Home » 6:55 am Entries posted on “February, 2017”

BOORAMA: Ciidammada Ammaanka Oo Soo Qabtay Laba Nin Oo U Dhashay Dalka Yemen Iyo Laba Reer Somaliland Ah Oo Gabadh 7 Jir Ah Ka Xaday Hargeysa

Boorama 03. February 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Ammaanka ee Gobolka AWDAL, ayaa Shalay gacanta ku dhigay Afar Nin oo Gabadh yar oo 7 Sano jir ah ka xaday Magaalada Hargeysa isla-markaana doonayey inay Dalka kala baxaan. Raggan oo Gabadha yar gaadhi kaga qaatay guri ku yaalla Xaafadda Xawaadle ee Magaalada Hargeysa, ayaa la tagay Magaalada Boorama, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Askari Faro-xumeeyay Gabadh Lix Jir Ah Oo Lagu Soo Bandhigay Degmada Cadaado, Xog-warranka Waalidka & Xaaladda Caafimaad ee Gabadha

Cadaado 03. February 2017 (SDN/QJ):- Iyadooo Bilihii u dambeeyay ay soo badanayaan Falalka Kufsiga ah ee ka dhaca Dhulka Soomaalidu degto, ayaa Waxa Shalay Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamul-gobolleedka Gal-mudug waxa lagu soo bandhigay Askari ka tirsan Ciidammada Milletariga ee Maamulka Gal-mudug, kaasi oo lagu eedeeyay inuu kufsaday Gabadh yar oo da’deedu tahay Lix Sanno […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalia Iyo Kenya Kee ayaa Qaanuun ahaan Ku Guulaystay Murankii Dhinaca Bada? & Dulucda uu Xambaarsan Yahay Warsaxaafadeedka Maxkamada Caalamiga ahi AKHRI

Hague 03. February 2017 (SDN/QJ):-Xaakimyada maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada midoobeey ayaa go’aan ku gaaray inay dhageysan karaan dacwadda ku saabsan murankaa badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.   Xaakimiinta Maxkaamadda ayaa u codeeyay kiiska ka dib markii ay ka hadleen sharci ahaanta doodda Soomaaliya iyo diidmada Kenya.   Halkaan hoose ka Aqriso War-Murtiyeed laga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Madaxweynahaa Go’aan Qaatay Oo Yidhi Hala Fasaxo, Saddex Boqol Oo Xujaaj Ah Oo Madaarka Loogu Xanibay Baasaaboorka…….” Wasiirka Duulista Hawada

Hargaysa 03. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa Shalay hor-tagay Guddida joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland. Wasiir Farxaan Aadan Haybe oo kulanka oo la yeeshay Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiillada ka dib, la hadlay Saxaafadda ayaa mar kale ka warramay ujeeddada Xukuumaddu u fasaxday […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Boorama: Laba Carruur Ah Oo Ku Dhintay Gurigooda Oo Uu Gaadhi Jiidhay Iyagoo Hurda Iyo Tirada Dad Kale Ee Shilkaa Ku Dhaawacmay

Boorama 03. February 2017 (SDN/QJ):- Shil sababay Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, ayaa ka dhacay Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ee Somaliland. Gaadhi yar oo Taxi ah, ayaa galay Guri ku yaalla Magaalada Boorama oo ay Xilligaas oo habeen ahayd ay ku sugnaayeen Qoyskii ku noolaa, waxaana halkaa ku dhintay Laba Carruur oo Da’doodu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Masar : Nin Rasaas Qudha Kaga Jaray  Gabadhiisii Iyo 5 Carruur Ah Oo Uu Dhalay Iyo Walaashi !

Qahira 03. February 2017 (SDN/QJ):- Dalka Masar ayaa muddooyinkan danbe waxa ku soo badanaya falalka foosha xun ee ka dhex dhaca bulshada dhexdeeda, waxaana toddobaadkan aynu ku jirno uu wiil u dhashay Dalkaasi uu qudha ka jaray Hooyadii oo Salaada Subax u kicisay, halka shalayna uu Dil kale oo aad u fool xun uu ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waxay dileen libaax oo Isku sawireen, Maxaase Qabsaday (Xogta dahsoon) DAAWO

Hargaysa 03. February 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa kooxdii dadka ahayd ee dilay libaaxa ka dibna isku sawiray bakhtigiisii, laakiin ay dhibaatada balaadhani degdega ugu soo baxday.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Bacaha Yaryar Ee Shaaha  Oo La Sheegay In Leeyihiin Khatar Caafimaad !

Hargaysa 03. February 2017 (SDN/QJ):- Bacayaha yar yar ee aynu ku isticmaalo shaaha madaw ee aynu naqaano Libton-ka ayaa waxa la sheegay inay leeyihiin dhibaatooyin caafimaad, balse dad badan oo inaga mid ahi waxay aaminsan yihiin in aanay wax dhib ah lahayn. Warbixn ay soo saareen khubaro ka soo jeeda Dalka Germany oo Wargeyska Himilo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daacishta Soomaaliya Oo Gow-gowracday Askar Ka Tirsanaa Ciidammada Puntland, Dad Kalena Weli Gacanta Ku Haya

Qandala 03. February 2017 (SDN/QJ):- Koox taabacsan Kooxda Daacish ee ka dagaalama Dalalka Bariga Dhexe oo ku sugan deegaannada Gobolka Bari ee Maamul-gobolleedka Puntland isla-markaana dhawaan laga saaray Degmada Qandala oo ay qabsadeen, ayaa Meydadka saddex Askari oo ka tirsanaa ciidamada Puntland soo dhigay jidka isku xidha degmada Qandala iyo Bosaaso, waxaana la sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Prime Minister  welcomes the decision of the International Court of Justice concerning the Somalia  and  Kenya case on Maritime Delimitation

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia H.E. Omar A. A. Sharmarke welcomes the resolution of the International Court of Justice (ICJ) concerning the Somalia V. Kenya Maritime Delimitation in the Indian Ocean.   “From the onset, we were confident that Somalia would win this case. Today, we celebrate […]

Posted in news in English | Read More »