Home » 8:55 am
Entries posted on “February, 2017”
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xalay Saacado Isku Xigi Magaaladda Hargaysa ka dhacay Laba Fal oo ay Ku Naf waayeen Laba Marxuun. Falka 1aad ayaaa Abaaro 8:30 Habeenimo ka dhacay Suuqa Gobonimo Gaar ahaan Meel aan ka fogayn Idaacadda Radio Hargaysa Kadib Markii Laba dhallinyaro ah oo Ku Hubaysan Mindiyo ay Weerar ku qaadeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 12. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa markii ugu horeesay isaga oo Madaxweyne ah waxa uu booqasho ku tagay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee dhawaan lagu wado in uu dego kuna shaqeeyo. Farmaajo iyo xubno kale oo la socday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynhii hore ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):-Mujaahid Ooto Biixi oo ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Waddani ayaa Sheegay in Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadu uu Somaliland Geliyay Dagaal aanay Ka War qabin Golayaasha Sharci dejintu Kadib Markuu Sheegay in Somaliland Hiil la Garab Joogto Dalalka Suniga ee Duulaanka ku ah Dalka Yemen. Waxaa Kale oo uu Fariin u diray […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
China 12. February 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay Dalka China ayaa ku guuleystay inuu iska Difaaco shirkad baabiisay dhul uu isagu lahaa oo uu beeran jiray, ninkan ayaa marka hore waxa uu ahaa beeralay, balse waxay dantu ku kaliftay inuu barto maadada Qaanuunka oo uu u bartay inuu iskaga Difaaco shirkada baabiisay dhulkiisa uu beeran […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 12. February 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay Dalka Maraykanka oo la yidhaa Mudaac Bill, oo haatan ku sugan Dalkaasi Sucuudiga oo hore uga mid ahaan jiray fannaaniinta ugu caansan Maraykanka gaar ahaan heesaha loo yaqaano Raabka. Mudaac Bill oo wareysi siiyay shabakada wararka ee Al-arabiya Oo Wargeyska Himilo tarjumay ayaa waxa uu yidhi “Waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 12. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha cusub ee Dalka Maraykanka ayaa waxa uu eedayn cusub u jeediyay dadka ka soo hor jeeda go’aamadii uu soo saaray waxaanu u jawaabay dadka ku eedaynaya inuu xidhiidh la leeyahay Madaxweynaha Dalka Ruushka, waxa aanu ku cadeeyay qoraal uu ku soo bandhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka in aanu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jig Jiga 12. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Ismaamulka dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar ayaa la filayaa inuu maanta kulan la yeesho wefdi uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE, ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mudane Muuse Biixi Cabdi oo booqasho ku tegay caasimada Jigjiga, ka dib martiqaad kuu ka helay Mr. Cabdi Maxamed Cumar. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Haddii aad ka mid tahay dadka soo jeedka badan amase aan hore u seexan habeenkii ha warwarin waxa laga yaabaa in soo jeedkaasi kor u sii qaado awooda fikirkaaga iyo firfircoonidaada. Deraasad cusub oo cinwaankeeda laga dhigay “Maxay dadka soo jeedka badani ugu caqli badan yihiin dadka kale” ayaa lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Wakhti isticmaalka aaladda Casriga ah ee Internetku dunida caam yeelay oo isticmaalkiisu heerkii ugu sarreeyey maalinba maalinta ka dambaysa sii marayo sidoo kalena uu kaba mid noqday nolol maalmeedka dadyowga dunida in badan oo ka mid ah ayaa la sheegayaa in haweenka waddanka Falastiin ay noqdeen kuwa ugu isticmaalka badan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Wixii aad maqashaaba wixii kale ka darane maanta iyo qormadeena Layaabka Adduunka waxa aan ku eegi doonaa sheeko yar oo aad u layaab badan taasi oo ah Haweenay caan ah oo dunida laga yaqaano oo loo xidhay hindhiso kali ah inkasta oo warbaahintu sheegtay in ay haweenaydani markii ay hindhisadu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »