Home » 12:25 pm
Entries posted on “February, 2017”
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- La Taliyaha arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Amaal Xaaji Miisaan ayaa ka warbixisay Faa’idadda Maalgalinta Saldhiga Berbera u Leeyahay Bulshada Somaliland Iyadoo Haweenkana ugu Baaqday Inay Garab Istaagaan Mashaariicda Horumarineed ee dalka laga Suurtogelinayo
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiiladda oo ka Soo Hor jeeday Heshiiska Xukuumaddu la Gashay Imaaraadka ee Saldhiga Mileteri ee Magaaladda Berbera ayaa loo Gaystay Jidh Dil Xoogan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Khudbad Nuxurkeedu ahaa Sidii Labada Gole ee Sharci Dejinta Guurtida Iyo Wakiiladu ugu Ansixin lahaayeen Heshiiska Xukuumadda ee Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siinayo Madaarka Magaaladda Berbera.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Alle Ha U Naxariistee Madaxweynihii labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ahaana aasaasihii saldhigga u dhigay dawladnimada Somaliland iyo nabadaynteeda Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal waxa lagu xasuustaa in uu ahaa siyaasi miisaan leh oo in badan ka war qabay aragtida dalalka Carbeed ka qabaan Somaliland iyo sida ay mar walba qaddiyaddeeda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 12. February 2017 (SDN/QJ):- Ururka Islaamiga ee Geeska Afrika Al Islaax ayaa ka hadlay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Muqdisho ee lagu doortay Farmaajo, waxa ayna Hambalyo u direen Madaxweynaha cusub ee Somaaliya. Qoraalka kasoo baxay Ururka Al Islaax ayaa looga mahad celiyay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya uu Ururku tilmaamay in ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 12. February 2017 (SDN/QJ):- Soomaaliya waxaa ka jira xilligan fowdo dastuuri ah, in sidaasi dhacdo, cid uunbaa u sabab ah, haddii aan qalad jirin sidee madaxweyne la dhaariyay uu dibadda uga joogataa madaxtooyada qaranka(Villa Somalia”?! Haddii ay tahay in madaxweynaha hore uu xil wareejin sameeyo, isla markaana uu muddo sii joogo madaxtooyada(Villa Somalia) maxaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Qoraalo sir ah oo dhawr nuqul ka kooban oo Cabasho ah oo Wargeyska Foore helay ayaa waxa ay shaqaalaha Hay’addaha DDG iyo DRC cabasho kaga muujiyeen Madaxda ajaanibka ah ee Hay’addahaasi oo qaab anshaxa ka baxsan u faro galiyay diinta Islaamka, Aflagaado ay diinta islaamka u gaysteen iyo Shaqaalihii Tukunayay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Soomaaliya waa markii labaad ee dawlad lagu doortay ama lagu dhisay dalka gudihiisa. Markii ugu horeysay waxa lagu doortay dawladda uu hogaaminayay Madaxwaynaha xilka ka degay, Xasan Sheekh Maxamuud. Sida la ogyahay Xasan Sheekh wuxuu ku soo baxay farogelin dibadeed isaga oon hore loogu aqoon siyaasadda ee markii ugu horeysay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 12. February 2017 (SDN/QJ):- Afhayeen u hadlay Beesha uu ka soo jeedo alle ha u Naxariistee Marxuun Sarkaal Boolis Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud ee sannadkii hore lagu dilay Magaalada Berbera ayaa si adag uga hadlay go’aamo uu sheegay in laga soo saaray kulamo xidhiidh ahaa oo Beeshaasi (Habar jeclo) ay ku lahaayeen muddo badan deegaanada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):-Mujaahid Xasan Guure oo ka mid ah halgamayaashii waaweynaa ee dalka, ayaa si adag jawaabo uga bixiyey hadalo ka soo yeedhay wasiirka Madaxtooyada oo sheegayey in uu dhinac ka yahay dagaalka siyaasaddeed ee ka socda dalalka Carabta, waxaana uu sida oo kale uu ku hanjabay in aanay marnaba aqbali doonin in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »