Home » 5:25 am
Entries posted on “February, 2017”
Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Muqdisho Ka Dhacaysa Maanta Doorashada Madaxweynaha Somalia,Hadaba Waxaa Shir Xalay Ku Yeeshay Magaaladda Muqdisho Ilaa Toban Murashax oo Ku Heshiiyey Si ay isbedel u dhaliyaan in Wareega 1aad Murashaxooda ugu Sareeya ay Codkooda Ku Biiriyaan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Warar hoose aan helnay ayaa tilmaamaya in Musharaxiinta Madaxweyne qaar badan oo kamid ah ay sameesteen isbaheysi ay doonayaan in ay kula dagaalamaan Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,Doorashada Maanta Ka Socota Magaaladda Muqdisho. Musharaxiintan ayaa aaminsan hadii ay Isbaheysi sameestaan ayna si dhab ah isu taageeraan in ay ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaaladda Muqdisho ka Dhacaysa Doorashada Madaxweyne ee Somalia Waxaa Loo Qoondeeyay inay Hoolka ay Doorashadu ka dhacayso Soo Galaan 329 Xildhibaan golaha shacabka iyo aqalka sare,24ka Musharrax Madaxweyne iyo 24 kooda kaaliye, Inkasta oo Tirada Murashixiinta ay Laba Ka Mid ahi Tanaasuleen,Suxufiyiinta gudaha iyo dibadda oo ka kooban […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 07. February 2017 (SDN/QJ):- Inta badan madaxda maamul goboleedyada dalka oo shalay illaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa door weyn ka cayaaraya ololaha doorashada madaxweyne ee ka socda caasimada dalka. Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo Axaddii yimid Muqdisho ayaa ilo ku dhow sheegayaan inuu taageerayo Murashaxnimada Cumar C/rashiid. Gaas ayaa la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo kamid ah Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo bandhigay barnaamij uu ku aruurinayay aragtida dadka Soomaaliyeed uu matalo kuwaa uu ku weediinayay cida mudan in uu codkiisa siiyo. Waxa uu sheegay Xildhibaanka in uu aruurinayay aftida dadka Soomaaliyeed uuna ku ogaanayay cida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 08. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari oo dalka Britain u jooga Safar caafimaad, ayaa Baarlamaanka dalkiisa ka dalbaday inay u kordhiyaan wakhtiga fasixiisa oo Isniintii ku dhammaaday, ka dib markii ay Dhakhaatiirtu u sheegeen in loo baahan yahay inuu sugo natiijooyinka baadhitaankiisa Caafimaad. Madaxweyne Buhari, ayaa dalka Nigeria ka tegay laba […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 07. February 2017 (SDN/QJ):-Iyadoo saacado kooban ay naga xigaan xiliga ay bilaabaneyso doorashada madaxweynaha oo beri ku beegan ayaa musharaxiinta ku tartamaya xilkaas waxay caawa wadaan ololahoodii ugu dambeeyey. Kulamo adag ayaa waxay ka socdaan qaar ka mid ah hotelada iyo xarumaha ay ku sugan yihiin xildhibaanada baarlamanka, kuwaasoo ay ku lug leeyihiin musharaxiinta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 07. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa sii xoogeesanaya ololaha ay wadaan Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana Mashquul badan laga dareemayaa Hoteelada Muqdisho qaarkood iyo xarumaha ay degan yihiin Musharaxiinta. Ololaha Xoogooda waxaa wada qaar kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne kuwooda ugu saameynta badan tartanka adagna uu u dhaxeeyo, waxaana xalay ilaa saakay laga dareemayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07. February 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Waddani ayaa lafo guur dheer kadib waxay ka hadleen qorshaha xukuumadda Somaliland ku doonayso inay Dalka Imaaraadka Carabta Saldhig Ciidan ka siiso magaalada Berbera. Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Mudane Maxamed C.laahi Uur Cade ayaa soo bandhigay Mawqifka Xisbiga Waddani ee Saldhiga Mileteri ku aadan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 07. February 2017 (SDN/QJ):- Duqeymo ayaa goor dhow abaare 8:10 fiidnimo ee caawa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kuwaasoo loo adeegsaday madaafiic hoobiyeyaal ah. Duqeyntan oo daryankeeda si weyn looga maqlayey inta badan magaalada ayaa khal khal xoogan ku abuuray shacabka magaalada. Wararka ugu horeeya ee la helayo ayaa sheegaya in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »