Home » 6:25 am
Entries posted on “February, 2017”
Johannesburg 04. February 2017 (SDN/QJ):- Hooyo Sahra Sulub iyo Caruur ay dhashay ayaa haatan ku sugan dalka Konfur Africa Mudo Afar Sanno ah ayay Naawilayeen Sidii ay u gaadhi lahaayeen dalka Maraykanka Hasa Yeeshee Waxay Wax Waliba Is Bedeleen Markii uu Madaxweynaha Cusub ee Maraykanka Donald Trump soo Saaray Sharci Jidaynaya in Dalka Maraykanka aanay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 04. February 2017 (SDN/QJ):- Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa soo saaray Jadwalka khudbadaha musharaxiintu ka hor jeedin doonaan xildhibaanada Baarlamanka. Musharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha oo gaaraya 24 ayuu guddiga u qeybiyey sadex qeybood oo min 8 ka kooban, waxaana qeybta koowaad la dhagaystay Khudbadahoodii Maalintii Khamiistii ee Doraad, halka labada qeybood ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 04. February 2017 (SDN/QJ):- Sideed kamid ah murashaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Somalia, ayaa Khamiistii ka Jeediyey Golaha Baarlamanka Somalia khudbadahooda ku aadan sidii ay dalka u xukumi lahaayeen iyo taariikh nololeedkooda. Murashaxiinta kala ah; Axmed Maxamed Cabdi, Sakariye Maxamud Xaaji, Bashiir Raage, Jibril Ibraahim Cabdulle, Saciid Cabdulahi Deni, Xasan Sheekh Maxamud, Dr. Saciid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 04. February 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ay ku aqbashay dacwada Soomaaliya ee ku saabsan murranka soohdinta badda ee dalkeennu uu kala dhaxeeyay Kenya. Mudane Carteh ayaa ku tilmaamay go’aankaas guul weyn oo u soo hooyatay dhamaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 04. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa shalay kormeer hawleed ku tagay Deegaanka Cali Ciise oo dhinaca Hawdka kaga beegan magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, halkaasi oo laga qodayo Ceel Biyood, waxaanu sheegay in qodista ceelkaasi guul laga gaadhay. Gudsoomiye Ramaax waxa uu sidaasi ku sheegay warbixin uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Moscow 04. February 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda difaaca iyo ciidamada cirka ee wadanka Ruushka ayaa ku dhawaaqay inay dhamaystireen dhisitaanka Radaar kuwa gantaalada qabta ah oo noqonaaya kii ugu weynaa ee wadan samaysto. Waxa uu radaarkani si fudud markiiba u ogaan karaa siday khubarada samaysay sheegeen gantaalada soo gala hawada sare ee wadanka Ruushka, taas oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boosaaso 03. February 2017 (SDN/QJ):- Gabadh dhallinyaro ah oo Dalka Hindiya Hooyadeed u geysay Caafimaad, ayaa la kulantay Xaalad Caafimaad oo khatar ah, ka dib markii labada indhoodba ay waxba ka arki wayday. Gabadhan oo Magaalada Haydrebad ee Dalka Hindiya ka soo laabatay iyadoon labada Indhood aan waxba ka arkayn, ayaa markii ay soo gaadhay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 03. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa Talooyin ku saabsan halka uu Sicir-bararka Suuqyada Somaliland saameeyey salka ku hayo, sida wax looga qaban karo iyo qaabka dhaqaalaha dalka kor loogu qaadi karo u soo jeediyey Xukuumadda, isaga oo saddex qodob ku tilmaamay inay sabab u yihiin Sicir-bararka iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Magaaladda Muqdisho Waxa uu Casho Sharaf ugu Sameeyay Xildhibaanada labada Gole ee Gobolada Waqooyi ee lagu doortay magaalada Muqdisho.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Xassan Sheekh Max’uud ayaa inta badan khubadiisa ku qaatay in uu wax badan qabtay mudadii uu afarta sanno aheyd ee uu xilka hayay, gaar ahaan lixdii tiir ee uu ballanqaaday in uu markii uu xilka la wareegay. Wax yaabaha ay dowladdiisa ku guuleysatay mudadii afarta sanno aheyd ayuu sheegay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »