Home » 11:55 am
Entries posted on “February, 2017”
Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in ayaa ku furay khubadiisa uu wax ka qabanayo amniga oo sida uu hadalka u dhigay ah qodob muhiim ah. Shariif Sheekh Axmed ayaa sidoo kale sheegay in uu diyaarin doono ciidamo la wareega amniga Soomaaliya oo ka kala imaanaya gobolada iyo degmooyinka islamarkaana ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay khudbadahooda ka hor jeediyay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ilaa 7 musharax oo ka mid ah 24 musharax ee u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaana ugu horeyn khudbadaha bilaabay Sakariye Max’uud Xaaji Cabdi. Zakariye Maxamud oo ugu horeyn sheegay in uu xoogga saari doono Amniga, Midnimada, Muwaadinnimada iyo dhismaha dowlad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Bashiir Raage Shiiraar ayaa isna goobta ka jeediyay hadal gaaban, Shiiraar waxaa uu ka hadlay dagaal ay isaga iyo hogaamiyayaal kale Muqdisho kula dagaallameen kooxo ugu yeeray waqtigaa gaalo balse sida uu sheegay hadda la ogaado cidda gaalada ah, waxaa uu Xildhibaannada ka codsadey in ay ku doortaan aqoonta waji […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Jibril Ibrhaim Cabdulle oo sidoo kale xildhibaannada labada aqal ka hor Hadley waxaa uu ku dheeraaday barnaamijkiisa siyaasadda isagoo ka Hadley amniga, cadaaladda, dib u heshiisiinta, ka hortagga musuqa, dhalinyarada, haweenka iyo xiriirka caalamiga ah. Musharax Jabriil ayaa ku dheeraad sida uu u doonayo in haweenka iyo dahlinyarada ay kaalin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Musharax Saciid C/llaahi Dane oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa sheegay in uusan rabin soo jeedinta sida uu hadalka u dhigay qodobo ay tahay in ay wax ka qabato xukuumada uu dhisi doono, hasse ahaatee uu rabo oo kaliya in uu xoogga saaro dhinaca sharciga. Musharaxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Musharax Dr Ciise Max’uud oo hadal ka jeediyay xarunta ayaa khubadiisa xoogga ku saaray arimaha nolasha bulshada taabanaya,isaga oo sheegay in uu yahay qof siweyn dadka u kala garanaya islamarkaana socdaal ku maray deegaanno ballaaran oo ka mid ah dalka. Waxaana uu ka codsay xildhibaannada in ay codkooda siiyaan, isaga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Musharax Madaxweyne Shiikh Shariif shikh Axme oo la hadalay Mid kamid Tv yada ku hadala afka Carabiga ayaa waxaa la waydiiday sida uu u arko go.aankii Madaxweeyne Trump dhowaan uu ku joojiyay 7 Dal oo Islaam ah dadka ka imaanaya in aysan soo gali karin dalka mareenkan Shiikh shariif […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Cumar Cabdirashiid Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka ee Wakhtigeedi dhamaaday oo shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa dalalka jaarka la ah Somaliya uga digay farogelin uu sheegay inay ku hayaan doorashada Somaliya. Cumar ayaa yidhi “Waxa jira culaysyo isa soo taraya oo ka imanaya wadamada dariska ah qaarkood, iyagoo olole ugu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 03. February 2017 (SDN/QJ):- Suuqyo madoow ayaa ka dilaacay magaalada Hargeysa, kuwaas laga helayo lacagta dollarka ah oo lagu sarrifayo qiime aan ahayn qiimihii xukuumadu u goysay. Gacanta koowaad ee sarrifka oo ah markaad lacag dollar ah sidato eed u bedelanayso lacagta Somaliland, waxaad ku helaysaa qiimaha caadiga ah ee dawladu u goysay. Hase […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 03. February 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku dhaqan caasimadda magaalada Hargeysa ayaa weli cabasho ka muujinaaya sicir-barar aad u xooggan oo ay sheegeen in uu saameeyey guud ahaan heerkoodii nololeed, iyaga oo sida oo kale na sheegay in go’aamaddii lagu dejinaayey sicir-bararka iyo sarifka lacagaha qalaad ee Xukuumaddu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »