Home » 6:56 pm
Entries posted on “February, 2017”
Hargaysa 06. February 2017 (SDN/QJ):- Shabakada Qurbejoog Waxay ka Raali Gelinaysaa Dhamaanba Dadweynaha Ku Xidhan in Laga Shaqaynayo Shabakada Isla markaana ay Maalin iyo Badh Hawada Ku Jirin Iyadoo Weli Gacanta lagu Hayo Shaqadii dib loogu Habaynayay Shabakada.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 06. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobola Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta gobolka ayaa shaaca ka qaaday in Bandow labo maalin ah lagu soo rogayo dadka iyo gaadiidka magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Gudooniyaha in Bandowgan uu bilaabanayo Galabnimada Maanta oo Isniin ah uuna soconayo ilaa laga dooranayo Madaxweynaha Soomaaliya […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 06. February 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa 8-da Bishan Febraayo in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya, waxaana doorashada ku tartami doona 23-Musharax oo buuxiyay shuruudihii looga baahnaa Musharaxiinta. Doorashada sanadkan ka dhaceysa magaalada Muqdisho ayaa ah mid xiiso gaar ah leh kana adag doorashooyinkii hore, waxaana wali adag in Musharax […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa 06. February 2017 (SDN/QJ):- Ra’isul wasaaraha Itoobiya Haile-mariam Desalgn ayaa ka hadlay doorashooyinka Somalia iyo xanta sheegeysa iney taageerayaan musharaxa Xasan Sheekh Maxamuud inuu talada dalka dib ugu soo laabto. Haile-mariam Desalgn ayaa sheegay in Itoobiya ay ku faraxasn tahay doorashooyinka Somalia ka dhacaya oo uu xusay iney astaan u yihiin in Soomaalidu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. February 2017 (SDN/QJ):- Dagaal culus oo khasaare balaadhan keenay oo marinka Baabul Mandab ee badda Cas muddo 4 todobaad ah ku dhexmaraya ciidamada dawladda sharciga ah ee Yeman oo ay taageerayaan ciidamada isbahaysiga dalalka Khaliijka iyo maleeshiyada Xuutiyiinta ee gacan saarka la leh dawladda Iiraan ayaa durtaba yeeshay saameyn goboleed iyo mid caalami […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 06. February 2017 (SDN/QJ):- Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed, Xildhibaano Qaran, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada; Culumaa’udiinka, Odayaasha Dhaqanka, Haweenka iyo dhalinyarada, oo shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho, Hotel Maka Almukarama, iyagoo ka hadlay faragelinta qaawan ee doorashada Soomaaliya lagu hayo, iyo baahida loo qabo isbadal hogaamineed ayaa waxay Cadeynayaan kuna baaqayaan, iyagoo isku duuban: […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 06. February 2017 (SDN/QJ):- Maxkamada racfaanka ah oo heer federal ah ayaa ganafka ku dhufatay codsigii maamulka Madaxweyne Donald Trump ku doonayey in si dhakhso ah dib loogu dhaqan geliyo qaraarkii madaxweyne Tramp uu dadka ku Masaafurinayay Kadib Markii uu Jimcihii Qaadacay garsoore heer federal ah. Xayiraadda qaraarkani waxay saamaynaysay dadka u dhashay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Los Angeles 06. February 2017 (SDN/QJ):- Dadka ku dhaqan Magaalada Los Angeles ee Dalkaasi Maraykanka ayaa waxay si aad u heer saraysa u soo dhaweeyeen Dad Muslimiin ah oo soo caga dhigtay Gagida Diyaaradaha ee Magalaadaasi iyada oo Madaxweynaha Dalkaasi uu soo saaray go’aan uu kaga joojiyay Dadka Muslimiinta ah inay galaan Dalkaasi. Dr […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 06. February 2017 (SDN/QJ):- Kadib Laba Todobaad ka Hor Markii Madaxweyne Donald Trump uu Qallinka ku duugay Mid ka mid ahaa Balanqaadyadiisii Xiligii Ololaha Doorashada Isla Markaana uu Xayiraad Saaray Socotada ka timaada Todoba dal oo Islaam ah Oo Somalia ku Jirto una diiday inay Dalka Maraykanka Soo Galaan Sababo la Xidhiidha Amniga Maraykanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 04. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa galabta lagu soo gabagabeeyay xarunta gollaha shacabka dhageysiga khudbadaha ilaa 7 musharax madaxweyne oo dhamaantood soo bandhigay wax qabadkooda haddii ay ku guuleystaan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Musharixiinta maanta baarlamaanka hor hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Dr C/naasir Max’ed Cabdulle, C/raxmaan Cabdishakuur Warsame, C/raxmaan Sheekh Max’ed Max’uud Faroole, Cadoow Cali […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »