Home » 12:16 pm
Entries posted on “February, 2017”
Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ka qaybgalay xuska Sanadguuradii 23-aad ee aasaaska Ciidanka Qaranka JSL. Munaasabadan oo lagu qabtay Taliska guud ee Ciidamada Qaranka somaliland ee Magaalada hargaysa waxaa ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland, xildhibaano ka mid ah labada aqal baarlamaan, taliyayaasha qaybaha Ciidamada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Wasaaraddaha Kalluumaysiga iyo Warfaafinta Cabdilaahi Jaamac Jaamac Cismaan (Geeljire), ayaa ka hadlay heshiiskii Xisbiyada Qaranka, Komishanka iyo Xukuumaddu ka gaadheen dib u dhaca Doorashada, duruufta abaareed ee keentay in todoba bilood dib loo dhigo Doorashada, aragtida Beesha Caalamka, iyo waxa laga filan karo Golaha Guurtida. Wasiirkii hore ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa si habsami leh uga socda xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho dhegeysiga khudbadaha musharaxiinta ee la xiriira ajendahooda siyaasadeed ee ay dalka ku maamuli doonaan. Qeybtii ugu horeysay musharaxiinta oo ka kooban 8 musharax ayaa maanta jeedinaya khudbadahooda, iyadoo Labada qeybood ee haraya ayaa iyana khudbadahooda ka jeedin doona Baarlamanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Iyadoo ay doorashada Somaliya tahay inay qabsoonto 8 February 2017, ayaa waxa si xawli ah isu bedelay saadaashii laba toddobaad ka hor laga haystay natiijada ka soo bixi doonta. Doorashada oo ay ku loolamayaan murashixiin ay tiradoodu tahay 24 murashax, waxa uu loolanka ugu adagi dhex marayaa afar murashax oo kala […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 02. February 2017 (SDN/QJ):-Shaqaale iyo diblomaasiyiin ka badan 900 oo ka mid ah shaqaalaha wasaaradda arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa saxiixay warqad ay ku diiddan yihiin siyaasadaha cusub ee Trump uu ku wajahayo muhaajiriinta. Dadka warqada saxiixay ayaa sheegay in talaabada Trump uu ku joojiyey muhaajiriinta iyo dadka ka soo jeeda todobada dal oo islaam […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sudan 02. February 2017 (SDN/QJ):-Dowlada Sudan ayaa go’aansatay iney burburiso 25 kaniisadood oo ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Khartuum. Kaniisadaha ayaa la burburin doonaa iyadoo loo badalayo guryo deegaan ah, waxaana kaniisadahan badankood ku cibaadeysta kiristaanka laga tirada badan yahay ee dalkaas. Yahya Abdurrahman oo ka tirsan wadaadada kaniisadda Evangelical-ka ee dalka Suudaan ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):-Sida caadiga ah Facebook waa barkulanka bulsho ee dunida oo dhan ugu caansan, muddo dheer ayaanu ahaa war-is-gaadhsiin dadku isku dhaafsadaan xusuusaha, sawirrada iyo faallooyinka, laakiin muddooyinkii u dambeeyey waxa uu ku darsaday I uu suuqa warbaahinta kula tartamo wakaalado wareed iyo wargeysyo, in kasta oo ay weli haysato caqabad dhinaca rumaysashada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada madaxweynaha Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa iska casilay xilkaasi, kadib qoraal uu u gudbiyey guddoonka guddigaasi. Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen, oo ka tirsan guddiga doorashada ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in guddoomiye ku xigeenka uu guddoonka soo gaarsiiyey warqaddiisa is casilaadda. Fartaag ayaa sababta uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somalia Gaar ahaan Caasimadiisa Muqdisho ka socda Diyaar Garow Xoogan oo loogu Jiro Doorashada Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia oo ay u Taagan Yihiin 24 Murashax.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 01. February 2017 (SDN/QJ):- Waa Wasaarad Shaqo adag u haysa Qaranka,Waa Wasaaradda Jaangoysa Hannaanka War iyo Wacyigelin ee Qaranku u Baahan Yahay,Waa Wasaarad ay ka Shaqeeyaan Ku dhawaad 700 oo Hawl Wadeen,Waa Wasaarad noqotay inay ka dhex abuurmaan Dabaqado Nololeed oo kala fog,Kanina Waa Wasiirkii Lixaad ee Soo Maray Xayndaabka Wasaaradda Warfaafinta Mudadii uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »