Home » 10:28 pm Entries posted on “February, 2017”

Somalia: Rai’iisul Wasaare Sharmarke oo soo Dhaweeyay Go’aan ka Dhan ah Kenya oo Maxkamadda ICJ soo Saartay

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaarahaha Jamhuuriyadda Federaalka Soonaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ku saabsanaa Soohdinta Badda.   “Waxaan ku kalsooneyn in Soomaaliya ay ku guuleysaneyso dacwadaan. Maanta, waxaan aragnaa natiijada dadaalka xukuumadaha ku meel gaarka iyo xukuumadda hadda jirta ay ugu jireen difaaca xuduudaheena. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxkamadda ICJ oo Go’aan ka Gaadhay Dhegaysiga Dacwadda Muranka Badda Soomaaliya & Kenya

Hague 02. February 2017 (SDN/QJ):- Xaakinnada Maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobeey ee fadhigeedu yahay magaalada Hague ee waddanka Netherland, ayaa go’aan ku gaadhay inay dhageysan karaan Dacwadda Muranka Badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya oo ay Dacwaddeeda sannadkii hore u gudbisay Dawladda Federaalka Soomaaliya. Waxay Xaakinnada Maxkamaddu u codeeyeen inay Kiiskaas dhegaysan karaan, dib […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey Xuskii Ciidanka Qaranka DAAWO

Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa Si Xeel Dheer uga Warbixiyey Isbedeladii iyo Horumarkii Kala Duwanaa ee Ciidamada Qaranka Somaliland ay Ku Talaabsadeen Xili Maanta loo Dabaal Degayay Sanad Guuradii 23aad ee ka soo Wareegtay Aasaaska Ciidanka Qaranka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Nuxurka khudbadihiii musharixiinta qaarkood ay ka jeediyeen xarunta gollaha shacabka DAAWO

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta khudbadahooda ka hor jeediyay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ilaa 7 musharax oo ka mid ah 24 musharax ee u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Waxaana muuqatay in musharixiintii hadashay oo idil ka sinnaayeen arimo dhowr ah sida wax ka qabashada amniga iyo cadaallada oo musharax walba ay qeyb ka mid ah khubadiisa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mudaharaad Balaadhan oo Lagaga Soo Hor Jeedo Xadhiga Maayar Ku Xigeenkii Hore ee Boorama oo Maanta ka dhacay Magaaladaasi DAAWO

Boorama 02. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaaladda Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ka Dhacay Mudaharaad Balaadhan oo Sida la Sheegay lagaga Soo Hor jeeday Xadhiga Maayar Ku Xigeenkii Hore ee Degmada Boorama.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Afar Dil oo Qorshaysan oo Shalay Galab iyo Xalay ka Dhacay Gudaha Magaaladda Laascaanood & Deegaanka Daba Dheer Iyo Warbixinta Maamulka Gobolka Sool iyo Laamaha Amaanka DAAWO

Laascaanood 02. February 2017 (SDN/QJ):-Maamulka Gobolka Sool ayaa Maanta ka hadlay Xaalada Nabadgalyo ee Magaaladda Laascaanood Kadib markii Xalay Koox aan la aqoonsani ay Dhaawacyo u Gaysteen Sadex ka mid ah Shacabka Magaaladaasi iyo Sidoo Kale Dil ka dhacay Deegaanka Dab Dheer ee Gobolka Sool.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Faahfaahino ka soo baxaya Qarax gaari lagu xiray oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirro)

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Qarax gaari lagu soo xiray ayaa ka dhacay maanta wadada Beyxaani oo ka tirsan degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Waxaa ku geeriyooday Mustaf Jeylaani Abba Sheekh oo ka tirsanaa Shaqaalaha Dekedda Muqdisho kaasoo iska lahaa gaariga la qarxiyey sida dad goob joogayaal ah ay warbaahinta u xaqiijiyeen. Marxuumka ayaa xiliga ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuqaaladii Maanta ee Munaasibada 23 Guurada Aasaaska Ciidan Weynaha Qaranka Somaliland SAWIRO

Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 02.02.2017 ka qaybgalay , munaasibadda Xuska Sannad Guurada 23aad, ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu qabtay Caasimada Hargeysa. Madaxweynaha oo khudbad taariikhi ah ka jeediyey munaasibadaasi ayaa u dhignayd sidan:-   Bismillaahi Raxmaani Raxiim,,,                                […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO : Xal Haye – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha(4)

Ottawa Feb 02,2017(SDN)– Jan 30, 2017 Ottawa – Dhawar iyo labaatan sano ka dib oo aan la noolaa mushkiladaha iyo horumarka jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha dagan waxa aanku doodayaa in mustaqbal wanaagsan oo ay yeeshaan jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha degani ay ku xidhan tahay in isbadal lagu sameeyo hogaanka jaaliyadaha Soomaaliyeed. Waa in dhaliinyaradii ka […]

Posted in dacwada | Read More »

Siyaasi Axmed Muumin Seed oo Luuqad adag Kula Hadlay Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Sidoo Kalena Difaacay Shirkadaha Telesom iyo Somtel DAAWO

Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Xisbiga Waddani haatana Wada hadalka Kula Jira Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Muumin Seed ayaa si adag Maanta uga Jawaabay Weedho Ka Yimid Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »