soo Bandhigay & Dulucda ay Fariintoodu Tahay DAAWO

Hargaysa 26. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Hargaysa ee Caasimadda Somaliland Bannaan Bax Cabasho ah ka sameeyay Gaadiidlayda Tagaasida ee Hargaysa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamadda Nabadgalyada Waddooyinka oo Hawl gal Culus Ka Wada Gudaha Caasimada Hargaysa DAAWO

Hargaysa 26. February 2017 (SDN/QJ):- Ciidamadda Nabadgalyadda Waddooyinka ayaa Magaaladda Hargaysa ka wada Hawlgal Laxaad leh oo Ku Saabsan Daleewaradda Bilaa Liisanka Iyo Gaadiidka Bilaa Sharciga ah.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suxufi Raage Oomaar oo ka hadlay Dhagar-qabeyaasha lagu Casuumay Caleemo-Saarkii Farmaajo

London 26. February 2017 (SDN/QJ):- Raage Cabdillaahi Oomaar oo ah suxufi iyo qoraa caalami ah oo dunida laga qaddariyo ayaa muujiyey sida uu uga xumaaday in xafladdii lagu caleemosaarayey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ee lagu qabtay Maddaarka Muqdisho lagu casuumay Jeneraal Moorgan oo ka tirsanaa saraakiishii sarsare ee xukuumaddii Kali-teliye Maxamed Siyaad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Sheegtay Xiliga ay Bilaabayso Talaalka Cudurka Dabaysha DAAWO

Hargaysa 26. February 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Shaacisay inuu Dalka ka Bilaabmayo Talaalka Cidhibtirka Cudurka Dabaysha.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Saamaynta Dagaal Nuclier ahi Ku yeelan karo Cimilada Adduunka (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 26. February 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa waxyaabaha ku iman kara cimilada dunida ee uu sababi  karo dagaal la isu adeegsado quwadda nuclier-ka oo ka dhxe dhaca wadamada Maraykanka iyo ruushka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Sare oo Ka Tirsanaa Xukuumadii Obama Oo Bil Gudaheed Shaqo Ku Helay!

Washington 26. February 2017 (SDN/QJ):- John Kerry oo ahaa wasiirkii arrimaha Debadda ee Dalka Maraykanka xilligii Madaxweyne Obama ayaa waxa uu muddo bil ah ku joogay shaqa la’aan kadib markii uu Madaxwayne Trump ku guuleystay Madaxtinimada Dalkaasi.   John Kerry oo haatan da’diisu tahay 73 jir ayaa waxa uu shaqa macalinnimo ah uu ka helay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »